Home » 4:03 am
Entries posted on “July, 2014”
Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)-Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay in uu la shaqayn doono Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Oo uu waxyaabo badan ku dhaliili jiray isla markaana uu in badan ka soo hor jeeday qaabka ay wax u waddo. Waxa kale oo uu carrabka ku dhuftay in uu soo dhaweynayo Magacaabista Gobolka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa July 20,2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland,ayaa xadhiga ka jaray mashaariic kala duwan oo cisbitaalka guud laga hir galiyay kuwaasoo isugu jiray qaar ay dawladda Somaliland fulisay,kuwo ay hayad way wasaarada wada shaqayn leeyihiin ka caawisay iyo qaar ay dhismahooda fuliyeen hablo muwaadiniin ah oo dalka iyo dibadiisa ku kala sugan. Ugu horrayn Wasiirka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 20,2014(SDN/QJ)-Dood ka baxday TVga Qaranka Somaliland oo ay ku herdemeen xisbiyada Kulmiye iyo UCID ayaa wax aka muquurtay xisbiga Wadani. Axsaabta mucaaridka ayaaney caado u aheyn in aaney ka faaiideysan fursadaha doodeed ee ay la yeeshaan xisbul xaakimka. Dooda wax aka qeyb qaatay La taliyaha madaxweynaha Somaliland ee hay’adaha Caalemiga Md Cabdifataax Siciid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Maka July 20,2014(SDN/QJ)-Waxaan Guddan Doonaa Cimro Maalmahan Barkaysan kadib ayaan Wixii kale ee Hawl ah qaban Doona Insha Allahu” Alxamdullilah Waxaan soo nabad gaadhay Xaramka Barkaysan si aan u guto Cimro Maalmahan Khayrka badan. Kadib waxaan kulamo la qaadan doonaa Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Sucuudiga meelo kamida si aan isugu dhiiri gelino ka qayb […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 2014(SDN/QJ)-Wasiirka Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Md Suleymaan Xaglotoosiye ayaa xariga ka jaray dhisme cusub oo lagu biiriyay Cusbitaalka guud ee caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa . Halkan hoose ka daawo muuqaalka xafladii furitaanka oo uu wasiirka Caafimaadka iyo masuuliyiin kale ay hadalo wax ku oola ka jeediyeen. SDN/QJ-Hargeysa contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu July 20 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Qorshaha Maamul Wanaagga Dowladda, Wadatashiga Dib u eegista Dastuurka, Qalab beero oo la gaarsiiyey beeraleyda Afgoye, Guddi farsamo oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 19 July 2014 – H.E. Mustafa Duhulow today spoke to the media in Mogadishu to provide an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister spoke on various issues: the FGS’s plan on Good Governance; Consultations on the Review of Constitution; agricultural development in the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Anagoo ah qoyska reer Ahmed Abdi Qadhabo, Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan reerXuseen Samatar Kaliil (Xuseen Turub), oo ku kala nool: Mareykanka, Ingiriiska, Sacuudiga iyo Somaliland iyo sidoo kale Eheladii iyo Qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Hooyo Caasha Xuseen Maxamuud (Caasha Aabi) oo xalay oy taariikhdu ahayd […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxay u muuqataa mar kale inay Somaliland helayso fursad qaali ah. Tani waa talaabo u baahan soo dhawayn buuxda, si looga midha dhaliyo. Waa barnaamij waaceensi u noqonaya nolosha bulshada, isla markaana wax ka taraya shaqo yaraanta jirta. Waa hawl gal balaadhan oo la doonayo, in markii u horaysay lagu beegsado deecaaminta khayraadka dhulka. Waa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), waxa uu tacsi u dirayaa Garaadada, Ugaasyada, Sulaadiinta, Cuqaasha iyo Shacbiga Somaliland meel ay joogaanba isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Garaad Cabdillaahi Garaad Soofe Duraan oo ku geeriyooday 19.07.2014 Gobolka Buuhoodle. Sidoo kale […]
Posted in Uncategorized | Read More »