Home » 8:34 pm
Entries posted on “July, 2014”
Gaza 17.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada Israa’iil ayaa caawa bilaabay weerar dhinaca dhulka ah oo ay ku qaadeen marinka Qazza, Taangiyada millateriga Israa’iil ayaa afar jiho ka soo galay Deegaankaasi sida uu goor dhoweyd baahiyey TV-ga af carabiga ku hadla ee Al-Carabiyah, iyadoo xilli sii horaysay oo isla maanta ah uu Wargayska Yudiicoon Axranoot oo ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 17/7/2014(SDN/QJ) Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa Gu’ xumaadey waa wada xagaa.imika waxa la mid ah Xisbigii Kulmiye oo sidii looga dhulsugaayey qaabka uu khilaafkiisa u xalisto ku soo gabagaboobey Guddoomiye Madalootiya iyo Musharax Dabeylxagaa ka soo horeyso. Hadaba markii ay u cadaatey Qaybo ka tirsan Taageerayaashii Xisbiga Kulmiye Ee Deg.Togwajaale in ka sii mid ahaanshaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 18July14(SDN warar ay heshay si rasmiya qurbejoog ayaa waxa u suurto gashay in shir lagaga hadlayo horumarinta dalalka afrika lagu qaban dono aqalka guuritada ingriiska shirkan ayaa waxa ka qayb galaya Xubno wasiiro oo ku sugan Uk oo uu ka mid yahay wasiirka Duulista iyo hawada Mudane Maxmuud Xaashi iyo Taliyaha waxda socdaalka Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, July, 17, 2014(SDN/QJ)….Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Waxaana goluhu ku dhawaaqay in dalka ay ka jiraan abaaro daran, iyagoo guddi wasiiro ah u saaray wax ka qabashada abaaraha. Golaha Wasiirrada ayaa markii ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa17/7/2014(SDN/Qj) Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ka hadlay sida uu arko digniinaha amni ee uu Ingiriisku kaga dardaar weriyo amniga Somaliland, isagoo sheegay inay Somaliland tahay wadan amni ah, waxaanu ku taliyay in xidhiidh toos ah lala sameeyo dawladda Ingiriiska. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha dibada Somaliland Dr […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis ababa:July,17,2014(SDN/QJ)-Xukuumadaha Ethiopia iyo Somalia ayaa Maanta Heshiis Dhanka iskaashiga waxbarasahda ah ku gaadhay Magaalada Addis Ababa. Heshiiskan ayaa dhigaya in labada dal ee Somalia iyo Ethiopia iska kaashadaan waxbarashada iyo sidii ardayda Soomaaliyeed loogu fududeyn lahaa sidiii ay dalkaasi waxbarasho ugu heli lahaayeen. Wasiirka Waxbarashada iyo barbaarint Somalia Ciise Maxamed Guraase ayaa heshiiskan dhinaca […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 17/7/2014 (SDN/QJ):- Sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda dambi-baadhista Booliska ee dawladda Somaliya ayaa maanta lagu khaarajiyey xaafadda Korontada ee degmada Wada-jir ee gobolka Banaadir ee dalka Somaliya. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Af-guduud ayaa la sheegayaa in dilkiisa ay fuliyeen rag ku hubaysan Bastoolado, kuwaasoo baxsaday markii ay ka takhalluseen sarkaalkaasi. Maydka sarkaalkan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,17,2014(SDN/QJ)-Shirka Khamiista Kasta ay ku yeeshaan Qasriga Madaxtooyada Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa markii ugu horraysay laga soo saaray warbixin la xidhiidha wixii lagaga wada Hadlay. Shirkan oo caanku ahaa inaan bulshada loo sheegin waxa lagaga hadlo, isla-markaana Xanta la xidhiidha Murannada ka dhaca oo kali ahi uu saxaafadda Madaxa Bannaan Gaadhi jirey, ayaa Maanta Afhayeenka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa17/7/2014(SDN/QJ) Wasaaradda Macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa si indho la’aana ugu jawaabtay eedaymo dhinaca macdanta ah oo loo soo jeediyey iyada oo shirka ay ogolaan qarsodiya ay sisay macdan ka dhoofiyaan dalka. Wasaarada ayaa qoraal ay soosaartay oo nuqul kamid ahi uu soo gaadhay shabakada wararka ee Daadmadheedhnews ku dedafaysaywaxyaalo xaqiiqa oo jira Wiilka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,17,2014(SDN/QJ)-Khilaaf iyo is-maandhaaf ba’ayn ayaa ka taagan Magacaabistii Taliyaha Cusub ee Boliska Somalia Maxamed Sheekh Xasan oo uu 9-ki Bishan xilkaas u magacaabay Ra’isal wasaare Cabdiweli oo ka Biyo diiday Hannaankii shaqo ee Taliye Saacid. Taliyihii Ciidanka Booliska General C/xakiin Daahir Saciid (Saacid), ayaa wuxuu diiday in uu iska wareejiyo xilka laga qaaday, isagoona ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »