Home » 5:30 am
Entries posted on “July, 2014”
Roma 20.July 2014 (SDN/QJ)- Ugu yaraan 19 qof oo muhaajiriin Afrikaan iyo Carab Isugu jira ayaa ku geeriyooday Badda u dhaxaysa Woqooyiga Afrika iyo Yurub, ka dib markii ay Doonidii ay saarnaayeen oo ku sii jeedday dalka Talyaaniga ay ku qarraqan tahay biyaha badda Mediteraniyaanka. Doonta oo ay saarnaayeen 600 qof oo ka baxay xeebaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Mid ka mid ah Asxaabta mucaaridka Somaliland ayaa sheegay inuu ka war hayo qorshe dawladda Djibouti u gudbisay Maraykanka oo ay ku dalbanayso in ciidamada Nabad-ilaalin ah la geeyo Xuduudka u ay la wadaagto Somaliland. Xoghayaha Arrimaha dibadda Xisbiga UCID Yuusuf Budhle oo banaanka laga dhigay Xisbiga Isla markaana uu fadhigiisu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Talefishanka dawladda Somaliland, qaybtiisa Setlite-ka ayaa xalay hawada ka maqnayd wakhti gaadhaya Nusa saac, xilli ka mid ah saacadaha loogu daawashada badanyahay. Talefishanka ayaa cawada ka baxay abaaro 10:00 Caweysnimo iyo daqiiqado, waxaanu dib ugu soo noqday 10:30-kii, iyadoo ka soo galay Barmaamujka Kasmaal ee ay Maal-geliso Shirkadda Somtel. Mid ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 20.July 2014 (SDN/QJ)-Wasaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday in kiisas cudur Dabaysha ku saabsan laga helay degmooyinka Towtiiq iyo Jariiban oo ka tirsan Gobalka Mudug. Arrintan ayaa loo aqoonsatay mid qatarteeda xambaarsan loona baahan yahay in si guud looga wada hortago lana qaato tallaalka dabaysha. Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Caafimaadka Dr.Saadiq Eenow ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo Galabta u ambabaxay Dalka Itoobiya, waxaanu Wasiirku ka waramay ujeeddadda Safarkiisa uu ugu baxayo Dalka Itoobiya. hadaba halkan ka daawo Wasiir Warancadde oo ka war bixinaya socdaalkiiisa uu ku tegay dalka Itoobiya. Hargaysa SDN/QJ
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay lugta ay ku leedahay eedayn loogu jeediyey Warbixin Urur caalami ah oo ka shaqeeya ilaalinta Duur-joogta Adduunka oo la yidhaahdo CITES, kaasoo warbixintiisa ku sheegay inay Somaliland Marin muhiima u noqotay dhoofinta Duur-joogta sida sharci-darrada ah looga ganacsado oo ay sheegeen inay dhibaato badan ku hayso […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wacan oo wanaaagsan bahda mareegaha iyo bulshooy. Guud ahaan dalka iiyo deegamada oo idili waxaa ay baahi waayn u qabaan mashaariicda horumarineed,waxana cid kasta waajib ku ah in la soo dhoweeyo,lana tixgeliyo wixii xidhiidh iyo hayb la leh dhinaca horumarka . Waa marka xaaladda jirta si qumman loo odoroso,lana hufo. Mar kastana waa in laga feejignaado […]
Posted in Uncategorized | Read More »
According to breaking news reports from Kismayo, a suicide bombing occurred in the city. The explosion took place at a house in Kismayo belonging to Iftiin Hassan Baasto, a Somali politician who recently made up with Ahmed Madobe – the Leader of Interim Jubba Administration. As confirmed, 4 of his bodyguards and a female lady […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 20.July 2014 (SDN/QJ)- Meydadka saddex qof oo Soomaalida ah ayaa laga helay goob lagu keydiyo meydadka oo ku taalla magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Maxamuud Cabdi maxamuud oo ka mid ah meydadka la helay ayaa niman isku sheegay in ay ka tirsan yihiin laanta dambi barista Kenya ee CID waxay 23-kii bishan ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
As confirmed to Shabelle, almost 10 Somali police officers were killed after an assault by al Shabaab terrorists on the outskirts of Bardaale, Bay region. Local residents have claimed that after the attack police officers halted all forms of movement in the area and have begun search operations. There has been no official statement from […]
Posted in Uncategorized | Read More »