Home » 8:49 am
Entries posted on “July, 2014”
Nairobi:July,22,2014(SDN/QJ)-Boggii uu Intentetka ku lahaa Militeriga dalka Kenya, ayaa la shaaciyey in la jabsaday, iyadoo arrintaasna loo malaynayo inay ka dambeeyaan Kooxaha xagjirrada ah ee Waddanka Somalia ka Dagaalmaa. Kooxaha jabsaday Twitterkaasi ayaa la tuhunsan yahay inay yihiin koox gaacansaar la leh Alshabaab, waxayna Kooxdaasi ku qoreen hadallo la xidhiidha Hawlgalka Ciiddanka Kenya ee Somalia, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mudisho:July,22,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha SomaliaXasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaaa inuu Maanta hortago Baarlamaanka, iyadoo Mudanayaashu u ballansan yihiiin kulan ay Madaweynaha la yeelanayaan. Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa wuxuu khudbad u jeedin doonaa Xildhibaanada Baarlamaanka, wuxuuna kala hadli doonaa arrimo taagan awadeed, oo aan xilligan faahfaahin badan laga hayn. Madaxweynaha waxa uu sidoo kale uu maanta fadhigii 4-aad u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacyo:July,22,2014(SDN/QJ)-Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax khasaare Geystay lagula geystay Halkaas ciidamo. Qaraxa ayaa waxaa Ciidamada lala eegtay xilli ay fulinayeen Howlgalo lagu qabqabanaayay Maleeshiyaad la sheegay inay taabcsanaayeen Alshabaab kuwaasi oo ku dhuumaaleysanaayay Xaafadaha Magaaladaasi. Inta la xaqiijiyay Laba Askari oo ka tirsanaa Maamulkaasi ayaa waxa uu Qaraxa kasoo gaadhay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 22.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadashay warar sheegaya in Xadka dhinaca Badda Soomaaliya la soo yaraynayo, isla markaana qaybo ka mid ah laga iibiyey dawladaha la jaarka ah Soomaaliya, gaar ahaan Kenya, balse waxay Xukuumaddu ku doodday inaanay taas waxba ka jirin, Bad qaybo ka mid ah dalal kale lagu wareejiyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.July 2014 (SDN/QJ)- Kulan Xasaasi ah ayaa Xalaywaxa uu guri ku yaalla magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ku dhex-maray Musharraxa u taagan Jagada Madaxwaynaha Xisbiga Maaciridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Madax-dhamqeed, Waxgarad, Aqoonyahan, Siyaasiyiin, Xildhibaanno iyo Dhalinyaro tiro badan oo ka soo jeeda Beelaha Subeer Awal. Waxa uu Kulankaas labada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burtinle 21.July 2014 (SDN/QJ)- Siddeed qof ayaa ku dhintay shilgaari oo afurkii waxyar ka hor ku dhacay inta u dhaxaysa Degmada Burtinle iyo Garowe iyadoo dadka dhintay iyo kuwo ku dhaawacmay la keenay Isbitaalka guud ee magalada Garowe. Dadka shilkaasi gaari ku dhintay ayaa waxaa ku jira Cabdishakuur Maxamed Guray oo soo noqday Agaasimihii Hay’adda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 21.July 2014 (SDN/QJ)- Dood dheer ka dib Gollaha xeer dajinta dowladda Puntland ayaa maanta meel mariyay xeerka saxafadda oo ay dhowaan wasaradda warfaafinta usoo gudbisay. Xildhibaano gaaraya 32-mudane ayaa cod gacan taag ah ku meel mariyay xeerkan waxana ugu danbayntii ku dhawaaqay afhayeenka Baarlamaanka oo sheegay goluhu inuu ansixiyeen xeerka ay wasaradda warfaafinta usoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 21.July 2014 (SDN/QJ)- Golaha xukuumadda ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan aan caadi ahayn oo uu maanta ku yeeshay Muqdisho uga hadlay arrimaha nabadgalyada, abaaraha iyo dar-dar galinta qorshaha hiigsiga cusub ee (New deal). Af-hayeenka xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Ridwaan Xaaji Cabdiwali oo warbaahinta la hadlay kulanka kadib ayaa sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 21.July 2014 (SDN/QJ)-Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta meelmariyay xeerka warbaahinta Puntland oo ay dhawaan baarlamaanka hordhigtay wasaaradda warfaafinta ee maamulkaas. Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Saciid Xasan Shire ayaa ku dhawaaqay natiijada codeynta loo qaaday xeerka, wuxuuna sheegay in kulanka oo ay soo xaadireen 37 xildhibaan ay 32 gacan-taag ugu codeysay, hal xildhibaanna uu diiday, halka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(Gaalkacyo) Dawradaani oo noqonaysa Dawradii labaad oo la qabto Xiliga xagaaga ayna Munadamada (Ururka) Beder ku qabto Magaalada Gaalkacyo islamarkaana lagu baranayay Qaar kamida Culuumta Shareecada ayaa Xaflad lagusoo gaba gabaynayo waxaa lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Amal Palaza Gaalkacyo. Xaflada ayaa waxaa kasoo qayb galay Maamulka Munadamada , Aqoonyahadii wax ka dhigayay Duruusta Dawrada , […]
Posted in Uncategorized | Read More »