Home » 6:07 am Entries posted on “July, 2014”

Daawo Muuqaalka Wareysgii ugu qosolka badna Feysal Cali warabe oo dhan

London July 19,2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristyaaasheena sharafta leh halkan idinku so gudbineyaa muuqalka wareysi dhawaan laga qaaday Feysal cali Waareb. Waresigaaan oo taabayanaa dhinacyo badan tabanaayaa sdia siyaasada dibada Somaliland, Wadahadaladii u dhexeeyaya Somaliland & Somaliya, iyo waxa uu qabandonoo hadii Xisbiga Ucid ku guleyto dorashada Somaliland. Hoos ka daawo o kaga bgo wareysigan oo xiiso badan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Ujeedada aduunka loo joogo – Quraanka iyo Adiga -2

Ottawa July 19,2014(SDN/QJ)-In badan oo bani’aadmiga ka mida ahi ma yaqaanaan xaga ay ka yimaadeed, ujeedada ay aduunka u joogaan iyo waliba dhimashada ka dib masiirkoodu waxa uu noqonayo. Barmaamijka adiga iyo Quraanka waxa aan maanta kaga hadlaynaa jawaabaha uu Quraanka ka bixiyay arinkan. Fadlan halkan ka daawada.

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaad kala Socotaa sida FIFA lacagaha u kala siiso Kooxaha usoo gudba ciyaaraha kama danbeysta ee Koobka aduunka

Brazilia July 19,2014(SDN/QJ)-Kooxaha ku tartama ciyaaraha aduunka ee kubedda cagta ayaa waxa ay marka hore biwaxa ay marka hore biwaxa ay marka hore bixiyaan kharaash ka qeybgal ah oo ay siiyaan xiriirka kubadda cagta ee FIFA.  Kooxaha u soo gudbay tartankii kama danbeysta ahaa ee lagu qatay Brazil ayaa waxa ay geb ahaan tood bixiyeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shir Weyne Culimada Islaamka ah uga Furmay Magaalada Istanbul iyo Ra’isal Wasaaraha Turkiga oo hadal adag kula hadlay Yuhuuda iyo Reer Galbeedka

Istanbul 19.July 2014 (SDN/QJ)- Shirweyne ay ku kulmayaan Culimada Caalamka Islaamka, isla markaana loogu yeedhay ‘Kulanka Culimada Dunida Islaamka ee nabadda, joojinta Xag-jirnimada iyo daadinta dhiigga Muslimiinta, ayaa ka furmay magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga, kaasoo uu ka qaybgalay Raysal-wasaaraha Turkiga oo shirkaas ka sheegay inaan loo dul-qaadan Karin, gacmahana laga laaban karin Xasuuqa ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaa maanta caalamka ka jiraa is riixida xaga dadka ah umadda reer Somaliland maaha dad badan oo iska caabiyi karta” Sh.Aadan Siiro

Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ)-Sh. Aadan  X. Maxamuud Xiiray  (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimada Diinta ee  Somaliland ayaa u soo jeediyay  xukuumadda gaar ahaana wasaaradda arrimaha gudaha   inay dalka ka saarto dadka soo galootiga ah, oo uu sheegay in ay dhibaato aad u weyn ku hayaan magaalooyinka. Waxaanu tilmaamay Sheekh Aadan Siiro, in dadkaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkad Laga Joojiyay Duulimaadyadii ay ku Tagi Jirtay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Somalia Waa Maxay Sababtu?

Muqdisho 19.July 2014 (SDN/QJ)- Shirkadda diyaaradaha ee Air Uganda oo hore isugu xidhi-jirtay magaalooyinka Muqdisho iyo Kambala, ayaa shaqadii laga joojiyey amar kasoo baxay hay’adda Duulimaadka ee dalka Ugandha. Amarkan ayaa lagu sheegay inuu la xadhiidho dhanka baadhitaano lagu sameeyey cilado haysata diyaaradaha ay adeegsato shirkada Air Ugandha.  Shirkada Air Ugandha oo hore isugu xidhi-jirtay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne-Xigeenka Somaliland Oo Soo Gunaanaday Tartankii Labada Waxyi Ee Bisha Ramadaan Ka Socday Dalka Oo Dhan Iyadoo Abaal-Marino Qaaliya La Siiyey Ardaydii Ku Guulaysatay Kaalmaha Hore

Hargeysa 19 jully 2014 (SDN/QJ):- Tartanka xifdiga labada Waxyi ee Qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiistii Rasuulka (CSW) oo in muddo ah ka socday gobollada dalka Somaliland ayaa lagu soo gunaanaday xaflad ballaadhan oo maant lagu qabtay hoteelka Ambassador Tartanka xifdiga labada Waxyi ee Qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiistii Rasuulka (CSW) oo in muddo ah ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ankara: Baqo Cararka Yuhuuda oo aamini Waayay Safaaradoodii

Ankara 19.July 2014 (SDN/QJ)- Diplomaasiyiintii Isreal ee ku sugnaa Magaalooyinka Ankara iyo istanbul ee Dalka Turkiga ayaa Shalay Galab isaga qaxay dalkaas,kadib markii shacab cadhaysan ay qabsadeen dhismayaashii Safaaradda Isreal ku lahayd magaalooyinka Ankara iyo istanbul.   Wasiirka Arimaha Dibadda ee Isreal Liberman ayaa ku dhawaaqay inay ka soo daad-gureeyeen Diplomaasiyiintii Turkiga u joogay,isagoo arintaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin Maraykan ah oo Sheegtay inuu yahay Boqorka saxaaraha u dhexeeya Masar & Sudan

Washington 19.July 2014 (SDN/QJ)- Qisadan waxaa laga yaabaa in akhristayaal badani u qaataan khiyaali laakiin waa mid xaqiiqo ah, Nin u dhashay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Jeremiah-Heaton ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Boqorka dhulka saxaaraha ah ee u dhexeeya dalalka Masar iyo Sudan isla markaana gabadhiisa ugu magacaabay inay ka tahay Amiirad, isagoo xitaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Faransiiska oo Heshiis la Galay Mali & Madaxweyne Holland oo Booqanaya Galbeedka Afrika

Burkino-faso 19.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dalka Faransiiska Fransua Holland ayaa ka degay Magaalada Abidjan, socdaal la aaminsan yahay inuu leeyahay ujeedooyinka dhanka dhaqaalaha ah, iyadoo faransiisku u arko dalka Burkino-faso dalalka ugu muhiimsan ee heshiiska ganacsi la leh ee ku yaalla galbeedka qaaradda madow. Socdaalka Madaxweynaha ee magaalada Abidjan oo muddo saacad ah dib uga […]

Posted in Uncategorized | Read More »