Home » 5:08 am
Entries posted on “July, 2014”
Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Gabo Gabo ah Bishii Raxmada,Naxariista iyo Denbi dhaafka ee Waajibka ku ahayd Shucuubta Islaamka Waxaynu Galaynaa Farxada Maalinta Ciidul Fidri Hadaba Axkaamta ku Soo aroortay Maalintaas Waxaa inoo Soo Jeedin doona Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Halkan ka dhegayso codka oo dhamaystiran: GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO AXKAAMTA CIIDA […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka ayaa ayaa Halkan inooga soo Jeedinaya Khudbad ku saabsan sakatul fidriga iyo cida ay ku waajibto, Maadaama ay ina Hayso Ciidul Fidri. Shabakada Qurbejoog ayaa dhamaanba Akhristayaasha ku Xidhan Halkan uga soo Tebinaysa Muxaadiradan oo Si fiican inoogu Tilmaamaysa Cida […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Chine 27.July 2014 (SDN/QJ)-Wabigani oo mara Gobol ku yaala bariga wadanka shiinaha ayaa lagu waa bariistay isaga oo midabka biyihiisu ay u Ekaadeen Midabka Dhiiga oo kale arrintaasi oo walaac ku abuurtay dadka deegaanka oo isticmaali jiray biyaha wabigaasi sidoo kalena ka kaluumaysan jiray. Chine SDN/QJ contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh maxamed Jirde oo ku sugan Dalka Ingiriiska oo ay ku joogto fasax gaaban oo ay ku wehelinayso Madaxweynaha Qaranka Somaliland waxay sidii caadada u ahayd marwada ay Caruurta Agoomaha ah ee Somaliland gaar ahaan Hargeysa iyo Gabiley ay deeqdii maalinta ciida ay gudooonsiin jirtay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 27.July 2014 (SDN/QJ)- Wafdi ka socda Puntland oo ka kooban siddeed wasiir oo ay wehelinayaan waxgarad isla deegaannadaas kasoo jeeda ayaa kulan kula yeeshay xarunta madaxtooyada Soomaaliya, madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud. Kulankan oo muddo socday ayaa qodobbadii looga hadlay waxaa ka mid ahaa dilkii maalmo ka hor loogu geystay Muqdisho fannaanadii Soomaaliyeed isla markaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Waxa isa soo tarayay Warar sheegaya in Kooxda Xidigaha geeska Laga Duubay Barnaamijyo laga baahinayo tv-yada qaranka Somalia iyo universal kuwaasi oo ah barnaamijyo qaranimada Somaliland ka soo hor jeeda. waxa magaalada hargaysa ay Kooxdani ku samaysay barnaamij ka imanayo istuudiyaha Hargeysa ee TV Qaranka ee Somalia waxaana marka laga yimaado […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 27.July 2014 (SDN/QJ)- Qarammada Midoobay ayaa maanta sheegtay in dad ay tiradoodu ka badan tahay 350, 000, oo qof oo ku nool magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ay u baahan yihiin gar-gaar cuno. Warbixin uu soo saaray xafiiska isku xirka arrimaha bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay ee magaciisa loo soo gaabiyo (UNOCHA ), ayaa lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Lubnan 26.July 2014 (SDN/QJ)- Hogaamiyaha dhaqdhaqaaqa Lubnaan ee Xisbullah Sheekh Xasan Nasrullah ayaa balan ku qaaday in ay taageero buuxda la garab istaagayaan shacabka Falastiin ee degan marinka Qaza ee yuhuudu maalintii 19-aad gumaadka ka wado. Hogaamiyaha Xisbullah ayaa mar uu ka soo muuqday shaashada telefiishanka Bayruut waxa uu fariin xambaarsan digniin u diray dawladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 26.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Cisbitaalka Weyn ee Magaalada Garoowe ku booqday Dhaawaca askar katirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland oo gaari ciidan uu kula dhacay Afaafka Hore ee xarunta UN-ku ay ku lee yihiin magalada Garowe abaare 7:00 Subaxnimo. Saddex Askari oo kamid ahaa Ciidanka Dowladda Puntland gaar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.July 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Caawa iyo Shalay Galabta salaadii casar ka dib magaalada Hargeysa ka da,ay roobab si fiican loogu qabawsaday. Roobka lagu qabawsaday ee ka da,ay Caawa iyo Shalay galab magaalada Hargeysa ayaa ahaa mid aad u weyn oo guud ahaan magaalada Hargeysa si fiican uga wada da,ay isla markaana aan wax dhibaato […]
Posted in Uncategorized | Read More »