Home » 6:34 pm Entries posted on “July, 2014”

Xukuumada Somalia oo ka Hadashay Dilka Marxuumad Xildhibaan Saado Cali Warsame

Muqdisho 23.July 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa cambaareeyey dilkii magaalada Muqdisho loogu geystey, Allaha u naxariistee marxuumad Saado Cali Warsame oo xubin ka ahayd xildhibaannada baarlammaanka federaalka ah ee cSoomaaliya. Ra’iisul wasaaraha ayaa ku tilmaamay dilka xildhibaanadda mid bahal nimo ah oo looga gol leeyahay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan Dhex Maray Boqor Buur Madow iyo Siyaasi Cali Khaliif Galaydh iyo Arrimihii ay ka wada hadleen DAAWO

Hargaysa 23.July 2014 (SDN/QJ)- Boqor Buur madow ayaa ka warbixiyay Kulano uu la yeeshay Pro Cali Khaliif Galaydh iyo Garaadada Deegaankaasi,waxanu sheegay inay ka wadda hadleen umaddan is dhashay sidii ay nabad u heli lahayd,inaanay ciddina nabad helin waa dhibaato,waanu is afgaranayn wixii meesha yaalayna waanu ka qaadnay ,qaabka gogosha loo dhigayo ayuu hadalku ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Saado Cali Warsame oo goor dhawayto Muqdisho lagu dilay

Muqdisho July 23,2014 (SDN/QJ)-Fanaanadii can ka aheyd ee siyaasada dhawaanta ku biirtay ee Saado Cali warsame ayaa  goor dhaweyto Muqdisho lagu dilay. Marxuumada iyo xildhibaan kale oo la socday ayaa a aga trepiano ku rasaaseeyeen Dabley hubeysan. Marxuumada ayaa sanadihii u danbeeyay aad uga heesi jirtay xaaladaha Soomaaliya ka dibna ku biirtay siyaasada xubina ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Midowga Yurub Wefti ka Socda oo Kismaayo Tegay

Kismaayo 23.July 2014 (SDN/QJ)- Wafdi ay hoggaamineyso ku xigeenka argeyga gaarka ah ee  Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Fatiha Serour ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Ujeeddada wafdiga xubnaha ayaa lagu sheegay in ay u kuurgalaan xaaladda ammaanka ee magaalada, gargaarka iyo sida Qaramada Midoobey gacan uga geysan karto adkeynta nidaamka maamul wanaagga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dunga oo Loo Magaacabey Tababaraha Xulka Brazil & Real Madrid oo Dul Dhigtey $121M Rodriguez James.(By Jaahuur)

Brazil-23-July-2014-(SDN-QJ)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falaqeyneynaa Brazil oo u soo habro wacatey Dunga inuu tababare u noqdo xulka Brazil markii uu jab iyo hoog ka raacdey 7-1 gool xulka Germany uga badiyey koobkii aduunka ee carigooda lagu qabtey,wuxuuna bedeley tababarihii iscasiley (Luiz Felipe Scolari) iyo xiddigga reer Colombia oo ku soo biiret Real Madrid (Rodriguez […]

Posted in Sports | Read More »

Magacyada Lix iyo Labaatan Xubnood oo Muhaajiriin ah oo Ku Naf Waayay Bada Liibiya iyo Talyaaniga

Hargaysa 23.July 2014 (SDN/QJ)- Waxan halkaani idinkugu soo gudbineynaa Liiska qaar ka tirsan Muhaajiriintii Soomaaliyeed ee Asbuucii tagay ku geeriyooday Badda u dhexeysa Dalka Liibiya iyo Talyaaniga. Liiska ayaa waxa uu isugu jiraa kuwo ay awooda u deyrisay oo badda isku tuuray iyo kuwo la socday Dooni badda uga dhex halowday Badda oo qaar kamid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia oo Ku Biirtay Dawladaha Islaamka ah ee ka Soo Horjeestay Xasuuqa Israa’il ee Qasa

Muqdisho 23.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku biirtay dawladahaha dunida Islaamka qaar ka tirsan oo cambaareeyey Xasuuqa badheedhka ah ee ay Yuhuudda Israa’iil ku hayso Shacabka aan hubaysneen ee reer Falastiin oo ay labadii toddobaad ee u dambeeyey ku hayeen duqayn Cirka, Dhulka iyo Badda ah oo ay ku garaacayaan magaalada Qasa oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dacwad Toddoba Sano Socotay Oo Keentay in Saddex Markab Oo Somalia Lahayd Gacanta u Galaan Nin Yemeni ah

Cadan:July,23,2014(SDN/QJ)-Saddex Markab oo ka mid ahaa Hantidii Somalida ee Dawladaha shisheeye Gacanta ku hayeen ayaa Maxkamad ku taalla Dalka Yemeni u xukuntay Ganacsade u dhashay isla dalkaas Yemen oo ku dacwoonayey.  Sababta keenay in Ganacsadahaas loo xukumo Maraakiibtan soomalia lahayd ayaa ah inuu Maxkamadda hor keenay Caddaymo la xidhiidha Lacago dayn ah oo gaadhay Laba […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War Degdeg ah: Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Dhuumasho Ku Soo Galay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Ujeeddada Socdaalkiisu Salka ku Hayo

Hargeysa:July,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa Haatan si kedis ah u galay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda oo ku taalla goob aan ka fogayn Xarunta Aqalka Madaxtooyada. Sida uu noogu soo warramayo Wariyahayaga ku sugan Xarunta Wasaaraddu, waxa si kedis ah loo arkay madaxweyne ku xigeenka oo gudaha  isii galaya Xarunta Wasaaradda oo wasiiku ka maqan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dalka Sucuudiga Oo Laba Toddobaad Gudahood 1800, Neef Oo Lo’ Ah Somaliland ku Soo Celiyey iyo Wasaaradda Xaannaanada Xoolaha Oo Jawaab U La’

Berbera:July,23,2014(SDN/QJ)-Dawladda Waddank Sucuudiga oo ah Sayllada ugu weyn ee Xoolaha Somalida, ayaa Laba Toddobaad Gudahood Somaliland dib ugu soo celisay Laba markab oo siday Lo’. Lo’da laga soo celiyey Dalka Sucuudiga ayaa ahayd mid la Caafimaadkeeda La Hubiyey, isla-markaana la sii mariyey Maxjarka Magaalada Berbera ee Xoolaha caafimaadkooda lagu baadho. Mana caddayn sababta rasmiga ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »