Home » 1:10 pm Entries posted on “July, 2014”

Maayarka Caasimada Hargaysa oo Furay Tartan Ciyaareed oo Abwaan Xaaji Gujis lagu Maamuusayo

Hargaysa 18 july (SDN/QJ)- Maayirka Caasimadda Hargeysa, C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa xalay furay tartanka kubadda kolayga ee caasimadda Hargeysa, kaas oo uu ugu deeqay koobkii ay ku tartamayeen. Tartankan ayaa lagu maamusayey Abwaanka Caanka ah Xuseen Jaamac Rooble Gujis, kaas oo ay sheegeen inuu ka mid ahaa bahda ciyaartoyga, isla markaana dhalinyaradda dhiirigalin jiray, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somalia Oo Beeniyey Eedaha Loogu Jeediyey Xatooyada Hantida Umadda

Muqdisho:July,18,2014(SDN/QJ)-Daqiiqado kadib markii ay Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Beenisay Wararkii la xidhiidhiyey Inay Musuq ku samaysay Hanti soomaaliyeed, ayuu Madaxweyne Xasan Sheekhna Dhankiisa ka Beeniyey Warka Kooxdaas ee xatooyada Hantida Umadda Madaxweynaha ku soo daray.  Madaxweyne Xasan ayaa tilmaamay inay Ku hawllan yihiin Ilaalinta Hantida umadda inkastoo lagu eedeeyey lunsi iyo Xatooyo Hantiyeed. “Waxaa naga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gobolka Banaadir Oo Afhayeen Cusub Loo Magacaabay

Muqdisho:July,18,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Gobolka Banaadir ayaa loo Magacaabay Siyaasi Cali Maxamuud Faarax (cali-seeko), sida ay sheegayaan wararka aanu Halkaas ka Helaynaa.  Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa soo magacaabay Afhayeenka cusub ee Maamulkiisa. Gudoomiyuhu waxa uu xil-ka-qaadis ku sameeyay Afhayeenkii hore ee Maamulka Banaadir Axmed Cismaan Muxudiin, oo xubin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Rakaabkii Ku Halligmay Diyaaraddii Bariga Ukrain Ku Dhacday Oo Dalalka ay u Dhasheen La Kala Caddeeyey

Kuala Lumpur:July,18,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya Xogihii ugu horreeyey eek u saabsan Diyaarad laga Lahaa Dalka Malaysia oo ku dhacday Bariga Dalka Ukrain. Diyaaraddan oo Diyaaradan oo nooceeduna ahaa Boeing 777 duulimaadkeedi MH17 oo sidey 295 qof oo rakaab iyo shaqaale ah ayaa Madaxda Dalkaasi soo ridideedda ku eedeeyeen inay ka dambeyaan Kooxaha Gooni u goosadka ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Abu Bakar Baqdaadi Oo La Ogaaday Inay Tababareen Sirdoonnada Reer Galbeedku

Moscow:July,18,2014(SDN/QJ)-Xog cusub oo uu Bixiyey Sir-hayaha Reer Maraykan ee Haatan Ruushka ku Sugan Edward Snowden, ayaa lagu shaaciyey Siro qarsoon oo  ku saabsan Hoggaamiyaha Kooxda Daacish Abubakar Baqdaadi. Xogtan ayaa sheegaysa in Dawladda Yuhuuddu Tababar sare siisay Hoggaamiye Baqdaadi, iyadoo ay arrintaasna ka caawiyeen Sirdoonnada waddama Maraykanka iyo Ingiriisku.   Sida uu daabacay wargeyska Gulf […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qiimihii Qaadka Kenya ka baxa oo hoos u dhac weyni ku yimi

Nairobi 18,2014(SDN/QJ)-Beeraleyda qaadka ee dalka Kenya ayaa shaaciyay in hoos u dhac baaxad lihi ku yimi qiimihii qaadka ee ay u iibgeeyaan dalka Soomaaliya. Qiima dhacan ayaa waxa lagu micneeyay in uu ka dhashay ka dib kolkii uu gebi ahaanba xirmay suuqii Qaadka ee dalka UK. Isla markaana ay beeraleyda dalka Kenya ay suuqyada ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo Ururka Samafalka Tawfiiq Gaadhsiiyey Cisbitalka Guud ee Boorama Qaybta Dhimirka Ee Dumarka

Hargeisa 18 july 2014 (SDN/QJ)  ururka tawqii  ayaa deeq  gaadhsiiyey  deeq  cisbitalka guud ee borama qaybta dhimirka  ee dumarka  deeqdaasi  oo ka koobnayd  maryo rashin  ayaa waxa deqdasi  u soo diray  hawen  qurbe joga  ee ururka samo talis  uk     Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

“Ra’iisal-wasaaruhu wuxuu nagu yidhi waan bixiyey amarkii, waxaannuna filaynaa in….” wasiirka arrimaha dibada Somaliland

London 18.July 2014(SDN/QJ)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday waqtiga rasmiga ah ee la furayo xadka u dhexeeya Itoobiya oo sababo la xidhiidha ammaanka ay u xidhay dawladda Addis Ababa kadib qaraxii argagigixiso ee Jabuuti ka dhacay dabayaaqadii bishii May ee sannadkan. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ahaa wefti […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargaysa oo uu soo Gaadhay Mishiinkii lagu samayn lahaa Somaliland EPassport

Hargaysa 18.July 2014 (SDN/QJ)- Qalabkii lagu samaynayey baasaaboorka cusub ee Somaliland eek u xayirnaa madaarka Itoobiya oo si qalad ah loogu soo hagaajiyey Dalkaasi ayaa soo gaadhay caasimadda hargeysa, kadib markii la dhamaystiray qaladaadkii sababay inay isku maandhaafaan shirkaddii qalabkan soo Iibisay iyo waaxda Kastamka madaarka Addis ababi. Qalabkan oo qayb ka ahaa bilaabista hawsha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dagaal u Dhexeeya Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE oo ka Dhex Curtay Mudanayaasha Golaha Wakiillada

Hargeysa 18/7/2014 (SDN/QJ)- Dagaal siyaasadeed oo u dhexeeya Mucaaridka iyo muxaafidka Somaliland, gaar ahaan xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE, ayaa ka dhex curtay mudanayaasha labada dhinac kala taageersan ee Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland.   Ma jiraan hadalo dhalliilo ah oo hoggaanka sare ee xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI isku mariyeen warbaahinta, balse taas beddelkeeda, dagaal-siyaasadeed culus […]

Posted in Uncategorized | Read More »