Home » 10:41 am Entries posted on “June, 2014”

Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Wakiilada Ingiriiska Oo Xasan Sheekha Somaliya Ku Eedeeyay Inuu Ku Fashilmay Inuu Somaliland Ku Qanciyo Midnimo Dambe

London: 29,June,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Jonn Lun, oo ka tirsan aqalka golaha wakiilada ee Ingiriiska, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku tilmaamay inuu ku fashilmay sidii uu Somaliya uga saari lahaa dhibaatada ay dhex dabaalaynayso.Xildhibaan Jon, oo 27 June qoraal u gudbiyay guddiga golahooda u qaabilsan xidhiidhka caalamiga ah iyo Afrika, wuxuu sheeay in xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Mr. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamo Magac Cusub Leh Oo Xalay Markii Ugu Horraysay Lagu Arkay Waddooyinka Caasimadda Muqdisho iyo Ujeeddadooda

Muqdisho:June,29,2014(SDN/QJ)-Caasimadda Somalia ee Muqdisho waxa Xalay markii ugu horraysay lagu arkay ciidamo gaar ah oo loogu magacdaray Nabad ku Afur, kuwaas oo inta Bisha Ramadaan lagu jiro si gaar ah u ilaalin doona ammaanka caasimadda. Ciidamada ayaa iskugu jira kuwa AMISOM ah iyo qaar soomaali ah, waxan ay ku hubaysan yihiin noocyada kala duwan ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha dhaqanka Soomaaliyeed Suldaan Cabdicasiis Cumar Daar (Suldaan Bayle) oo Madaxweynaha Somalia iyo Beesha Caalamkaba ka dalbaday Aqoonsiga Somaliland

Muqdisho 29.June 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha dhaqanka Soomaaliyeed Suldaan Cabdicasiis Cumar Daar (Suldaan Bayle) ayaa waddamada caalamka iyo madaxweynaha Soomaaliya ugu baaqay inay madax banaani buuxda siiyaan Somaliland. Guddoomiyaha dhaqanka Soomaaliyeed Suldaan Cabdicasiis Cumar Daar (Suldaan Bayle) oo ah Suldaanka beelaha Daarood, ayaa ummadda  reer Somaliland ku hambalyeeyay munaasibadda 54-aad ee 26-ka Juun, waxa uu tilmaamay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dil Naxdir leh Oo Habeenkii Xalay Ka Dhacay Beledweyne

Baladweyne:June,2014(SDN/QJ)-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxa Habeenkii xalay lagu dilay nin la sheegay inuu ahaa imam masaajid iyo macallin dugsiyo iyo jaamacad Halkaas ku yaalla Bare ka  ahaan jirey. Allaha u naxariistee Imaamka la dilay ayaa waxaa Magaciisa lagu sheegay Sheikh Cabdi Ibraahim Madar, waxaana la dilay xilli uu kusii jeeday Hoygiisa, isagoo ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

24 Saacadood kadib Markii uu Ingiriiska ka Dhaqan Galay Qaad Joojinta oo Qofkii Kowaad la qabtay Waddankuuse u dhashay?

London 29.June 2014 (SDN/QJ)- Qofkii ugu horreeyay ee dawladda Ingiriisku ku qabato qaadka tan iyo markii laga mamnuucay waddankaas in lagaga ganacsado ama lagu cuno qaadka laguna daray liska maandooriyaha dalkaas ka mamnuuca ah ayaa noqday  Nin Soomaal ah. Ninkan  dhalashadiisu Soomaaliga  tahay ayaa salaasadii toddobaadkan dalka Ingiriiska  loogu xidhay dacwad ah isku-day kootarabaanin maandooriye, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mudo Shan Sanno ah iyo Tirada Guud ee Ciidanka Booliska Kenya ay Dileen oo la Daahfuray

Nairobi 29.June 2014 (SDN/QJ)- Booliiska dalka Kenya ayaa toogasho ku dilay 1,000 ruux muddo shan sano  gudahood ah , sida lagu sheegay warbixin uu soo saaray urur Madax-bannaan oo ka shaqeeya caafimaadka kana howlgala dalka Kenya. Ururka IMLU ayaa ciidammadda amniga Kenya ku eedeeyay dhimashada inta badan dadkii ahaa 1,873 qof oo ku dhintay shilal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxtooyada Oo Weerar qaawan ku Qaadday Mujaahid Maxamed Xaashi iyo Dhuxul Oo Noqday Shaabuugga Lagu Garaaco Mujaahidiintii Dhiiggooda Huray

Hargeysa:June,29,2014(SDN/QJ)-Madaxtooyada somaliland, ayaa Weerar qaawan ku qaadday Wasiirkii hore ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi, waxana uu Afhayeenka Madaxtooyadu sheegay inuu  Huwaday Shaadhkii qabiilka. Madaxtooyada ayaa Weerarka ay ku qaaday Mujaahid Maxamed Xaashi u adeegsatay oo dhex marisay Afhayeenkeeda Axmed Saleebaan Dhuxul, kaas oo si ka baxsan Anshaxa Siyaasadda ugu tilmaamay Maxamed Xaashi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dood ka dhalatay ciyaaraha aduunka iyo Bisha barakeysan ee Ramadaan

Brasilia June 29,2014(SDN/QJ)-Ciyaaryahanada dalka Algeria ee u soo gubay wareega labaad ee ciyaaraha Kubada cagta Aduunka eek a socota dalka Brazil ayaa waxa soo wejahan xaalad diimeed ka dib kolkii ay bisha barakeysan ee Ramaaan curatay. Kooxda qaranka ee Algeria ayaa waxa ay ku kala qeybsameen in ay ciyaaraan iyaga oo sooman iyo inkale waxaana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Af-hayeen Dhuxul Oo Shaaca Ka Qaadday In Saddxa Xisbi-qaran Iska Diideen Ka Qaybgalka Munasibadii 26-Ka June Ee Madaxtooyada lagu Qabtay

Hargeysa:June,29,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa Markii ugu horraysay Jawaab Shacabka reer Somaliland is weydiinayeen oo ahayd sababta Munaasibaddii qaran  ee 26-ka June ee dhawaan Madaxtooyada lagu qabtay Looga Waayey Madaxda kala duwan ee Golayaasha qaranka oo ay ugu horreeyaan Saddxda Xisbi-qaran ee Dalka ka jiraa. Afhayeenka ayaa si  cad afkiisa uga sheegay inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Ciraaq oo qaaday olole ay dib ugu qabsaneyso degaano ay Islaamiyiinta ISIS gacanta ku dhigeen dhawaan

Tikrit June 29,2014(SDN/QJ)-Ciidamada dalka Ciraaq ayaa bilaabay olole ay dib ugu qabsanayaan degaanada Suniyiinta ee dalkaas oo gacanta todobaadyo ka hor u galy islaamiyiinta ISIS. Waxa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan weerarka dawladu ku qaaday degaanadan oo ay ugu horeyso magaalada Tikrit. Tikrit oo ah halkii uu ku dhashay madaxweynihii hore ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »