Home » 7:44 am
Entries posted on “July, 2014”
Gabiley:July,25,2014(SDN/QJ)-Waxa Maalintii shalay la soo taagay Maxkamad ku taalla Magaalada Gabiley nin Bishan gudaheeda lagu qabtay Magaalada Wajaale isagoo ku lebisan Xijaabka Dumarka. Ninkan ayaa la sheegay inuu yahay nin Ethiopian ah, gaar ahaan ka dhashay qoomiyadda Oromada oo si xawli ah u soo gelaysa Magaalada Hargeysa iyo Magaalooyinka kale ee Somaliland. Ninkan ayaa loo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 25.July 2014 (SDN/QJ)- Shir-Jaraid Oo ay Magaladda Burco ku Qabteen Xildhibaano,Saladiin,Cuqaal,Aqoon-Yahan iyo Waxgaradka Degaanka Banka Aroori Ee Magaladda Burco ayaa eedayn baladhan usoo jeediyay wasaradda xanaanadda xoolaha somaliland oo ay ku Eedeyeen inay Doonayso inay bankaasi aroori ku Xanaanayso Xoolaha ka Yimaada Gobalada Konfureed Ee Dalka Somalia. Shirkani Jaraid Oo ay Goob joog ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis July 25,2014(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Yusuf Budle ayaa wareysi uu siiyay bogan qurbejoog.com waxa uu uga waramay sida ay xukuumada Jabuuti khaasatan madaxweynaha dalkaas Ismaciil Cumar Geele ay u maamusho siyaasada Somaliland. Md Budle ayaa sheegay in sadexda xisbi,xukuumadaba iyo Ganacsatada Somalinad ay qaateen Passaport-yo sadex sanadood ah oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 25.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Maraykanka, ayay Ceeb wayni ka raacday dagaalka Yuhuudda Israa’iil ku xasuuqaysay Shacabka Muslimiinta Falastiin ee ku dhaqan magaalada Qasa iyo nawaaxigeeda oo ay in ka badan laba toddobaad Duqayn Cirka, Dhulka iyo Badda ah ku hayeen, ka dib markii ay Askar ka tirsan Ciidammada Maraykanku ay ku dhinteen dagaagalka Qasa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.July 2014 (SDN/QJ)- Diyaaradii Malesiya ee lagu Kharxiyay Bariga Wadanka Yugrayn ayaa Xogo Cusub oo laga helay rakaabkii Saarnaa. Diyaaradan oo ay Saarnaayeen Hooyooyin,Aabayaal,Caruur, Ganacsato iyo dad is jecel oo inay soo dalxiisaan u socday ayaa Xogtan oo lagu daabacay Wargaysyada ka soo baxa Dalka Holland oo ay diyaaradani ka soo kacday waxay Sheegayaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaza 25.July 2014 (SDN/QJ)- Hoggaamiyaha ururka Xamas Khalid Mishcal ayaa wareysi gaar ah oo uu BBC-da siiyay ku sheegay in ay doonayaan xabbad joojin degdeg ah, balse ay la socota in xannibaada laga qaado marinka Gaza. Marshcal ayaa tilmaamay in ay doonayaan Xabad joojin, balse marka hore inay tahay in xannibaadda sideeda bil saran Qaza […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 25.July 2014 (SDN/QJ)- laba dumar ah oo Soomaali Maraykan ah iyo sadex ruux oo kale oo aan dhalashadooda la shaacin ,ayaa lagu riday xukunno xadhig adag ah dalka Maraykanka ka dib markii lagu eedeeyay in ay lacago u direen kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Labada gabdhood ee Soomaalida ah ee haysta dhalashada Maraykanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
25.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Soomaaliya,ayaa Shalaymagaalada Muqdisho ku toogtay afar nin oo ay ku sheegeen in ay ka tirsanaayeen kooxda Al-Shabaab isla markaana ka geystay magaalada Muqdisho falal amni darro. Afarta nine ee ay dawladda Soomaaliya maanta ku toogatay magaalada Muqdisho,ayaa lagu eedeeyya in ay geysteen dilal kala duwan oo ka dhacay magaalada Muqdisho isla […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.July 2014 (SDN/QJ)- Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland ayaa beeniyay Wararkan lagu baahiyey qaar ka mid ah Mareegaha Interneta ee Somaliland kaas oo lagu sheegay In Wasaarada Waxbarashada Somaliland Loo Soo Daabacay Manhaj Lagu Mideeyey Dalkii Laysku Odhan Jiray Somalia. Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashadu waxa ay sheegeen in warakaasi yahay mid aanay waxba ka jirin . […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Toronto July 25,2014(SDN/QJ)-Nin Soomaali ah oo ciidamada amaanka ee Canada ay ka qabteen garoonka duyuuradaha ee Tornto sanadii 2011kii kiyoo ku sii jeeda in uu ku biro kooxda Al Shabaab ayaa maxkamadi ku riday xukun dheer. Maxamed Xasan Xirsi oo 28 jir ah ayaa maxkamad ku taal Toronto ay ku riday xukun 10 sanadood ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »