Home » 4:40 am Entries posted on “July, 2014”

Sadexdii Bilood ee Tagay iyo Kiisaska Dilka iyo Dunuubta kale ee Gobolka Sanaag ka dhacday

Ceerigaabo 31.July 2014  (SDN/QJ)- Badhasaabka  Gobolka Sanaag Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa sheegay in saddexdii bilood ee ugu dambeeyay ay gobolkaasi ka dhaceen 7 dil  isla markaana ay ka dhaceen 57 kiis oo Danbiyo  kala duwan iskugu jiray. waxaanu  tilmaamay in dhacdooyinkaasi ay gobolka  ka dhigayaan gobolka ugu dilka badan dalka oo dhan. Badhasaabka ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muqdisho 25 Sanno ka hor iyo Xusuustii Xasuuqii Jasiira Iyo Muuse Faarax Jaanbiir

Hargaysa 31.July 2014 (SDN/QJ)- Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com waxay qeybtan idinku soo gudbinaysa qeybtii sadexaad ee warbixinta uu Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir ka diyaariyay 25 sanno ka hor xasuuqii Xeebta Jasiira, Hadaba waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa qaybtii 3aad, waxaanay u dhignayd sidan: Xasuuqaa fool xumada ahaa wuxuu ka dhacay caasimad ay joogeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ambassador CabdiRashid Cali Sharma’arke Oo La Kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Minneapolis “SAWIRRO”

Minneapolis July 31,2014(SDN/QJ)-Safiirka dowlada Soomaaliya ay dhawaan u magacawday dalka Maraykanka mudane CabdiRashid Cali Sharma’arke oo axadii gaaray magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo ah halka ay degan yihiin QurboJoogta Soomaaliyeed ee ugu badan aduunka ayaa kulan ah wadatashi iyo warbixin isi siin la qaatay madaxda jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolkaasi. Ambassador CabdiRashid Cali Sharma’arkan waxaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mareykanka oo canbaareeyay weerarkii Israel ee dugsiyada QM balse saanad hub ah ugu deeqay Israel

Washington July 31,2014(SDN/QJ)-Dawlada Mareykanka ayaa canbaareysay weerar ciidamada Israel ay ku qaadeen Dugsi QM ay ku leedahay Qaza oo ay gabaad ka dhiganayeen baro kacyaal Falastiiniyiin ah. Bernadette Meehan oo ah afhayeenka gudida nabedgelyada Qaranka ayaa canbaareysay weerarka ciidamada Israel ku qaadeen dugsiga QM ee Jabaliya. “Waxaanu aad uga walaacsan nahay kumanaanka barokacayaasha ah ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shabaabka oo toogtay Haweeney diiday in ay xirato Xijaab

Husungow July 31,2014(SDN/QJ)-Kooxda Al shabaab ayaa meeliishaadkoodu haweeney toogteen ka dib kolkii ay ka dhaga adeygtay amar ay ku fareen in ku xirato xijaab. Magaalada Husungow ee koonfurta shishe ee Soomaaliya ayaa la sheegay in haweeneydani ku nooleed. Afhayeen u hadlay meliishaadka Al Shabaab ayaa sheegay in aaney dilkaa ka danbeyn ciidamadoodu isla markaana aaney […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xoghayaha Guud ee QM Ban Ki Moon oo ereyadii ugu adkaa ku dheleeceeyay xasuuqa Qaza

NY July 31,20149SDN/QJ)-Xoghayaha guud ee QM Ban Ki Moon ayaa markii u horeysay hadaladii ugu adkaa ebid ku canbaareeyay weerar lagu duqeeyay mid kale oo ka mida dugsiyada QM ee Qaza ku yaal. Ciidamada Yuhuuda ayaa gantaal 16 ruux ay ku dhinteen la beegsaday Dugsiga QM  eek u yaal xerada Qaxootiga ee Jabaliya. “in ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaad kala socotaa Wadamada Carabta ee aan weli canbaareyn xasuuqa Yuhuuda ee Qaza iyo sababaha ku xeeran aamusnaantooda

London July 31,2014(SDN/QJ)-Dawlado Islam ah oo isla markaana Carab ah Ayaan ilaa iyuo haatan ka hadal xasuuqa ka socda degaanka Falastiin ee Qaza. Dawladahan oo qaarkood ahaan xiriir siyaasadeed la laheyn Yuhuuda ayaa hadan door biday in ay ka aamusaan xasuuqa Yuhuudu ka wado Qaza. Dalalka Sucuudiga,Jordan iyo Masar ayaa ilaa iyo haatan canbaareyn duulaanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

President Silanyo is hostage for tribal minded/unethical/ignorant ambassador to UK

Somaliland ambassador in United Kingdom has not healed from the effects civil war that broke in Somaliland from 1994 and lasted in 1997. This ambassador has working relationship for certain personalities based on tribalism, which means he divides Somaliland community into tribal groups that are hostile to each other. A diplomat is a person appointed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muxuu daaranaa Kormeer Kadis ah oo Wasiirka Maaliyadu Maanta ku tagay Kastamka Kala baydh

Kala baydh 30.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa maanta kormeer Kadis ah ku maray Kastamka Kalabaydh, Abaarso iyo xafiisyada Gabiley ee Dakhli soo saarka, kuwaas oo uu ugu tagay iyadoo shaqaalaha qaarkoodna shaqaynayeen, kuwa kalena fasaxii Ciida dheeraysteen. Wasiir Samaale oo Kormeerkiisii ugu horeeyey ka bilaabay Kastamka Kalabaydh ayay ka war heleen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xiddigaha Geesku Waxay Qaranka u Qabteen ayaa ka Qara-weyn Qaladkay Galeen!W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh [Hussein Deyr] [Birmingham, United Kingdom]

Dhallinyarada Xiddigaha Geesku waa Astaan Qaran waana Hadafka iyo Himilada Ummadeenna. Waa Midhihii iyo Maxsuulkii Dad iyo Dal iyagu isu tashaday oo guntiga u xidhay inay ka maarmaan gacan hoorsi shisheeye dhan kasta oo ay tahayba. Dhallinyarada Xiddigaha Geesku waxay kasbadeen Quluubta iyo Maanka inta horumarka ummadooda jecel. Murtidooda, Muusigooda iyo Hab-masrixiyeedkooda ayay ku difaacaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »