Home » 6:22 pm
Entries posted on “July, 2014”
Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa munaasibada CIIDAL FIDRIGA awgeed dhamaanba shacabiwaynaha Somaliland iyo umadda muslimiinta ah, wuxuu alle inooga rajaynayaa inuu inaga aqbalo cibaadadii bisha Ramadan, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Glasgow-27-July-2014-(SDN/QJ) Asxaabtay todobaadkan iyo ciyaaraheena waxaynu ula safreynaa xagaa iyo dalka Scotland & Wales oo aay ka furmeen ciyaarihii wadamada barwaaqa sooranka (Commonwealth Games) waxaana ka soo qeybgaley 71. Orodyahanka Mo Faarax ee labada biladood ee dahabka horey u qaatay ayaa sheegay inuu ka haray cayaaraha waddamada barwaaqo sooranka ah ee ka socda Scotland. Arrintan […]
Posted in Sports | Read More »
Garowe:July,27,2014(SDN/QJ)-Kooxda Dhuumaalaysiga ku jirta ee Khaatumo ayaa dhirbaaxo xoogan oo kale la kulantay, kadib markii uu Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo muddo ku dhex jirey oo shalay u goostay dhinaca Maamulka Puntland. Garaadka ayaa watay Wafti ballaadhan oo madax-dhaqameed u badan, waxana uu soo gebogebeeyey muddo laba sano ahayd oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,27,2014(SDN/QJ)-Golaha Wasiirrada Dawladda Federal-ka Somalia, ayaa Kulamo ay yeesheen waxa ay iskula garteen in Albaabada loo laabo 30-Safaaradood oo somalia ku leedahay Dalalka Galbeedka Afrika. Dr. C/raxmaan Ducaale Beyleh, Wasiirka Arimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Warbaahinta la hadlay Kulankaasi kadib ayaa waxuu sheegay in Golaha Wasiirada uu horgeeyay in la xidho 30 Safaaradood Dowladda Soomaaliya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,27,2014(SDN/QJ)-Dalka Djibouti ayaa la sheegay in dhawaanahan laga waday Dhismaha Jeel Baaxad weyn oo loogu talo galay in lagu xabiso Argagixisada Bariga Afrika oo Al-shabaab ugu horrayso, kaas oo ay maalgelisay Dawladda Dalka Japan. Wararka Warbaahintu helayso ayaa sheegaya in Jeelkaas Dhismihiisu uu ugu horrayn codsaday Madaxweyne Xasan sheikh oo isagu doonaya in Saraakiisha Al-shabaab […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Melbourne:July,27,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (xoog)oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha wakiillada ugu jira Xisbiga Waddani, ayaa dhaliilo culus dusha ka saaray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Gadhwadeenka ka Yahay. Xildhibaan Xoog oo fadhi la yeeshay Taageerayaasha Xisbigiisa Ee Halkaas Deggen, ayaa tilmaamay inaanay xukuumaddan haatan jirtaa diyaar u ahayn inay dalka horumar ka ibo-furto, isla-markaana taas Beddelkeeda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:July,27,2014(SDN/QJ)-Bartii uu Khadka Twitterka ku lahaa madaweyne-ku-xigeenka Kenya ayaa kooxo aan la aqoonsani ay jabsadeen, iyadoo toddobaadkii horena la jabsatay baro kale oo ciidanku lahaa. Kooxaha jabasaday barta twiterka ee madaxweyne ku-xigeenka dalka ayaa bartaasi kusoo qoraya ama soo dhigaya qoraalo aflagaado ah oo ka dhan ah dowladda Kenya. Kooxaha Jabsada baraha twitterka saraakiisha dowladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wasiir Xirsi iyo wafti ballaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa bulshada Gobolka Daad madheed ugu balan qaaday in Cara-tuulka jidka isku xidha labada Gobol ee Togdheer & Daadmadheedh lasoo afjari doono ugu danbayn 31/7/2014. Waxa kale ku bushaareeyay in Madaxwayne Siilaanyo dhagax dhigo doono 18 KM oo laami ah “Paved Road” dhamaadka bisha August,2014,. Bulshadii goobtaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Markii xilka Wasaarada Warfaafinta iyo Boostada loo dhiibay Wasiir Ciilmooge, ayaa QurboJoogta magaalada Minneapolis, ee gobolka MN, aad ugu faraxeen magacaabistiisa. Waxayse Qurbojoogta ku talinayeen in magaca dowrka QurboJoogtu usan noqon dad talada dalka loo dhiibo, isla markaana, waxna aan ku soo kordhin wadanka. Si kastaba ha ahaatee, waxaa isla markiiba bilaabatey hadal hayntii wax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Markii u horaysay ka Hadlay Isbahaysiga Beelaha Magaado oo Mudooyinkii u danbeeyay Shirar Doceedyo ku lahaa Magaalooyinka Waaweyn ee Somaliland isla markaana hadafkoodu yahay Sidii ay u Wiiqi lahaayeen Taageerada uu Markii hore Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku hantay […]
Posted in Uncategorized | Read More »