Home » 6:00 am
Entries posted on “July, 2014”
Lowyacado(SDN/QJ)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sidii caadadu ahayd Markale Sirdoonka Djibouti Gacanta Ka Geliyey Muwaadin kale oo reer somaliland ah kaas oo ka mid ahaa Wade-yaasha Gaadiidka Labada dal ukala goosha. Ninka La dhiibay oo Magaciisa ay dadka Deegaanku noogu sheegeen Maxamed Xuseen Mumin (Batun), waxana Gacanta ku dhigay Ciidanka Booliska Magaalada Lawyacaddo, kuwaas oo isa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 17.July 2014 (SDN/QJ)- Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee Waxaa Habeenkii Xalay iyo 25 Sanno ka Hor Xeebta Jasiira ee Magaalada Muqdisho Xasuuq loogu Gaystay 47-ka qof iyadoo uu ka Badbaaday Hal qof oo qudha kuwaas oo dhamaantood dhalasho ahaan waxay ka soo jeedeen Somaliland, isuguna jiray waayeel iyo dhalinyaro ahaa aqoonyahano, arday, ganacsato, macalimiin, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 51/7/2014 badhasabka gobalka awdal axmed cabdo aayar aya kormer indho indhayna ku soo maray qaybo ka tirsan gobalkaisi iasgoo soo kormeeray deeganada ku xeeran borama sona kormeray Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
HORDHAC Risaaladaan waxaan ugu tala galay inaan uga hadlo axkaamta xajka iyo cimrada sida arkaanta waa jibaadka, sunooyinka iyo wixii ka xaaraam ah xaajiga inta uu xarman yahay risaaladaan waxaan ugu talagalay xujeeyda soomaalida ah inay kafaa’iideestaan sanad walba maadaama aan soomaali ku qoray. Risaaladaan waxaan u qoray alla dartii iyo inaa ku moodo maalin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu– The President of the Federal Government of Somalia His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, the Prime Minister His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed and the Speaker of Parliament His Excellency Mohamed Osman Jawari tonight hosted an Iftar ceremony in which the nomination of an 18-member Technical Committee on Formation of Interim South West Administration was announced […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,17,2014(SDN/QJ)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa markale soo cusboonaysiiyey Khilaafkii arrimaha Dhulka ee Bilowgii sanadkan dhex maray Dawladda Hoose iyo Wasaaradda Hawlaha Guud oo madaxweyne Siilaanyo hore u sheegay inay Masuul ka tahay Dhulka Danta Guud iyo Guryaha Dawladdaba. Maayarka ayaa la sheegay inuu Ku-takri-fal xagga dhulka Danta Guud oo Tiro badan sameeyey Muddadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 17,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa caawa sameeyay xaflad afur ah oo lagu ansixiyay 18-ka xubnood ee Guddiga Farsamada ee Sameeynta Maamulka Ku-meel-gaarka ah ee Gobolka Koonfur Galbeed. Waxaa munaasabadda ka soo qeyb […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Stockholm July 17,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Wadani laantiisa Sweden Cantar Kidaar Cune ayaa jawaab ka bixiyay eed ay u soo jeediyeen taageereyaasha xukuumada Somaliland Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani oo la xiriirta in xisbigaasi xiriir la leeyahay dalka Soomaaliya. Afhayeenka oo qoraal uu saxaafada u qeybiyay arinkan uga hadlay ayaa hadalkiisu sidan u dhignaa: waxaa aan halka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.July 2014 (SDN/QJ)- Lamaanaha Caanka ee umada Somaliyeed fankooda ka daba-dhacday ee ee Mursal Muuse Cumar iyo Xaaskiisa Khadra Cabdi Silimo oo dunida si weyn looga yaqaano, ayaa wax laga xumaado ku in shakhsiyaad noloshooda xaasid ku ahi ay shaqo ka dhigtaan inay warar been-abuur ah ka faafiyaan dhismaha Qoyskooda. Maareegaha Soomaalida Qaarkood, ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Education is the undeniable and indispensable right of children everywhere. It is fundamentally important that we accord the advancement and development of our communities and regions a top priority by investing in the futures of our children, and wholeheartedly embracing the humanitarian, communal and benevolent culture of Islam. In this regard, the lofty goal of establishing a […]
Posted in Uncategorized | Read More »