Home » 6:59 am
Entries posted on “June, 2014”
Pozzalo::June,30,2014(SDN/QJ)-Ugu yaraan 31-Qof oo Tahriibayaal ahaa ayaa Geeriyaaday, kadib markii ay ku Neef qabatoobeen Doonni aad u yar oo ay ku saarnaayeen ilaa iyo 600-qof. Ciidamada Bada ee dowlada Talyaaniga ayaa subaxnimadii Isniinta soo badbaadiyey doonidan ee Dadku ku dhinteen, taas oo ka soo kicitantay Dhinaca Dalka Libiya. Markab ay leeyihiin ciidamada Bada ee Talyaaniga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi June 30,2014(SDN/QJ)-Haweeneyda u qaabilsan maamulka Khaatumo oo shir jaraaid ku qabatay magaalada Nairobi ayaa shaaca ka qaaday in ay Nairobi kula kulmeen madaxweynaha Puntlan Cabdiweli Gaas isla markaana uu taageero u muujiyay maamulkooda. Masuuliyiin kale oo maamulkaa ka mid ah ayaa Iyana weerary dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya,halkan hoose ka daawo
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:June,30,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka dhawaan loo magacaabay Maxkamadda sare ee Ciidanka Somalia Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare, ayaa Hadal Kulul oo Hanjabaad ah u jeediyey Dhammaanba kooxaha Al-shabaabka ka tirsan eek u sugan Magaalada Muqdisho iyo Waalidka dhalayba. C/raxmaan Tuur-yare ayaa waxa uu sheegay in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay doonayaan weeraro inay ka geystaan Magaalada Muqdisho, laakiin wuxuu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
As what i wrote earlier was too short about Mohamed, below is complete biography related Mohamed Moogeh. Kindly publish the article as the same is pleasurable to many readers. Thanks. A biography is a detailed description or account of a person’s life. It entails more than basic facts like education, work, relationships, and death a biography also portrays a […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:June,30,2014(SDN/QJ)-Waxa Kor loo qaaday Amaanka Dugsiyada Caalamka laga leeyahay ee Gebi ahaanba ku Yaalla Dalka Kenya. Sababta arrintan loo sameeyey ayaa lagu sheegay Tallaabooyinkii dhawaanahan ay kooxda Al-shabaab ka fulinaysay Deegaanno ka mid ah Dalkaas eek u laynaysay Dadka Shicibka ah. Albaabada laga galo Dugsiyada caalamiga ah ayaa waxa la dhigay askar dadka si wayn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Absentee voting kicked-off Friday morning in a hotly contested democratic primary race for the state house between incumbent Phyllis Kahn and Mohamud Noor. According to voter registration records from the Secretary of State’s office, more than 140 people used 419 Cedar Avenue South in Minneapolis as their home address when they registered to vote. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London June 30,2014(SDN/QJ)-Nin Soomaali ah uu mudo u shaqeynayay safaarada Qadar ku leedahay dalka Britain ayaa dacwad ku oogay sarkaalka u qaabilsan safaarada arrimaha caafimaadka. Maxamuud Axmed oo Britain ku noolaa 40 sanadood ayaa sheegay in Cabdala Al Ansari uu aflagaado midabtakoor ah iyo jirdil isu raaciyay. “Intii uu Cabdala la wareegay waaxda caafimaadka ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:June,30,2014(SDN/QJ)-Waxa isa soo taraya warar ay Warbaahintu Ruushku daabacayaan oo sheegaya in Somalia Gudaheeda lagu soo riday Diyaarad dalka Ruushku lahaa oo sida la sheegayo u kiraysnayd Qaramada Midoobay. Wargeyska voice of Russia ee ka soo baxa dalka Ruushka oo ka mid ah warbaahinta warkan faafisay, ayaa daabacay in diyaaraddan oo Haatan gacanta Qaramada midoobay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:June,30,2014(SDN/QJ)-Saxafiga caanka ah, imikase isku rogay Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa qoraal dheer oo uu isku barbar dhigayo Dawladda soomaaliya ee uu xasan sheikh Hoggaamiye iyo Beel ka mid ah kuwa Dega Muqdisho Soo Bandhigay, isagoo ku faahfaahiyey qoddobo dhawr ah oo Beeshaasi u daliishanayso Dooddeeda. Yuusuf Garaad waxa uu Qoraalkiisa si Hoose ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:June,30,2014(SDN/QJ)-Hay’adda Waddaniga ah ee Arrimaha Xuquuqda aadamaha u doodda ee magaceeda la yidhaadho Human Right Center, ayaa qoraal ay soo saartay ku cambaaraysay Hannaanka ay xukuumaddu ula macaamishay xadhigga ay kula kacday wasiir-ku-xigeenkii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor. Hay’adda ayaa qoraalkeeda kaga sheegaysay waxyaabihii ay ka qortay Waraysiyo ay xaqiiqda ku raadinaysay oo ay la […]
Posted in Uncategorized | Read More »