Home » 4:53 am
Entries posted on “July, 2014”
Qaahira 19.July 2014 (SDN/QJ)- Golaha wasiirada ee Xukuumadda Masar ayaa fadhigoodii maalinimadii Arbacada ee Todobaadkan waxa ay ku falanqeeyeen qorshe ay soo bandhigtay wasaaradda guryaynta oo lagu yagleelayo dhismaha caasimad cusub oo xukuumadu fadhiisimadeeda ka samaysan doonto. Caasimadan cusub ayaa la qorsheeyey in dhismaheeda laga bilaabo meel dhanka bari ka xigta caasimadda xiligan ee Qaahira […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A unit of Abu Dhabi-based Mubadala has signed a cooperation agreement with the Somali government which could see it developing oil exploration and production opportunities in the African country. Mubadala Petroleum said it has signed the agreement with the Ministry of Petroleum and Mineral Resources following talks between the UAE and Somali officials earlier this […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 19 july 2014 (SDN/QJ)waxa xilkii la waregay Badhasabkii cusubaa ee dhawan madaxwaynaha somaliland axmed maxamed silanyo u magacaabay gobalkai dadmadhedh ee oodwayne iyadoo sidoo masuuliyiintii xafladasi ka soo qaybgashyna halkaasi qalab ciyared lagu dugoonsiiyey kooxda gobalsai Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Borama 18.July 2014 (SDN/QJ)- The regional coordinator of Ministry of Religion & Endorsement and Qur’an scholars attended the closing ceremony held at the Sh. Ali Jawhar Mosque. Many reciters and memorizers from over 60 Madarah in the Borama city participated in the year’s Holy Qur’an competition. The regional coordinator of Ministry of Religion && Endorsement highlighted […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo 18.July 2014 (SDN/QJ)- Weerar ismiidaamin ah oo uu geystay qof isa soo miineeyay ayaa galabta lagu qaaday guri uu deggen yahay siyaasi ka tirsan maamulka Jubaland ee ka dhisan magaalada Kismaayo. Guriga Iftin Xasan Baasto oo ka mid ah siyaasiyiinta ka tirsan maamulka Jubaland ee uu hoggaamiyo Axmed madoobe,ayaa waxaa weerar ismiidaamin ah ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 18.July 2014 (SDN/QJ)- Fowzia Yusuf Xaaji Aadan oo ahaan jirtey wasiirkii hore ee arrimaha dibada ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabatey maalintii shaley 17 July, 2014 Muqdishu ayey iskaga fogaysay eedahaasi iyadoo ku tilmaantey kuwa magaceeda lagaga dilayo. Dhinaca kale waxay sheegetey iney kamid aheyd dadkii keeney gudoomiyihiii hore ee banagiga dhexe […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 18.July 2014 (SDN/QJ)- Warar hoose oo naga soo gaarayo dhanka Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa sheegaya inay wadaan Mooshin lagu maja-xaabinaayo Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaare C/weli oo iyagu lagu eedeeyay inay dayaceen Ammaanka Dalka iyo Hantida Qaran. Wararku waxa ay nagu soo gaarayaan in ku dhawaad 160 Xildhibaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 18.July 2014 (SDN/QJ)- 37 qof oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo ku tartamayay sedex heer oo kala sareeya oo quraanka kariimka ah, ayaa la gudoonsiiyay abaalmarino isugu jiray Lacag, Shahado iyo Nuqul Kitaabka Quraanka ah, oo lagu qiyaasay lacag dhan $11300 oo doolar kadib markii ay ku guulaysteen tartan quraanka kariimka ah ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Last Ramadan, Abshir Hassan fasted with his mother, a Somali refugee, in Addis Ababa, Ethiopia. Last week, the well-loved Toronto supply teacher was gunned down outside his Lawrence Heights apartment simply for being, police believe, in the wrong place at the wrong time. His mother now looks at the bed where he slept on his […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Somali government has declared a drought in six regions as monitors warn that food prices are soaring in the affected areas. The government on Thursday established a $500,000 drought relief fund and renewed an appeal for international help to combat growing shortages of food and water. Somali Agriculture Minister Abdi Ahmed Mohamed told VOA’s […]
Posted in Uncategorized | Read More »