Home » 10:27 pm
Entries posted on “June, 2014”
The Qatari embassy in London has been dragged into a diplomatic row over alleged racist slur against its Somali-born employee.Somali-born Mohamoud Ahmed, who has lived in the UK for more than 40 years, claimed he was referred to in Arabic as a “donkeyâ€� and a “dogâ€� by the head of the embassy’s medical department Abdullah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Previously the Somali human trafficking secret agents were focused within borders of Somali-land, but recently a serious very deadly worse than the type of human trafficking has happened in Somali-land and this new turn bad development. Below is a sad story of 12 Pakistanis and Indians organized by secret agents in Somali-land that spoiled the image of somaliland The prospect […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaan ku bilaabayaa bisinka eebe iyo magaca nebigeena suuban (N.N.K.H) intaas kadib. Dowlad walba oo aduunka ka dhisan waxaa udub dhexaado iyo tirar u ah shaqaale intooda badan aqoon, karti iyo tayo u leh iney fuliyaan shaqada dowladu u igmatay, wexey fulin iyo dardar gelin ku sameeyaan socodsiinta iyo taaba gelinta dhaammaan qorshayaasha iyo siyaasadaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 29 June, 2014– His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today accepted the credentials of the new Italian ambassador to Somalia, Farbizio Marcelli. The Ambassador thanked H.E. the President for accepting his credentials and noted his government’s pleasure at having an ambassador in Mogadishu and a period of absence. He also conveyed a personal message […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bismillah Rahmani Rahim The Prime Minister of Somalia sends his salutations to the people of Somalia and to our brothers and sisters within the Muslim Ummah on the beginning of the blessed month of Ramadhan. H.E Abdiweli Sheikh Ahmed fervently hopes this Ramadhan brings happiness, success and peace to the Somali people and the entire […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Iyada oo aaney maanta wadanka ka jirin wax sharci shidaad ahi, ayaa waxaa nasiibdaro ah in Wasiirka macdantu uu isaga oo garab ka haysta awooda dawladnimo ee dhinaca ka raran ee Xukuumada Siilaanyo uu qol-madow kula heshiiyey oo uu kontaraatyo iyo heshiisyo aan bireysneyn oo booli ah uu la galey shirkadahan hoose ee tirada badan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Iyada oo lagu jiro waqti ay dadka muslimiinta aduunka ay bilaabeen Ramadaanki Kariimka ah. Hadii aan Soomaali nahayna. Waxa ugu horeeya ee aan xasuuso ay tahay dadka Soomaaliiyeed ee weli la tiicaayaa diiftii iyo tabaaladii uu ku reebay dagaalkii sokeeye, ee bilowday dabayaaqadii sanadkii 1991gii. Kaas oo aan weli dhamaan madaama ay socdaan kuwo hoose […]
Posted in Uncategorized | Read More »
london 30Jun(SDN)Marka hore waxaanu u mahad naqaynaa saxaafada madaxa banaan ee had iyo jeer heeganka u ah inay warar dhexdhexaad ah u soo gudbiyaan dadweynaha Somaliland Waxaanu ku baaqaynaa in shirkii ka dhacay London bishan June 21keedii ee ay isugu yimaadeen tiro yar oo beesha Ciidagale ka mid ah ay ku sameeyeen guddi oo ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa June 29 2014(SDN/QJ) Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani Ibraahim Mahdi Buuba Ayaa Xukuumada Ku Eedeyey Inay Hanan Kari Wayday Hawada Somaliland Oo Dhawaan Xukuumada Somaliya Ku Dhawaaqday Inay La Soo Wareegtay Guud Ahaan Hawadii Somaliya La Isku Odhan Iyadoo Ku Soo Beegmaysa Xili Ay Maalintii Shalaty Wafti Uu Hogaaminayo Wasirka Arimaha Dibada Somaliland Ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa June 29/2014 (SDN/QJ)Madaxawaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Ayaa Maanta Ka Qayb Galay Aaska Marxumad Faadumo Axmed Ciise Oo Ku Geeriyootay Magaalada HargeisaTacsi Madaxwaynha Jamhuurioyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Silanyo Waxa Uu Tacsi U Dirayaa Qoyskii Iyo Ehelki Qaraabadii Asxaabtii Ay Ka Baxday Marwo Faadumo Axmed Ciise Oo Ku Geeriyootay 29 June Magaladni Hargeisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »