Home » 4:14 am Entries posted on “July, 2014”

Urgent application for Somali girl’s live-saving surgery

An urgent application has been brought before the High Court in Pretoria to ensure a 12-year-old Somali girl receives life-saving surgery, Lawyers for Human Rights (LHR) said on Wednesday. “She arrived in South Africa on July 4 as an asylum-seeker with the intention of applying for refugee status after fleeing conflict in Somalia,” LHR said […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Counterterrorism laws intensify Somali food crisis, experts say

LONDON (Thomson Reuters Foundation) – Counterterrorism laws restricting the flow of cash to Somalia are severely harming efforts to prevent a famine similar to the 2011 catastrophe which killed 260,000 people, experts have said. Somalis living abroad have in the past sent home around $1.3 billion a year in remittances, which play a vital role […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tacsi: Marxuumad Hooyo Faadumo Cabdillahi Shaqale‏

Anagoo ah dadka/ururadan hoose ku qoran waxaan ka tacsi u dirayna dhammaan hablaha (Maryan/ Zuhuur/Samira) ilma Xaaji Faarax Gaydh iyo qoysaskoodda gar ahaan Gudoomiyaha Ururka Hablaha Gaaroodi Marwo Maryan Xaaji Faarax Gaydh oo Hooyadood Faadumo Cabdillahi Shaqale ku geeriyootay xalay afurkii (16/07/2014) London.   Haddaba Anaga oo ka tiraanyaysan geeridda ku timid Marxuumad Hooyo Faadumo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xoghayahii garabka haweenka xisbiga ucid ee london Marwo Casha Yusuf oo iska casishay xilkii ay ka haysay xisbiga oo dhawaan loo soo magacabay.

London 16July14 (SD) Xoghayahii garabka haweenka xisbiga ucid laantiisa  london Marwo Casha Yusuf oo iska casishay xilkii ay ka haysay xisbiga iyada oo la soo xiriirtay qurbejoog.com Marwo caasha ayaa waxay shegtay in xilkeeda uu ka dhashay khilaaf XOGAN oo dhinaca garabka haweenka iyo masuulinta xisbiga ee laanta uk waxanay sheegtay in si loo  jaro […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cudur Cusub oo ka Dilaacay Somalia iyo Qaramada Midoobay oo ku hawlan Wax ka qabashadiisa

Nairobi 16.July 2014 (SDN/QJ)- Cudur ka dilaacay Soomaaliy,ayaa walaac weyn ku abuuray qaramada Midoobay isla markaana ay sheegeen in ay si dhakhso ah uga hawl gali doonaan la dagaalanka xanuunka cusub iyo sidii ay ku xakaman lahaayeen. Qaramada Midoobay ayaa lacag gaadhaysa $1.4 million Dollar  ugu tala-gashay in wax looga qabto cudurka Measles oo la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Korodhka Duqaymaha Gaza,Digniinta Israel,Iyo Surmi Biyo la’aaneed oo ka Taagan Gaza

Qaza 16.July 2014 (SDN/QJ)- Israel ayaa ku qaaday Marinka Gaza mowjada cusub oo weerara dhanka cirka ah iyadoo ay jireen isku day xabad-joojin ah oo lagu guul dareystay dhaqan galkiisa. Milatariga Israel ayaa sheegay in ay weerareen goobo laga soo tuuro gantaalada oo ay isticmaalaan ururka Xamaas taas oo ay uga jawaabayaan sida ay sheegeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Laanta Nabadgalyada Wadooyinka Somaliland oo dalbaday in la adkeeyo Qaabka Bixinta Liisamada Wadista Gaadiidka

Hargaysa 16.July 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Nabadgelayda Waddooyinka Somaliland Faysal Xiis ayaa dalbaday in wax laga bedelo qaabkii loo bixin jiray liisamada wadista gaadiidka oo uu sheegay in markii hore si fudud loo qaadan jiray. Taliye Faysal Xiis  ayaa sidan ka sheegay mar uu ka hadlayey munaasibad lagu soo bandhigayey Xarunta Wasaarada Hawlaha Guud iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

25 Sanno ka Dib iyo Dhacdadii Xanuunka badnayd ee Xasuuqii Xeebta Jasiira ee Muqdisho {DHAGAYSO}

Muqdisho 16.July 2014 (SDN/QJ)- Xasuuqii 47 qof oo isugu jiray aqoonyahan , professoro , ganacsato , dhallinyaro iyo farsamoyaqaanno uu taliskii siyaad barre koofiyad castiisii ku dileen xeebta jazeera 17july 1989 waxaa ka soo wareegay haatan 25 sano . Dadkaasi inta habeen saq dhexe laga soo ururiyay guryahoodii oo ay iska jiifeen magaalada muqdisho xaafadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo: Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeenta Somaliland Oo Maanta Soo Bandhigtay Liisano Cusub Oo (Electronic ) Ah

 Hargeisa 15/7/2014(SDN/QJ)Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeenta Somaliland Oo Maanta Soo Bandhigtay Liisano Cusub Oo (Electronic ) Ahoo  waxaii  imika ka danbeya  ay  gaadiidlayda somaliland qaadan  doonan  isagoo liisankani  ah  mid  casriya isgoo sidoo  kale  cagan  siinayaa ciidanka amanka oo si  fudud  loo helayo baburka danbiilaha ah Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe jog Concat@somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

The Federal Government of Somalia on Media Reports Related to the UN SEMG Report to the UN Security Council

Mogadishu, 16 July 2014: Since the UN SEMG Report has not been officially released it is not possible for the Federal Government of Somalia to respond in detail. Once the report has been released officially then the FGS will respond in detail. The Federal Government of Somalia is committed to continuous improvement in all activities. […]

Posted in Uncategorized | Read More »