Home » 4:34 pm
Entries posted on “July, 2014”
Sida dad ku dhow muqalasiinta Madaxwaynaha D. F. ee Soomaaliya xaqiijiyeen, waxaa horaanta bisha August, 2014 la filyaa in Madaxwaynaha D. F. ee Soomaaliya uu booqasho ku imaan doono magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota. Magaalada Minneapolis oo ah halka ay ku badan yihiin racii ugu horeeyey ee ka soo qaxay dagaalkii sokeeye ee bilowday dhamaadkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Intii Xukuumadda KULMIYE jirtay , waxa Somaliland hadheeyay qabyaalad khatar ku ah jiritaanka Somaliland. Qabyaaladaas waxa dhagax dhigay “Madaxwayne Siilaanyo . Sida lo ogyahay, shirkii GARADAG ee beelaha HJ wuxuu saamayn weyn ku yeeshay geedisocoda dimuqraadiyada Somaliland. Shirkaasi waxa kursiga ku fuulay Madaxwayne Siilaanyo. Laakinse beel waynta HJ ee sharfta iyo karaamada lehi maxay ka fa’aideen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 20 jully 2014 (SDN/QJ)Maxkamada Gobalka Maroodi jeex oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa ayaa saaka go’aan ku gaadhay in dil lagu fuliyo Haweenaydii dilka arxan darrada ah ka fulisay guri ku yaala magaalada hargaysa.dilkaasi oo ay u gaysatay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo dilka kadib ay ku dhex aastay isla gurigeeda. Xukunkan Dilka ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gudoomiye ku xigeenka Hablaha Garoodi Asiya Faraax Muuse iyo Gudiga Fulinta iyio dhamaan ururka hablaha Garoodi meel kasta oo ay kala jogaan waxay tacsi tiraanyo u leh u dirayaan Gudoomiyaha ururka hablaha Gaaroodi Marwo Maryan Xaji Farax Cilmi iyo dhamaan ilma Xaaji Farax cilme iyaga oo ka tacsiyadeenayaan geridii naxdinta leh ee ku timid Hoyadood […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,20,2014(SDN/QJ)-Walaalayaal Illaahay wuxuu inagu manaystay galado faro badan oo aynaan soo koobi Karin tirina karayn, waxaa ugu sii wayn nimcadaas iyo galadaas nimcada Islaamnimada, waa tee nimcada ka wayni in Illaahay inaga dhigay umada ugu khayr badan umadaha aduunka loo soo saaray ama lagu abuuray kamana suuli doonto nimcada Illaahay inay sidaas inoogu socoto. Waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,20,2014(SDN/QJ)-Xarakada Al-shabaab ayaa muujisay Awoodda ay ku dhex leedahay Caasimadda Somalia ee Muqdisho, waxana ay Gudaha Magaalada Ka hirgelisay Tartan Qur’aan oo muddo Soconayey. Tartankan ayaa waxa Hoggaaminayey Saraakiil ka Tirsan Kooxda oo uu ugu horreeyo Sheekh Cali Maxamed Xuseen Sheekh (Cali Jabal) oo Xarakada Alshabaab ugu magacaaban Gobolka Banaadir. Tartanka ayaa socday Muddo, waxaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,20,2014(SDN/QJ)-Koox ku hubaysnayd Baastoolado ayaa Habeenkii xalay ku dishay magaalada Muqdisho mid ka mid ahaa Shaqaalaha Garoonka Diyaaraha ee Aadan Cadde. Ninkan, ayaa waxaa fiidnimadii xalay lagu khaarajiyay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, waxaana si gaadmo leh u dilay kooxdan oo markiiba ka baxsaday Goobtii ay dilka ka geysteen. Maamulka Degmada Wadajir, ayaa wuxuu sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,20,2014(SDN/QJ)-Yuusuf Garaad Cumar Axmed ooh ore u ahaa Tifaftirihii Guud ee Idaacadda BBC-da qaybteeda Af Somalia, aya la sheegayaa in xil looga dhiibay madaxtooyada dhexdeeda. Warbaahinta ku dhaw aqalka Villa Somalia, ayaa sheegaya in Yuusuf Garaad oo muddooyinkan ku Hawllanaa Dhinaca Siyaasaddu uu Haatan aqbalay inuu qabto xilka uu Madaxweynuhu u soo bandhigay oo xagga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Malta July 20,2014(SDN/QJ)-Waa barnaamij ka mid ah wareysiyo qiiro leh oo googoos ah oo Sh. Saciid Maxamed Faarax ka sameeyey dadka soo tahriibay ee ku godoonsan jasiirada maalta. Halkan hoose ka daawo mid ka mida barnaamijyada naxdinta leh ee ka waramaya marxaladaha ay soo maraan dadka tahriibta.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,20,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soamliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in xukuumadda uu ka tirsan yahay ay ka go’an tahay sidii ay u sii socon lahaayeen wada-hadalladii Somaliland iyo Somalia u dhexeeyey oo muddooyinkii dambe Hakad galay. Wasiir Maxamed Biixi oo maalintii shalay dalka dib ugu soo noqday, ayaa xusay inay diyaar u yihiin inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »