Home » 2:38 am Entries posted on “July, 2014”

Reer Yurub oo ku baraarugay xasuuqa Gaza iyo Madaxdooda oo ka walaacsan

Berlin July 23,2014 (SDN/QJ)-Madaxda Reer Yurub ayaai maal mahan aad uga walaacsan shicibkooda oo aad uga xumaaday xasuuqa ay Ciidamada Israel ka wadaan Gaza. Waxa isu soo bayou laga waday maalmihii u danbeeyay magaalooyinka waaweyn ee Yurub. Wasiirada Arriba dibedda ee dalalka Germany, Italy iyo France ayaa kulan ay yeesheen waxa ay uga digeen in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madashii Wadatashig​a Oo Hal Sano Ka Dib Hadalkoodi​i La La’yahay Iyo Xusuustii Qormadii Aan Wakhtigaa Ka Qoray by Daacad

“Nin ku yidhi sinaan mayno , Adna buri sarayntiisa, .sidka waad wadaagtaane, .ma sagaashanbaa tiisu”. Abwaan Hadraawi “Rag hadaad wax ka haysoo , Beryo ruugto laftiisa , Ricidhihiisa cidaado, Ku raaxaysato dhiiga, Raadkii buu gurayaayoo, Raqdiina wuu arkayaaye, Reenkana ways ku gartaaye, Ha riix riixine daaya”. Abwaan Timacade Waxaan maanta qalinka u qaatay in aan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wasiirada oo maanta dood ka yeeshay wixii ka qabsoomay barnaamijka Higsiga Cusub ee (New Deal)

Muqdisho, July 22, 2014 (SDN/QJ)- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay  kulan gaar ah oo looga hadlayay xaaladda dalka, ayaa waxaa shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, waxaana goluhu warbixin ka dhageystay guddi loo xil-saaray gurmadka deg-deg ah, iyadoo dhanka kale goluhu dood ka yeeshay caqabadaha hortaagan fulinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sadexdii Cisho ee u danbeeyay oo Ciidanka boolisku XidhXidheen 120 Qof oo Rabshad Wadayaal ku eedaysan

Hargaysa 22.July 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa faah-faahin ka bixiyay hawl-galo ay ciidamada ammaanku wadeen maalmihii u dambeeyay kuwaas oo la xidhiidhay adkaynta nabad-gelyadda, ilaalinta nabadgalyada wadooyinka iyo la dagaalanka maandooriyeyaasha.   Taliyaha ciidanka Booliska oo  maanta  u warramayay saxaafaddu waxa uu xusay inay soo qabteen 120 qof […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan: “Waxaa nagu waajib ah ilaalinta biyaha Soomaaliya”

Muqdisho, July 22 2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray kaldhiga 4-aad ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad xarunta golaha shacabka ka jeediyey ayaa marka hore tacsi u diray dhammaan xildhibaanadii iyo dadkii kale ee ku geeriyooday mudadii lagu gudajiray kal-fadhagii 4-aad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Israa’il: Aamus dheer kadib Waxay Qirteen in Askari ka Maqan yahay

Gaza 22.July 2014 (SDN/QJ)- Dawlada Isra’iil ayaa markii ugu horreysay qiratay inay la’dahay mid ka mid ah askarteeda maalmo kaddib markii ay Xamaas ku dhawaaqday inay qafaalatay askari Isra’iili ah. Isra’iil waxay sheegtay in arortii Axada la weeraray baabuur kuwa dagaalka oo ay wateen ciidammada Isra’il, oo ay saarnaayeen toddoba askari. Warbixin ka soo baxday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xasan Sheekh: Waan diiwaan gelinay xuduudaha biyaha dalka

Muqdisho 22.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sheegay in toddobaadkii hore ay dowladdu  diiwaangelisay  biyaha badda Soomaaliya oo marka la adeegsado halbeegga lagu cabbiro fogaanta biyaha gaaraya 220 nautical mile. Madaxweynaha oo maanta ka hadlay xiritaanka kalfadhigii afaraad ee baarlammaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Qaramada Midoobay, qeybteeda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Abdulrahman Adem, respected Twin Cities Somali leader and longtime MPS staff member, dies at 58

The Twin Cities Somali community has lost an esteemed leader and a passionate advocate for Somali families. Abdulrahman Adem, a cultural facilitator at Minneapolis Public Schools (MPS), died Sunday of a heart attack. He was 58. Adem was known for his commitment to serve Somali families with students in Minneapolis schools as their ultimate ambassador […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mers virus detected in air samples from Saudi camel barn

LONDON (REUTERS) – Saudi scientists have found gene fragments of the deadly Middle East Respiratory Syndrome (Mers) virus in air from a barn housing an infected camel and say this suggests the disease may be transmitted through the air. Mers, a serious respiratory illness caused by a virus known as a coronavirus (CoV), has infected […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia, Guinea, Djibouti, Egypt and Sierra Leone have highest FGM rates

Girls in parts of the global south continue to be married young, with more than half of girls in the least developed countries wed before their 18th birthday. The prevalence of female genital mutilation (FGM) also remains high, with more than 90% of women in Somalia, Guinea, Djibouti, Egypt and Sierra Leone undergoing the procedure. […]

Posted in Uncategorized | Read More »