Home » 4:20 am Entries posted on “July, 2014”

Dilkii Fanaanada Saado Cali Warsame : Maxaan ka Korodhsaday Warbixin

Muqdisho 28.July 2014 (SDN/QJ)- 23-Bishan July 2:00 Duhurnimo aniga waxaan ku sugnaa dhismo aad ugu dhow wadada mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama Xaafadda Taleex waxaa goobtaasi igu wehliyay Suxufiyiin Dhowr ah, jawiga xilligaasi caadi ayuu ahaa xaafadda aan ku sugnayna waxa ay ahayd meelaha ugu amniga badan Muqdisho aadna ugu dhow Wadada Maka Al-Mukarama. Mar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Turkiga oo mar kale qorsheynaya in uu Markab Mucaawino u diro Gaza

Istanbul July 28,2014(SDN/QJ)-Hay’ada mucaawinada ee dalka Turkiga IHH ayaa shaacisay in ay diyaarisay Markab mucaawino sida oo ku siijeeda magaalada Gaza ee lagu hoobtay. Madaxa hayada oo arinkan saxaafada uga waramay ayaa sheegay in dawlada Turkiga ay ka codsadeen in ay ogolaashada siiso. Isla markaana ay doorkan dalbadeen in ciidamada Turkigu ay gelbiyaan markabkan mucaawinadada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Major Telecom Firm Accused of Acting as Al-Shabaab’s Messenger

A man that was behind Villa Somalia’s attack on February 22, told the investigators that he was pressured to collaborate and facilitate the terror group to enter the heavily-fortified Somali Presidential Palace compound, through the gate with a car bomb by Hormuud Telecom Somalia inc. (HORTEL). Mr. Muhyaddin, who was arrested by the Security forces […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Minneapolis police outreach to Somali community offers a national model

Minneapolis police officer Mike Kirchen hopped off his bike on a recent afternoon and strolled through the Cedar-Riverside neighborhood, home to the largest Somali immigrant population in the United States. An hour into his shift, he had given stickers to curious children, stopped traffic to help a woman cross a busy street, moved loitering teens […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN Says 350,000 People In Somalia May Die Of Malnutrition

MOGADISHU (Reuters) – The United Nations has reported alarming rates of malnutrition in the Somali capital where aid agencies cannot meet the needs of 350,000 people due to insufficient funds, drought and conflict. The U.N. Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said the Somali government had compared the situation to the run-up to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Mismatch Interests on Tribal Politics in Somalia

Introduction     Somalia, a domicile of inferno, analytically corrupt, where immoral and ethical dishonest are all on primed. A home of piracy and a self-haven of International Terrorism, all at once this Failed State procures admiration, veneration and respect from the most Liberal States of the world, such as the United States and Britain. Beyond […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AN ERROR OF JUDGMENT OK: AND REAP THE WHIRLWIND

Had Mr Rayaalle been elected instead of Siilanyo four years ago ,  we wouldn’t have been in the present mess we are in .   The country would not have been under siege as we are now.  Our borders would not have been closed to the outside world. Relations with Ethiopia would have been cordial and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyey Munaasabadda Ciidul Fidriga

 Muqdisho July 27, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubka Islaamka ugu hanbalyeeyey munaasabadda Ciidul Fidriga. Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa u rajeeyey dadka Soomaaliyeed in ay ciiddan Cideeda ku gaaraan nabad iyo horumar , isla-markaasina ay ka adkaadaan cadawgooda ka hortaagan nabadda iyo dowladnimada. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa munaasabadda Ciidda hambalyo u diray

Muqdisho July 26 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u direy hambalyada ciidul fitriga oo maanta loo dabaaldegayo. Madaxweynuhu wuxuu yiri “Ii oggolaada in aan idinla wadaago farxadda ciidda. Ilaaheey waxaan ka baryayaa in uu soonkii aan soonnay naga siiyo ajar iyo xasanaad. Shacabka Soomaaliyeed meel […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland oo Shaacisay in Beri tahay Ciidul Fidri

Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa Caawa Daboolka ka qaaday  in Isniinta barri ah,  bisha July-na  ay tahay 28, sannadka 2014, ay tahay maalinta koowaad ee  Ciidul Fitriga. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sh.Khaliil C.laahi Axmed oo Caawa Warbaahinta la hadlayay  ayaa sheegay in xog uruurin la sameeyey lagu ogaaday in bisha Soon-fureed […]

Posted in Uncategorized | Read More »