Home » 4:53 am
Entries posted on “July, 2014”
Washington July 16,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Hussein Obama ayaa kulan afura muslimiinta Mareykanka ku nool ugu qaabtay aqalka Cad ee dalkaa looga arrimiyo. Madaxweynaha Mareykanka Abihii uu Muslim ahaa oo isla markaana mudo ku noolaa dalka Indonisiya ayaa muujiyay aqoontiisa baahsan ee diinta Islamka. Halkan Hoose ka daawo kulanka afurka ah iyo khudbad uu Madaxweyne […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 16,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Maaliyada ee Somaliland ayaa ku faanay in shacabka reer Somaliland uu ku kalsoon yahay in ay mar labaad xisbiga Kulmiye u codeyn doonaan. Wasiirka oo u waramay TVga HCTV ayaa kalsoonidiisan ku saleeyay wax uu uGu yeeray waxqabad ay xukuumada uu ka tirsan yahay ay ummada u qabatay,mar uu arinkaa ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, July 16, 2014 — Isagoo ku hadlaya magaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayuu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed wuxuu maanta tiiraanyo ka muujiyay dagaalka labada beelood ku dhex maray deegaanka Deefow, oo ku yaala duleedka Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wuxuu Ra’iisul Wasaaruhu ugu baaqay kooxaha uu khilaafku ka dhexeeyo inay si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London July 16,2014(SDN/QJ)-Waxaa bartamaha magalada London isugu soo baxay kumaan kun oo qofood oo ka soo horjeeday xasuuqa ay Yahuuda ka wado dhulka Falastiiniyiinta gaar ahaan magaalada Gaza. Dunida caalamka ayaa murugo ku daawaneysa colaada ka socota degaanka Gaza oo ay ku dhinteen shicib ka badan 200 oo ruux. Hadabo hoos ka daawo qaabka uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Tuesday 15 July 2014 – On behalf of the Federal Government of Somalia, the Prime Minister His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed today expressed deep sadness over the clan clashes that have taken place in Defow village, on the outskirts of Beledweyne in the Hiiraan region and called on the parties in conflict to commence […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, July 15, 2014-The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the arrest of a Television Journalist in the restive town of Laas-Anod on Monday by the Somaliland military, the latest in a string of violence against the media workers in Somalia. Units of Somaliland military arrested Adam Mohamed Karaama a correspondent of the banned […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaza 15.July 2014 (SDN/QJ)- Isra’iil ayaa dib u billawday duqeymaha Qaza, saacado kaddib markii ay oggolaatay hindisaha xabadjoojinta ee Qaza. Ururka Xamaas ee maammulo Qaza ayaa sheegay in uu aanu aqoonsanayn hindisaha xabadjoojinta, waxaana uu sii waday gantaallaha uu ku ridayo Isra’iil xitaa kaddib markii ay Isra’iil ku dhawaaqday xabadjoojinta. Dowladda Isra’iil ayaa horey u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qormadeena waxaan ku soo qaadanayaa oo aad ii cajabiyay Magacyadda hal-abuuradda danbe Iyo heesaha ay hal abuuraan. Aniga oo la dhacsan magacyadda naaneeysta ah ee ay leeyihiin ayaa waxa aad ii tacajab galiyay heesaha qudhidoodda magacyadda ay ku diiwaan gashan yihiin. Anigu qudhideydu ma ihi qof wax ka yaqaan maansadda somaliga iyo inta looqeybiyo amaba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa 15.July 2014 (SDN/QJ)- Raysal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa shalay gurigiisa ku qaabilay weftigii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo labadii maalmood ee la soo dhaafay socdaal shaqo ku jooga magaaladda Addis-ababa ee dalka Itoobiya. Kulankaasi waxa madaxweyne Axmed Siilaanyo ku wehelinayay Wasiirrada Arrimaha dibadda, Waxbarashada Maxamed Biixi Yoonis iyo Samsam […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berlin 15.July 2014 (SDN/QJ)- Koob Aduunka oo ay Kuguulaysteen Xulka Qaranka Waddanka Jarmalka ayaa Saaka Arootii Hore Kasoo Dagay Madaarka Caalamiga ah ee Maglaada Caasimada ah ee Berlin, Kumaan Taageerayaa Ayaa iskugu Soo Baxay Barxada Way Brandenburg Tor ee Barlin Halkaas oo ay Qaab Toosa uga Daanab Deenaan Dabaal Dega iyo Soodhawaynta Koobka Aduunka oo […]
Posted in Sports | Read More »