Home » 5:21 am
Entries posted on “July, 2014”
The Minnesota Supreme Court sided with Rep. Phyllis Kahn’s campaign today in a dispute that led to the reassignment of a Minneapolis election judge last week to keep her away from voters until a city investigation is completed. The case is the latest in a bitter battle between the longtime legislator and her opponent Mohamud […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti 17.July 2014 (SDN/QJ)- Dowladda Jabuuti oo qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegtay inay ciidammo dheeraad ah ku darayso kuwii horee uga joogay Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa shaaciyay in 950-Askari ay u diri doonaan dhawaan Soomaaliya si ay u xoojiyaan ciidanka kaga sugan gobolka Hiiraan ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kala-baydh:July,17,2014(SDN/QJ)-Ugu yaraan 5-askari oo ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland ayaa dhaawacyo kala duwan soo gaadheen kadib markii gaadhi ay la socdeen uu maalintii shalay kula geddoomay Deegaanka Kala-baydh ee Gobolka Sool. Gaadhigan oo noociisa lagu sheegay Waaraad ayaa waxa Wakhtigaasi saarnaa Ciidamo Hawlgal u socday kuwaasi oo ku daba jiray sida la sheegay Maleeshiyada Nabad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 17.July 2014 (SDN/QJ)- Hoggaamiyaha is-bahaysiga mucaaridka ah ee CORD, Raila Odinga ayaa xukuumadda Kenya ka dalbaday inay soo ban-dhigto tirada ciidamada Kiniyaanka ah ee lagu dilay gudaha Soomaaliya tan iyo sannadkii 2011 oo ahayd markii ugu horreysay oo ay galaan Soomaaliya. Kenya ayaa waxaa kaga sugan Soomaaliya 4,000 oo Askari oo qayb ka ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A volunteer for Wandsworth’s school admissions panel has been dismissed after publishing an offensive blog describing Somali women as buck-toothed herdswomen from a Saharan oasis. Retired journalist Hugh Thompson, from Putney, will no longer sit on the borough’s Independent Appeal Panel making decisions about children who have been refused school places. Following a panel meeting, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York 17.July 2014 (SDN/QJ)- Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka xayiraadaha hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea, ayaa warbixin ay soo saareen eedeyn ugu jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Wasiiraddii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo shirkad Mareykan ah oo dhinaca sharciyada ka shaqeysa. Warbixintan oo ka koobnayd 37 bog ayay guddigu ku wareejiyeen Golaha Ammaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.July 2014 (SDN/QJ)- Ururka Caalamiga ah ee Bisha Cas ee Adduunka ayaa la aasaasay Xiligii uu Socday Dagaal Weynihii labaad ee Adduunka. Ururkan Bilaha iyo Laanqayrta Cas ayaa Xaruntii ugu Horaysay ee uu ku yeesho Dhulka Soomaalidu Degto Waxay noqotay Magaalada Hargaysa taas oo laga furay Sannadkii 1958-kii. Siciid Maxamed Gees oo ah aabaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 17.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Obama ayaa shaaca ka qaaday in dawladda Maraykanku ay xayiraad cusub ku soo rogayso dawladda Ruushka. Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku eedeeyay Russia inay xad-gudub ku samaysay qaranimada dalka Ukriane , isla markaana aysan tallaabooyin haboon ka qaadin qalaalqasaha ka oogan xadka u dheexaya Ukraine iyo Ruusia. Xayiraaddan cusub ayaa saamayn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaza 17.July 2014 (SDN/QJ)- Israa’iil iyo Xamas ayaa aqbalay xabad joojin ku meel gaar ah oo muddo shan saacadood ah laga dhaqan gelinayo marinka Qaza. Israa’iil ayaa sheegtay in ay joojinayso duqeynta si loo fududeeyo dadaalada gargaarka iyo si dadka Qaza ay u helaan fursad ay ku heli karaan waxyaabaha daruuriga ah Xubin ka tirsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Vienna/Nairobi – A United Nations panel that monitors compliance with UN sanctions on Somalia has accused the country’s president, a former minister, and a US law firm of conspiring to divert Somali assets recovered abroad, according to a new report. The Somalia and Eritrea Monitoring Group, an 8-person committee, disclosed the findings in a confidential […]
Posted in Uncategorized | Read More »