Home » 4:20 am Entries posted on “July, 2014”

Weekly Press Conference on the Progress of the Government

Mogadishu, 26 July 2014 – H.E. Mustafa Duhulow today addressed the media in Mogadishu providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister provided details on various issues such as: Scholarships to Somali students, Federal Government’s proactive efforts to reconcile communities in Hiiraan Region, Parliament’s […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu July26 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, Deeqo waxbarasho loo fidiyey ardeyda Soomaaliyeed, Dowladda oo dib u heshiisiin ka dhex wada beelo ku diriray Gobolka Hiiraan, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Xidhiidhka Adiga iyo Quraanka -Qaybtii 4-aad

Ottawa July 26,2014(SDN/QJ)-Waxa aanu manta halkan idiinku soo gudbineynaa qeybtii  afaraad ee barmaamijkii adiga iyo Quraanka.  Barmaamijkan waxa aan ku eegaynaa Muhiimada Sabirka iyo salaada. Waxa barnaamijka isku dubariday inoona soo gudbinaya Sheekh Saciid Cali Axmed, Halkan Hoose ka daawo Barnaajika.

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali ‘Shebab commanders’ killed in African Union offensive: AU

Mogadishu: African Union troops in Somalia said Friday they had killed two “senior” commanders of the Al-Qaeda-linked Shebab insurgents, in the latest push of an offensive against the extremist fighters. Witnesses reported that fighter jets also pounded the town of Jilib in southern Somalia’s Middle Juba region on Thursday, part of the offensive by the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Seattle Somalis Worry Arrests Could Hinder How They Send Home Money

A Somali immigrant living in Kent was arrested Wednesday on charges of fundraising for the Somali insurgent group Al-Shabaab. Her arrest could cast more suspicion on the system Somalis use to send money home. The case against Hinda Osman Dhirane appears to hinge on a number of financial transactions. The transfers may link Dhirane to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ismaciil Cumar Geelle miyuu Faysal Cali Waraabe uga xoog roonaaday hogaanka Xisbiga UCID?

London July 25,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa hore u shaaciyay in uu joojiyay ka hadalka Madaxweynaha Jabuuti ka dib kolkii uu sheegay in madaxweynuhu uu uga awood roonaaday Siyaasda Somaliland. Faysal ayaa sheegay in Madaxweyne Geellaha Jabuuti uu Hargeysa ka sameystay taageereyaal u jawaaba mucaaridka. Iminkana waxa soo baxday in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gaadhigii Gaarka u ahaa Cali Khaliif iyo Ilaaladiisii oo u Gacan-galay Ciidamada qaranka Somaliland

Saax-dheer:July,25,2014(SDN/QJ)-Cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka somaliland ayaa la sheegay inay soo qabteen gaadhigii uu watay Xildhibaan cali Khaliif oo dagaal dhuumaalaysi ah kula jirey somaliland. Sida  lagu sheegay war laga akhriyey idaacadda Radio Hargeysa, waxa ay ciidanka qaranku soo saareen War-saxaafadeed ay ku faahfaahinayaan Hawlgal kooban oo ay ku soo qabteen Gaadhiga Xildhibaanka oo xilligaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ujeeddada Wafti Maamulka Puntland u Diray Magaalada Muqdisho

Muqdisho:July,25,2014(SDN/QJ)-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia, waxa soo gaadhay Wafti isku jira wasiirro, wasiir-ku-xigeeno iyo waxgarad ka soo jeeda Maamulka Puntland, kuwaas oo tiradooda lagu sheegay ilaa siddeed xubnood. C/raxmaan Yuusuf,  Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland oo ka mid ahaa Wafdigaasi ayaa faahfaahin ka bixiyey u jeeddada safarkooda isagoo xusay in Madaxda dowladda  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gabadh u Dhalatay Dalka Jarmalka Oo Xalay Lagu Dilay Mombasa

Mombasa:July,25,2014(SDN/QJ)-Haweenay u dhalatay Dalka Jarmalka ayaa Xalay Fiidkii hore lagu khaarajiyey Magaalada Dalxiiska ku caanka ah ee Mombasa, sida ay ciidama ammaanku xaqiijiyeen. Haweeneydan, ayaa waxay ka mid ahayd dalxiise-yaasha ku sugan Magaalada Mombasa, waxaana la dilay, iyadoo la socotay nin u dhashay dalka Uganda, oo ay shalay ka wada yimaadeen Magaalada Nairobi. Xilli ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Haween Somalia ah Oo Loo Guuriyey Saraakiil Ka Tirsan Ururka Daacish(isis)

Mosil:July,25,2014(SDN/QJ)-Laba ka mid ah Gabdhaha soomaliyeed oo dhawaan ku biiray Ururka ka dagaallama Dalalka ciraaq iyo siriya ee Daacish, ayaa  ay warbaahinta dalka ingiriisku baahiyeen inay Guursadeen Saraakiil sarsare oo ururkaas ka tirsani. Wargeyska Daily Mail ee Ingiriiska kasoo baxa ayaa qoray in labada gabdhood oo lakala yidhaahdo Salma iyo Sahra Xalane oo mataano ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »