Home » 4:46 am Entries posted on “July, 2014”

Somali President sends his condolences on the killing of Saado Ali Warsame

The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, sends his condolences to the family, friends and colleagues of MP Saado Ali Warsame, a Somali Member of Parliament killed in Mogadishu today. “Our prayers are with her. I send my deepest condolences to the Honourable Saado Ali Warsame’s family, friends, Members of Parliaments and Somali people. We […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soomaalida Minneapolis oo qabtay ruux la sheegay in uu baadigoobayay dhalin ka dagaalanta Syria iyo Police-ka oo aan ninkii xabsiga dhigin

Minneapolis July 24,2014(SDN/QJ)-Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ayaa la sheegay in ay qabteen nin ay sheegeen in uu dhalin yaro Soomaali ah oo ku sugnaa Masjid magaaladaa ku yaal in uu weydiiyay in ay doonayaan in ay Syria u Jihaad tagaan. Soomaali isugu jirta waalidiin iyo macalim Dugsi quraan oo masjidka ku yaal ayaa Foxnews […]

Posted in Uncategorized | Read More »

EXCLUSIVE: Somali-American elders make citizen’s arrest of suspected recruiter

MINNEAPOLIS (KMSP) -The motto of the Department of Homeland Security is “see something, say something” — and a group of Somali-Americans did just that when they thought a man was trying to recruit teens to fight in Syria. The FBI believes as many as a dozen young men have been recruited from Minneapolis, and as […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Haween Soomaali ah oo laba ka mida Mareykanka ku nool yihiin oo lagu eedeeyay in ay Shabaabka lacago u direen

Washington July 24,2014(SDN/QJ)-Shan ruux oo Soomaali ah oo laba ka mida Mareykanku ku nool yihiin ayaa lagu eedeeyay in ay lacago u direen kooxda Al Shabaab. Shantan ruux oo Haween ah ayaa labada Mareykanka ku nool  oo la kala yirahdo Muna Xasan Jaamac oo 34 jir ah iyo Hinda Cusmaan Dhiirane oo 44 jir ahi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Women charged with financing Somali group al Shabaab: U.S. prosecutors

WASHINGTON – Three women were arrested on Wednesday on charges of conspiring to raise money for Somali insurgent group al Shabaab, the Justice Department said. The women, two living in the United States and one living in the Netherlands, are believed to have directed a network composed primarily of women that funneled money to conduits […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali deputy and singer Saado Ali Warsame gunned down

A Somali deputy and prominent singer-songwriter was gunned down today in the capital Mogadishu, a police official and witnesses said. Witnesses said armed men ambushed Saado Ali Warsame’s car as it was travelling in the south of the capital, killing her and her driver. Warsame is the fourth Somali deputy to be killed since the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mohamed Saed -BK’s Song “Nolasha-cusub” stands today and years to come unbreakable record

We the Somalis have the culture to appreciate the politicians, but never considers our singers who pleases our ears and emotions at all time that Mr. Saed Mohamed is leasing at present. This article is about a singer whose song named as new life (Nolasha-cusub)) has pleased the ears of millions of Somalis around a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga UCID oo beeniyay in Maxamed Yonis Bixi yahay musharaxooda madaxweyne iyo wasiir xirsi oo ay arinkaa ku eedeeyeen

Hargeysa July 24,20149SDN/QJ)-Xogahayaha warfaafinta ee xisbiga UCID Yusuf Keyse C/laahi ayaa sheegay in aaney waxba ka jirin in wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Maxamed Yonis Biixi uu yahay musharaxooda dhabta ah ee xilka madaxweynaha. qoraal arinkaa uu xoghayuhu ka soo saaray ayaa lagu eedeeyay in xogtan uu shaaciyay wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xasan Cali,qoraalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Barnaamijkii Diinta iyo Nolosha Awoodaha Ilaahay inagu Galaday ee aynu dayacnay {DhAGAYSO}

Hargaysa 23.July 2014 (SDN/QJ)- Waa dhab Hal hayska dhaxal galay ee Tidhaa Waa Maadays adduunyadu dadkuna waa Metelayaal,Dunnidan aynu ku Nool nahay Bilowgeedu Wuxuu ahaa Farxad, Dhex dhexaadkeeduna Waa Murugo Dhamaadkeeduna Waa Burbur. Nolosha Adduun Ma ah Halkii lagu Waarayay balse halka la rabo inaynu u Shaqaysano Waa daarta aakhiro,Nimcooyin badan ayuu alle Subxaanu Wa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Saado Cali

Muqdisho, 23 July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, ehelada, qarabada, xildhibaanada baarlmaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed Marxuumad Xildhibaan Saado Cali Warsame oo maanta Muqdisho lagu dilay. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi wa innaa Illaahi raajucuun, geeridu waa xaq, waxaan Eebbe ka baryayaa inuu samir iyo iimaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »