Home » 4:24 am
Entries posted on “July, 2014”
TORONTO – The first Canadian to be convicted for attempting to participate in terrorist activity abroad, was sentenced to 10 years in prison on Thursday. Mohamed Hassan Hersi — a 28-year-old Somali-Canadian — was arrested at Toronto’s Pearson airport in March 2011 as he was about to board a flight to Cairo. He was convicted […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 25, 2014….Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa looga hadlay xaaladda ammaan ee dalka iyo xil ka qaadis lagu sameeyey Xeer Ilaaliyihii Guud ee Qaranka. Golaha Wasiirada ayaa warbixin ku aadan ammaanka guud ee dalka ka dhageystay Wasiirka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu July 25, 2014(SDN/QJ) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa maanta ka hadlay warbixintii labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed (FGC) oo la soo saaray 15-kii June, 2014, isagoo diiradda saaray tallaabooyin muhiim ah oo lagu hagaajinayo maamulka hantida guud ee Soomaaliya. Warbixintan waxaa laga heli karaa: http://www.mof.gov.so/publication-documents/. “Qorshaha Maamulka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 24 July 2014: His Excellency, Hussein Abdi Halane, Minister of Finance of the Federal Government of Somalia commented today on the second Financial Governance Committee (FGC) progress report released on 15 June 2014 highlighting significant steps taken to improve management of Somalia’s public finances. This progress report is now available at: http://www.mof.gov.so/publication-documents/. “The Financial […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, July 24, 2014-The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply concerned about the decision of the Middle Shabelle Governor to evict Radio Jowhar from its premises within24 hours, a decision deemed as unfair, leaving the only radio station in the region to close and calls for the decision to be reversed and urged […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, July 24 2014-The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), supports calls from Media Association for Puntland (MAP) and the media fraternity in Puntland, calling for the Puntand president not to sign the recent adopted media legislation into a law, which curbs media freedoms Puntland. On 19 July 2014, Puntland Parliament endorsed draft media law […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xukuumadda Somaliland, ayaa si adag u cambaaraysay duqaynta Arxan-darrada ah ee Ciidamada Yuhuuddu ku hayaan Shacabka reer Falastiin, waxaanay ku baaqday inay Israa’iil si deg-deg u joojiso gumaadka ay ku hayso shacabka Gaza, isla markaana u hoggaansanto dedaallada xabbad-joojinta ah ee beesha caalamku ku hawlan tahay. Wasiirka Arrimaha Dibaddu Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burkino-Faso 24,July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Aljeeriya ayaa ku dhawaaqday in Diyaarad Air-Bus ah oo ay lahayd ay maanta ku dul burburtay hawada dalka la deriska ah ee Niger, taasoo sababtay khasaare nafeed oo balaadhan. mas’uul u hadlay wadankaasi oo tafaasiil ka bixiyey burburka diyaaradaasi waxa uu sheegay inay diyaaraddu burburtay Konton daqiiqo ka bacdi markii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna Ku simaha Madaxweynaha Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil “Saylici” ayaa sheegay in aanay Somaliland cidna gorgortan kala galayn xuduudaheeda baddeed iyo hawo oo ay dhawaan sheegatay dawladda itaalka daran ee Soomaaliya. C/Raxmaan C/laahi Ismaaciil “Saylici” oo shalay u waramayay TV-ga qaranka, waxa kale oo uu sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa 24.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cadde ayaa shaaca ka qaaday inay dawladda Itoobiya si dhakhso ah u furi doonto soohdinta ay la wadaagto Somaliland, ka dib markii kulamo badan oo wada tashi ah ay labada dawladood Hay’adahooda amnigu ku yeesheen Addis-ababa isla markaana isku waafaqeen in si dhow […]
Posted in Uncategorized | Read More »