Home » 4:02 pm
Entries posted on “July, 2014”
This article is about people who have made important contribution to the development of Somali-land during colonial days provided snapshot of the history contest of the time. This also enlightens few world famous personalities who changed our world with path breaking ideas and actions. Usually people considered them as those who shaped our world include statesmen, leaders, political […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 22,2014(SDN/QJ)- Xaibiga mucaaridka ah ee UCID ayaa si adag u canbaareeyay xarig loo geystay dad ka qeybgalayay soo dhaweynta Guddoomiye Faysal Cali Waraabe,qoraalka UCID ee arinkan ayaa sidan u dhignaa: Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID Waxaa Uu War_Saxaafadeedkan Si Aan La Soo Koobi Karin Ugu Canbaareynayaa Xadhiga Dulmiga,Sharci_Darada Iyo Xaqdarada Ah Ee Loo Geystey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Anagoo ah qoyska reer Xuseen Samatar Muumin Kaliil (Xuseen Turub) Waxaanu Mahadnaq Ballaadhan oon erayo lagu soo koobi Karin, halkan u soo marineynaa: Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, Jaarkii iyo dhammaan muslimiintii nagala qayb qaadatay Janaasaddii, Aaskii iyo Tacsidii, hooyadayo marxuumad, Caasha Xuseen Maxamuud (Caasha Aabi) oo ku geeriyootay magaala Jiddah ee Sacuudiga bishan Juulay 18keedii, laguna […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London July 22,2014(SDN/QJ)-Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland waxa maalinba maalinta ka dambaysa ku sii badanaya gaadiidka yar yar iyo kuwa waaweynba. Taa waxa barbar socda taranka iyo korodhka dadka iyo dadkii oo magaalooyinka waaweyn ku soo ururey. Gaadiidka iyo dadku waxay wadaagaan wadooyinka, taasina waxay marar badan keentaa shilal ka dhaca gudaha magaalooyinka. Dhinaca wadooyinka dibeda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
iisul Wasaaraha oo hormuud u yahay Xooghayaha Joogtada ah Mudane Cabdulqadir Cabdi Faarax waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraayaan Ehelkii iyo Qaraabadii marxuum Cabdishakur Maxamud Cilmi Gurey oo ku geeriyooday shalay galab shil gaari oo ka dhacay meel u dhow Garoowe. Cabdishakuur Maxamud Cilmi ayaa Agaasime ka ahaa xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xiligii Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu Ra’iisul Wasaaraha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 22/ july 2014 (SDN/QJ) Qaramada Midoobay iyo dawladda Somaliland ayaa mar kale soo celiyay wada shaqayntii ka dhaxaysay, oo luntay sannadkii hore ka dib markii uu Madaxweyne Siilaanyo diiday inuu xafiiska UNSOM ee Nicholas Kay ka hawlgalo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.Diiditaanka in xafiiskaasi ka shaqeeyo gudaha Somaliland, ayaa wuxuu sababay in xafiiska Hargeysa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 22 july 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshe la doonayo in Adeegga Lacag Dirista ee ZAAD loogu bedelayo ShilinkaSomaliland. Adeegan oo muddo ka badan 9 sanaadood dalka ka shaqaynayay, isla markaana ay hirgelisay Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom, ayaa hore loogu isticmaali jiray Dollar, hase ahaatee Shirkadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Stanbul:July,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Turkiga, ayaa kud dhawaaqday Saddex Maalmood oo Baroor Loogu samaynayo Falstiiniyiinta Xasuuqa lagu Hayo. Baroordiiqdan ayaa Xukuumadda Turkiga ku tilmaantay inay ku muujinayso sida ay uga xuntahay Xasuuqa Shacabka Falastiinitiinta ee Gaza oo hadda dhimashadda sii caga-cagaynayso 520-Maati u badan Caruur,Haween iyo waayeel. Xukuumadda Turkiga ayaa noqonaya Wadamka kaliya ee Muslin ah oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saylac:July,22,2014(SDN/QJ-Siroonka Dalka Djibouti ayaa la sheegay inay Xorriyadoodii dib ugu soo celiyeen Saddex ka mid ah Dirawalladii Gaadiidka Xamuulka ee Somaliland iyo Djibouti u kala Bixi jirey oo muddo Xabsiyada Djibouti ku xidhnaa. Dirawalladan la sii daayey ayaa la sheegay inuu ka mid yahay Wade Magaciisa lagu sheegay Batuun oo maalmihii ugu dambeeyye Laga Qafaashay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Djibouti:July,22,2014(SDN/QJ)-Waxa Heegankii ugu sarreeyey la geliyey Ciidamada ammaanka Dalka Djibouti kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya inay dalkaas ku soo wajahn yihiin weerarro argagaxiso. Ciidamada Jabuuti, ayaa waxaa la arkayaa iyagoo si weyn u xakameynaaya dhaq dhaqaaqa dadka iyo gaadiidka ee Magaalada Jabuuti, waxayna su’aalo weydiinayaan dadka gaadiidka watay, iyagoona baadhitaano ku sameynaaya. […]
Posted in Uncategorized | Read More »