Home » 5:34 am Entries posted on “July, 2014”

Garowe: Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka oo Gawaadhida Kala Baxaya Nombarka,Sababtu waa Maxay?

Garowe 26.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Taraafikada Wadooyinka Magaalada Garoowe Ee Caasumada Dowlada Puntland ayaa waxay xalay  Soo ban dhigeen Wajji Cusub oo ka duwan wajigii Horre oo lagu yaqaanay , iyadoo lagu Jirro u diyaar garowga Ciida Bisha Ramadaan waxayna Soo bandhigeen  in Gawaarida Ay ka shakiyaan iyo kuwa aan Canshuurnayn Taarikada Kala baxaan islamarkaana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muuqaal Naxdin leh oo Laga Duubay Daqiiqado Yar Kadib Markii la Toogtay Marxuumad Saado Cali Warsame DAAWO

Muqdisho 26.July 2014 (SDN/QJ)- Allaha u naxariistee Saado Cali Warsame oo dhawaan lagu dilay Muqdisho ayaan helnay muuqaal muujinaya iyada oo Meyd ah oo ku dhex jirta gaarigii lagu dhex dilay. Haddaba Muuqaalkaasi oo soo gaaray warbaahinta  ayaa muujinaya dareen xanuun badan oo ku tusinaya meydka Saado Cali kadib markii la dilay. Waxaana muuqaalka ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mareykanka oo sheegay in Ciidamada dalka Ruushku duqeyn ku bilaabeen Ukraine

Washington July 26,2014(SDN/QJ)-Mareykanka ayaa sheegay in ciidamada Ruushku bilaabeen in ay madaafiicda goobta ku garaacaan fariisimada ciidamada Ukraine isla markaana a isku diyaarinayaan in ay guddaha u galaan Ukraine. Ruushka ayaa sheegay in Mareykanku been sheegayo oo ay ciidamada Ukraine duqeymo ka geysteen tuulooyin dalkaa ku yaal. Col Steve Warren oo ah afhayeenka taliska ciidamada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qiso Cajiib ah: Wiil yar oo Afkiisa laga soo saaray 232 ilig!

Mumbai 26.July 2014 (SDN/QJ)- Dhakhaatiirta dalka Hindiya ayaa afka wiil yar oo 17 sano jir ah ka soo saaray 232 ilkood. Qalliinka wiilkan looga soo saaray ilkahaasi ayaa qaatay muddo toddobo saacadood ah. Wiilkan oo lagu magacaabo Ashik Gavai ayaa isbitaalka la keenay isagoo ka bararay daanka midig. Waxaa la sheegay inuu xanuunsanaa muddo 18 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xabad Joojin 12 Saacadood ah oo ka dhaqan galaysa Qasa si Gargaar aadminimo loo gaadhsiiyo dadka Jilicsan

Gaza 26.July 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Israa’iil iyo ururka Xamas ayaa ogolaaday in 12 saac ay hakiyaan dagaalka, si gargaar bani’aadannimo laa gaarsiiyo Qaza. Xabbad joojinta ayaa ka bilaabmeysa saaka oo Sabti ah,Mar sii horreysayna, Israa’iil ayaa diiday qorshe xabbad joojin joogto ah oo uu Mareykanka soo hindisay. Dhanka kale, xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Afur Dhoola Tus ah oo Kulmiyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Qaybo ka Mid ah Jaaliyada Uk ee Magaalada London, Iyo Madaxweynaha oo Xaaladiisa Caafimaad ka Hadlay

London 26.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Fasax Caadi ah ku Jooga Magaalada London ayaa Habeenkii Xalay Kula Afuray Mid ka Mid ah Huteelada Magaaladaasi Xubno door ah oo ka tirsan Jaaliyada Somaliland ee Magaalada London . Madaxweynaha oo ay Wehelinayeen Marwadiisa,Wasiirka Waxbarashada,Safiirka Somaliland ee dalka Uk, Madax ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxtooyada Somaliland oo Markii Kowaad ka hadashay Caafimaadka Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 26.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxtooyadda Somaliland ayaa si adag u beenisay war lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta oo sheegayay in xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne Siilaanyo liidato isla markaana Madaxweyne Ku xigeenku heegan geliyay dalka. Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa warkaasi ku tilmaamay mid been abuur ah oo ay faafiyeen qaar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Magaalada Caynaba Kiisaska Kufsiga oo Kor u Kacay Iyo Eedayn loo Jeediyay Laamaha amaanka

Caynaba 26.July 2014 (SDN/QJ)- Magaalada Caynabo oo Xarun u ah Gobolka Saraar ayaa lagu Soo Waramayaa inuu ku soo Badanayo Kufsiga Haweenka loo gaysto. Sida ay Sheegayaan dadka rayidka ahi ee Magaaladaasi ku Nooli kor u kacan ayaa loo aanaynayaa sida ay sheegeen kadib markii laamaha amaanka iyo Garsoorku aanay sidii la rabay uga hawlgalin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

NUSOJ Protests the Shutdown of Radio Jowhar following 24Hrs Ultimatum

Mogadishu The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) protests the closure of Radio Jowhar in the town of Jowhar, the regional capital of Middle Shabelle region by the Somali police, following 24 hour ultimatum and call for the Somali government to allow the Radio station to resume operation and provide enough time the radio station […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Journalist Survives from car explosion, NUSOJ Condemns the attack

Mogadishu The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the attack on journalist’s car with explosive device attached to the car, near the Waberi police station in Mogadishu on Friday July 25, 2014, in which the journalist survived, after the car exploded, making the second such attack on journalists’ cars in two months, the latest […]

Posted in Uncategorized | Read More »