Home » 1:41 pm
Entries posted on “July, 2014”
Hargeysa 21 july 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland, ayaa shirkad gaar loo leeyahay ku wareejisay maamulista lacag laga qaado Gaadiidka Shacabka ee booqanaya ama la socda Rakaabka ka soo dega iyo kuwa ka dhoofaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeya. Gaadiidka la socda ama soo dhawaynaya rakaabka ka dhoofa garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In muddo ah waxa dhegaha iyo indhaha bulshada ku soo noq-noqonayay oo war-baahinta televisionada laga daawanayay, rag lagu sheegayo in ay yihiin dhalin-yaro oo run ahaantii muuqaalkoodu tilmaami karayo in ay da’da 40 ka ay gaadheen ama ka gudbeen. waxa is waydiin mudan da’dee carruurnimo ah, da’dee qaan-gaadh ah, da’dee dhalin-yaro ah, da’dee da’dhexe ah, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 21 july 2014 (SDN/QJ) Wasiirka Wasaarada Dib u dajinta iyo dib udhiska Somaliland Md:Axmed Cabdi Kaahin ayaa sheegay in Xafiiskii hore u ahaan jiray Samafalka Madaxtooyadu uu hadda hoos yimaado Wasaarada dib u dajinta iyo dib u dhiska,waxaana uu carabka inaanu xafiiska samofalku hoos imanin madaxtooyada ee uu hoos yimaado wasaaradiisa. Md:Axmed Cabdi Kaahin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 21 july 2014 (SDN/QJ) Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka qaaday inay diyaarinayaan inay qandaraas ku siiyaan shirkad Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium dhigta dooga garoomadda ciyaaraha ee adduunka. Agaasimaha Guud waxa kale oo sidaasi ku sheegay waraysi uu shalay xafiiskiisa ku siiyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 21 july 2014 (SDN/QJ) Musharaxa Madaxtinimo ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in Xisbigoodu ka soo hor jeedo Muwaadiniin Reer Somaliland ah oo dhawaan Xukumadda Axmed Siilaanyo Dalka Jabuuti u gudbisay. 4 Muwaadin oo Xukumadda Somaliland sheegtay in la baadhay ka dib markii looga shakiyay inay ku lug lahaayeen Weerarkii Jabuuti lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 12 july 2014 (SDN/QJ)-Marwo Khadra Cumar Qardhaas oo ka mida Qurbajooga Degmada Sabowanaag ayaa habeenkii xalay gudoonsiisay Ururka Horumarinta Degmada Sabowanaag ee Tabantaabo deeq lacageed oo dhan 10,000 Toban Kun oo dolar oo ay kaga qayb-qaadanayso dadaalka horumarineed ee ay qurba-jooga Degmadaasi ugu jiraan Deegaankaas. Marwo Khadra Cumar Qardhaas oo ka mida Qurbajooga Degmada Sabowanaag oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 21 july 2014 (SDN/QJ)-Ururka Samo-falka iyo Horumarinta Bulshada Ee Tabantaabo ayaa habeenkii xalay kulan afur ah usameeyey 70 Xubnood oo ka mida Qurbajooga Degmada Sabawanaag Kulanka Afurka ah oo ahaa mid si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ugu horeyntii Warbixin kooban oo ku saabsan ujadadii kulankan loo qabtay iyo xog-waran ku saabsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,21,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye-yaasha Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye, ayaa safar aan ujeeddadiisa la shaacin ugu Haatan ugu Ambabaxay Dalka Djibouti oo muddooyinkan dambe loo Daabulayey Muwaadiniin reer Somaliland ah oo aan Waxba galabsan. Sida ay Noo xaqiijiyeen Hawl-wadeennada Garoonka Cigaal International Airport, waxa Garoonka Haatan Diyaar ku ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:July,21,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Dalka Kenya qaar ka mid ah ayaa shaaciyey Tirada Rasmiga ah ee Ciidanka Kenya lagaga Dilay Gudaha dalka somalia. Jariiradda Whereiskenya oo ka mid ah Wargeysyada Dalkaas ka soo baxa ayaa daabacday in Gudaha Somalia lagu dilay ugu yaraan 3000-Askari oo Kenyan ah tan iyo intii ciidankaasi gudaha u galay Somalia. Wargayska ayaa warbixintiisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 21.July 2014 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii Ingiriiska laga Mamnuucay Isticimaalka Qaadka oo ay ku Dareen Maandooriyeyaasha ayaa waxaa soo baxaya warar hor leh oo sheegaya in haweenka Somalidu ay Cabasho ka qabaan Qaad Joojinta Haweenka ayaa ka mid ahaa Daneeyeyaasha arrintan dabada ka riixayay iyagoo ku doodayay in Qaadku uu aafo ku yahay Wada […]
Posted in Uncategorized | Read More »