Home » 7:33 pm
Entries posted on “July, 2014”
Ankara 19.July 2014 (SDN/QJ)- Cadowtooyada Yahuudu u heyso Falastiin ayaad moodaa in maalinba maalinta ka danbeysa ay usoo if baxeyso sidii hore si ka duwan. Waxaana haatan naceybkeeda soo bandhigtay haweeneey caan ka ah Yahuuda kana tirsan Baarlamaanka taasoo lagu magacaabo Ayelet Shaket, waxa ayna haweeneydani si aan ganbasho laheyn u tidhi ” Dhamaantood waa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Deegaanka Iyo Horumarinta reer miyiga Somaliland Marwo:Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa sheegtay in ay wadaan qorshe lagu joojinaayo dabar goynta lagu hayo dhirta,waxaana ay carabka ku dhufatay in hada loo keenay Shoolado badan oo tijaabo ah ku waasi oo wax badan u tari doona dadka. Wasiir Shukri Xaaji Ismaaciil […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 19.July 2014 (SDN/QJ)- Halkan waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Falan-qaynta Heesaha Soomaalida, qaabka erayada, dulucda, ujeeddada, mugga iyo miisaanka ay kala leeyihiin iyo waxay iyada oo dhinacyadaas iyo anshaxa, dhaqanka iyo Diinta-ba laga eegayo kuwii hore, kuwii dhexe iyo kuwa wakhtigani.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ) Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa Qoraal uu soo Saaray isla markaana aan ka soo Xiganaya Barta uu Ku leeyahay Shabakada Isku Xidhka Bulshada ee Face Book Waxa uu kaga Hadlay Muranka u dhexeeya Hargaysa iyo Degmada Sallaxley oo Salka ku Haya Xuduudaha ay Wadaagayaan. Qoraalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,19,2014(SDN/QJ)-Xogyaha Siyaasadda ee Xisbiga Waddani Maxamud Raage oo hore xubin muhiim ah uga Ahaa xisbiga Kulmiye, isla-markaana ka mid ahaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa si weyn u lafo-guray Dhaxalka taariikhda u galay Xukuumaddan oo afartii sanadood u buuxsameen. Maxamuud Raage ayaa Qoraal dheer oo uu kaga Hadlayo waxyaabihii ka qabyoobay xukuumaddan Kulmiye ee ay Mihiimadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:July,19,2014(SDN/QJ)-Dawladda Kenya ayaa soo saartay war ay kaga Hortegayso Niyad-jabka iyo Kacdooonka shacab eek a dhanka ah Ciidamadeeda ku dhimanaya Dagaallada ay kaga jiraan Dalka Somalia. Dawladdu waxay si deg deg ah ugu dhawaaqday inay lacago caddaan ah siin doonto dhammaanba Ehellada ay askartu kaga dhimatay Somalia Gudaheeda. Qoraalka ayaa waxaa soo saaray Wasaaradda difaaca […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Lamu:July,19,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Gobolka Xeebta Kenya, ayaa sheegaya in Habeenkii xalay ay kooxaha Al-shabaab Halkaas ka Geysteen Weerar ay ku laayeen Dad Tiro badan. Gaadhi ka soo socdaalay Magaalada Mombassa kuna sii socday Lamu, ayaa dhexda loo galay, iyadoo halkaasna lagu tiro ka mid ahDadkii rakaabka ahaa ee saarnaa Gaadhiga. Xoogagan, ayaa gaadhiga waxay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 19,2014(SDN/QJ):- Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UCID, Mudane Yusuf Budle oo ka hadlay arrintaa: Ismaciil Cumar Geele anigu waxaan u arkaa in uu yahay nin aad u neceb Somaliland, run ahaantiina haddii uu awood u yeelan lahaa siddii Siyaad Barre ayuu dhulka ku simi lahaa oo baa’in lahaa Tan iyo maalintii uu ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan compared Bayit Yehudi faction chairwoman Ayelet Shaked to Hitler on Tuesday, in remarks criticizing Israel’s actions against terrorists in the Gaza Strip. Erdogan gave a fiery anti-Israel speech in which he said Ankara will not normalize ties with Israel as long as Israel continues to “kill innocent children and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A well-known Israeli politician and parliament member has branded Palestinians as terrorists, saying mothers of all Palestinians should also be killed during the ongoing Israeli assault on the besieged Gaza Strip, Daily Sabah reported. Ayelet Shaked of the ultra-nationalist Jewish Home party called for the slaughter of Palestinian mothers who give birth to “little snakes.” […]
Posted in Uncategorized | Read More »