Home » 6:31 am
Entries posted on “July, 2014”
London:Jully,16,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Dalka Britain David Cameron, ayaa Xogyaha Arrimaha Dibadda u magacaabay Philip Hammond ooh ore u ahaa Wasiirka Gaashaanigga dalkaas. Arrintan ayaa ka dambaysay markii uu xogyayihii hore ee Arrimaha Dibadda Britain oo ahaa William Haague uu si lama filaan ah iskaga casilay shaqadii uu hayey. William Hague ayaa maalintii uu shaqada ka tegayey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,16,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Gurey ayaa ka Hadlay Xaalada soo kordhay ee Dalka Somaliland ee dhinacyada Ammaanka, siyaasadda iyo waliba Cabudhinta xorriyatul-qawlka ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo laga Dhaxlay. Cali Gurey oo u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa sheegay in dalka Somaliland uu haatan gaadhay heer aanu madaxweyne Siilaanyo talada Gacanta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Stockholm July 16,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani laantiisa dalka Sweden Md Cantar Kidaar Cune ayaa dhaliilay isdifaaca Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Siilaanyo isla markaana nidaam qodabeysan u soo bandhigay fashilka Xukuumada. Afhayeenka Wadani laantiisa Sweden oo nala soo xiriiray ayaa qoraalkiisu sidan u qoraa: “hadlada is difaaca ah ee ka soo yeedhay madaxada uu sarsareeyisa xukuumada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 16,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa kulan uu la qaatay qaar ka mida qurbejooga Somaliland oo dalka soo gaaray ayaa waxa uu uga guddoomay lacago loogu deeqay mashruuca dhismaha Wada Ceerigaabo. Wasiirka oo kulankan ka dib qoraal uu ka diyaariyay waxa uu ku yiri:”Waxay ahayd Caawa kadib markaan kulan la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 16/7/2014 (SDN/QJ) madaxwaynaha somaliland axmed maxamud (siilanyo) iyo wafti uu hogaminayo ayaa kulan albaabdu u xidhan kula yeeshay gurigisa raysal wasaraha dalka etopiya iaygo kulankasi kaga wada hadlay arimo badan oo khuseya xidhiidhka laba dal Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidisporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 16.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidammada ammaanka ee dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgal Xalay ay ka fuliyeen Muqdisho ku qabtay in ka badan 200 oo qof oo lugu tuhmayo in ay ku howlanaayeen falal amni darro oo ay ka geystaan magaalada. Ciidammada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay gaari laga buuxiyey wax yaalaha qarxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 16.July 2014 (SDN/QJ)- Hal qof ayaa u dhintay cudurka dabeysha labo kalena wey la il daran yihiin cudurkaasi oo laga helay deegaanka towfiiq ee gobolka Mudug sida ay sheegtay wasaarada caafimadka maamulka Punt-land. Agaasimaga guud Wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdirisaaq Xirsi Xasan oo warbaahin la hadlay ayaa sheegay in ay ka walwalsan yihiin fiditaanka cudurka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 16.July 2014 (SDN/QJ)- Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa hay’adaha warbaahinta kala duwan ee dalka ka codsaday in aanay baahinin wararka xanafta leh ee la xidhiidha beelaha iyo magacyadooda. Xubnaha Guddida Joogtada oo kulan kula yeeshay suxufiyiin ka kala socday warbaahinta kala duwan ee madaxbannaan iyo ta dawliga ahba xarunta Baarlamanka shalay, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 16,July 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Taageerayaal Xisbigaasi Ku Soo Biiri Lahaa Oo Ay Xukumada Isku Dayayso In Ay Hor Istaagto. Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga Waddani ayaa Warbaahinta u sheegay in Xukuumada Talada haysaa ay Rabitaanka Dadweynaha kala dagaalamayso iyadoo u maraysa inay Jeebka dad gaara u buuxiyaan. Waxa uu Mas’uulkani eedayn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 16.July 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa bilawday wejigii labaad ee hawl gal ay ku baabinayso Sunta faaftay ee ku jirtay xaruntii Ayaxa ee Geeska Afrika oo ku taala Koonfurta magaalada Hargeysa. Kormeer ay ku tageen masuuliyiinta wasaaradda Beeraha oo uu ka mid yahay Wasiirka Beeraha Faarax Cilmi Geedoole, Agaasimaha Guud C/laahi Ismaaciil, masuuilyiin […]
Posted in Uncategorized | Read More »