Home » 5:37 am
Entries posted on “July, 2014”
Hargaysa 18.July 2014 (SDN/QJ)- Bangiga dhexe ee Somaliland ayaa la soo degay Lacago uu soo daabacday oo ka kooban Lacagta kunka shillin iyo shanta Boqol ee Xukumadda siilaanyo samaysay sanadkii hore. Lacagtan oo aan laga hayn xog rasmi ah inta ay leeg tahay ayaa la sheegay inay labadii maalmood ee u dambeeyay ka soo degaysay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ukrainian 18.July 2014 (SDN/QJ)- Masuuliyiinta dalka Ukrainian ayaa sheegay in diyaarad rakaab ah lagu soo riday bariga dalka, halkaasi oo ah goob ay ka dagaallamayeen kooxaha mucaaradka ah ee taagersan Ruushka. Waxa ay sheegeen in dhammaan 295 qof oo saarnaa diyaaradda oo laga lahaa dalka Malaysia ay dhinteen. Diyaaradda oo ka soo duushay magaalada Amsterdam […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu — A Somali firing squad has executed two men found guilty of murdering Nafisa Osman, a nurse working in a foreign-funded clinic, officials and relatives said Tuesday. Somalia’s military court sentenced Hassan Salman and Shafi Abdi to death by firing squad for the murder of Nafiso Osman, who was a nurse at a Turkish-funded […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 18/7/2014(SDN/QJ)Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Wakiilada Magac u yaal ka ah ee Xukuumadda Siilaanyo oo ku Fashilmay in ay u gurmadaan, Dhalinyarada Ku Xidhan Jeelasha Libaya iyo Malta.Xukuumadani ayaa mudo afarsano kahora xiligii ay ololaha ugu jirtay jagada madaxtimada fagarayaasha kaga khudbadayn jirtay udub way tagaysaye ha tahribina balse sanadihii ugu danbeeyey ayaa waxa sii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Thursday 17 July 2014 – The Humanitarian situation in the country has dominated the debate of today’s Council of Ministers meeting. Under the leadership of H.E. Abdiweli Sheikh Ahmed, Prime Minister of the Federal Government of Somalia, concrete and immediate measures have been established to respond to the deteriorating humanitarian situation affecting many regions […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 18/7/2014(SDN/QJ) Ururka Dhalinyarada ee Jiiddali ayaa Kulan Afur iyo Casho isugu lammaan Caawa U Sammeeyey Mas’uuliyiinta labada wargeys ee Xukuumadda Somaliland Albaabada U laabtay ee HUBAAL iyo HAATUF. Hargeysa(SDN/QJ)Kulankaas oo galabta ka dhacay Hotel-ka Imperial ee Magaalada Hargeysa Waxa ka soo qayb galay Hoggaanka sare ee ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA, Guddoomiyeyaasha Wargeysyada Haatuf/Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 18/7/2014(SDN/QJ)Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya, danjire Augustine Mahiga ayaa sheegay in Al-shabaab looga guuleysan karo oo keliya hadii caalamku uu is-barbar-taago dowladda awoodda yare e Soomaaliya. Danjire Mahiga ayaa hadalkan ka sheegay kulan labo maalmood qaatay oo looga hadlayay amniga Bariga Afrika iyo soo bandhigidda aqoonta ciidanka, isagoo sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 18/72014(SDN/QJ)Shuuciyada Shuuciyadbaa lagu SaaraQabyaalda Qabyaalad Baalagu saara Habar Jeclinmada Habar magaada Lagu saara Waxa Sidaa Yidhi Mujaahid Hooto biixi oo ka hadlaayey Shir ay dhalinyarata suber awal ee jiidali ku yeeshen magalada hargeisa Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@Somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 17.July 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aaden ayaa sheegtay in ay dacwad ku soo oogi doonto xubno ka tirsan guddiga Qarammada midoobey u qaabilsan la socodka cunaqabataynta hubka ee dalalka Soomaaliya iyo Ereterea ee lagu magacaabo Monitoring group. Guddiga ayaa dhawaan soo saaray warbixin uu ku sheegayo in xilligii ay Fowsiyo ahayd wasiirka arrimaha dibadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.July 2014 (SDN/QJ)- Xasuuqii 17 July 1989-kii xeebta Jasiira ee magaalada Muqdisho ee lagu gumaadey dad shicib ah oo reer Somaliland ah. Maalintii ay taariikhdu ahayd maantoo kale 17 July 1989 kii oo Shan iyo labaatan Sanno laga Joogo, ayaa waxa maammulkii keligii taliyihii Maxamed Siyaad Barre uu ku kacay xasuuqii ba’naa ee xeebta […]
Posted in Uncategorized | Read More »