Home » 6:42 pm
Entries posted on “July, 2014”
Muqdisho, July, 26, 2014 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta ka guddoomay dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta deeq raashin ah oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka Soomaaliyeed ee saameeyeen abaaraha iyo cunto-yarida ka jirta qeybo kamid ah gobollada dalka. Raashinka deeqda ah ee saaran 40-ka baabuur oo Xamuulka ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 26.July 2014 (SDN/QJ)- Shil Gaari ayaa Goordhawayd ka dhacay magaalada Garoowe ee Caaaumada Dowlada Puntland Shil gaari oo ay ku Dhinteen 3 Ruux Halka 10 Dhawacmeen, Gaariga gadoomay waxaa uu ahaa Gaari Ciidan Nooca looyaqaan baroon 4f ama Cabdi bile. Shilakaan ayaa waxaa uu yimi Xilii uu marayey Buun Dada Wayn islamraakan aan Saas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 26.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamud [Siilaanyo] oo weli ku guda jira socdaalkiisii gaarka ahaa ee uu ku joogay dalka Ingiriiska ayaa habeenkii xalay munaasabad afur ah kala qayb galay jaaliyadda Somaliland ee Galbeedka Magaalada London. London SDN/QJ contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 26.July 2014 (SDN/QJ)- Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo dhoweeyay go’aanka Maamulka gobolka Shabeelada Dhexe uu ku ogolaaday in Idaacadda Radio Jowhar dib loo howlgeliyo kadib 24 Saac oo ay Hawada ka maqneyd. Kulan ay manta ay qaateen masuuliyiinta Idaacada iyo Maamulka gobolka ayaa la iskula ogolaaday in Idaacadda xarunta si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa/SDN/QJ 26 july 2014 Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shalay oo Jimco ahayd sheegay in waqooyiga magaalada Muqdisho ay ku dileen sarkaal muhiim ah oo ka tirsan Al-Shabaab sidoo kalena gacan yare u ahaa dagaal-ooge Axmed Cabdi Godane. War-qoraal ah oo ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay ninkaas oo lagu magacaabo Ciise Maxamed Dhoore […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Widhwidh:July,26,2014(SDN/QJ)-Wasiiru-dawlihii hore ee Arrimaha Bariga Somaliland Keyse Cabdi Yuusuf, ayaa mar kale dib ugu noqday Fallaagadii uu hore uga soo goostay ee Khaatumo. Wasiir Keyse oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa Magaalada Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle, ayaa maalintii shalay u ambabaxay Deegaanada Miyiga Tuulada Saaxdheer ee Bariga Gobolka Sool, waxana uu sheegay inuu ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,26,2014(SDN/QJ)-Waxa Mar Kale Dibadda u soo Baxay Khilaafkii iyo is qab-qabsigii ay caanka ku ahayd wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, iyadoo Haatan Wasiirka iyo Agaasimihiisa Guud Madaxa iskula jiraa. Sida ay noo xaqiijiyeen Xubno ka tirsan Wasaaraddu, waxa taagan Is af garanwaa ka dhashay Arrimo qaran oo Hawlaha wasaaradda la xidhiidha kuwaas oo Labada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Afgooye:July,26,2014(SDN/QJ)-Ciidamo Ka wada Tirsan Militeriga Somalia, ayaa isku gacan saaray Dagaal Deegaanka Gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaalkan ayaa sida la xaqiijiyey keenay Khasaare iskugu jira Dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ku yimi, iyadoo dagaalkuna socday Xalay Ilaa iyo Saaka. Ugu yaraan 10 Qof ayaa dagaalka ku geeriyootay ,waxaana ku dhaawacmay in kabadan intaasi,kuwaas oo u badan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,26,2014(SDN/QJ)-Taliska ugu sarreeya Ciidanka xoogga Somalia Gen. Indha-qarshe, ayaa dhaliilo dusha ka saaray Ciidanka AMISOM eek a barbar dagaallama ciidamada somalida. General Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe), ayaa wuxuu muujiyay inaanay Amisom daacad ka ahayn dagaalada maanta dalka ka soconaya, ee lagula jiro Ururka Al Shabaab. Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka, ayaa sheegay inay Amisom masuul […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,26,2014(SDN/QJ)-Guuleed Daahir Samatar ooh ore u ahaan jirey Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Togdheer, isla-markaana si weyn uga soo horjeeda Siyaasadda xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka soo laabtay safar uu dibadda ugu maqnaa, isagoo sheegay inuu u xaydan yahay sidii tallaabo looga qaadi lahaa hannaanka xukuumaddani dalka ku hoggaamiso. Guuleed Daahir oo ka yimi Dalka Qadar, ayaa si […]
Posted in Uncategorized | Read More »