Home » 11:56 pm Entries posted on “April, 2014”

Ururka Codka Haweenka Beelaha la hayb-soocoee loo yaqaan VOSOMWO. Waxaanu si buuxda u Cambaaraynayaa xadgudubyada joogtada ah ee lagu hayo Beelaha Gabooye ee kunool gobolka Awdal garahan magalada Boorama

Ururka codka haweenka laga tiradabadan yahay ee VOSOMWO una dooda xuquuqda beelaha laga tirade badan yahay eeSomaliland ,waxay si xooggan uga waalacsan yihiin xad-gdubyada isa soo tarayaee bilihii ugu dambeeyay lala beegsanayay qaybaha bulshada Somaliland ugu nugulee dadyowga laga tirade badan yahay ee Gobolka Awdal, Ururka codka haweenkalaga tirade badan yahay ee VOSOMWO oo si […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Woes of families, soldiers returning from war in Somalia

Kenya: A Senior Kenya Defence Forces ( KDF) Private serving combat duty in Somalia who helped liberate thousands of kilometers of land from Al-Shabaab militants returned home to receive a frosty reception. Contemporaries in the military and civilians call him a war hero every time he narrates to them stories of how they were blown […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baahintii Maanta ee Iddaacada Hilaac iyo Dood xiiso badn oo u dhexeysa Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Wadani,UCID,Prof Axmed Ismaciil Samatar iyo Marwo Faadumo Siciid

Helsinki April 27,2014(SDN)-Dhegeysteyaal waa idaacadeenii caawa baahinteena caawa ood ku maqli doontaan dood aad u kulul oo ay ka qayb qaadanayaaan gudoomiyaha baarlamanaka Somaliland Mudana Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi  Pro. Axmed Ismaaciil Samatar Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe  iyo xooghaya Qasnajiga ee Xisbiga Ucid Faadumo Siciid,dhegeysi haboon. [peckplayer id=”1″ sound=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/hillac.mp3] HALKAN KA DHEGEYSO BAAHINTA IDAACADA […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maahmaahda Ugu Liidata Waa: ‘Guri Kasta Waxuu La Xiran Yahay Dhibtiisa’

Aqristow marka hore aan ku xasuusiyo wiilkii Soomaaliyeed ee ka yaabiyey Aduunka oo dhan ee gobolka California (kaliforniya), ee dalka Maraykanka, isaga oo isku qariyey meesha ay diyaaraduhu ku xaraysataan taayarada marka ay hawada galaan, taas oo ah mid taageeraysa arimaha aan ku xusi doono qoraalkaygan. Wiilkaas in uu qatartaas u bareero waxaa keenay jacaylka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeer ku tagay saddex wasaaradoo​d

Axad, April 27, 2014 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeer ku tagey Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha iyo Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka, waxaana halkaas uu warbixinno uga helay qaar kamid ah hawl-wadeennada wasaaradahaas. Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa intii uu kormeerkiisa ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH MAXAMUUD WAA IN UU IS CASILA AMA WAA IN UU WAX MUUQDA UU QABTA SHACABKIISA LABADAAS MID KOOD HA YEELO

Shacbiga Soomaaliyeed Waxay dhahaan ” Run iyo Ilko waa la cadeeya” sababta aan hadal kaas u soo qaatey waxay tahay markii aan u adkeysan waayay dhibka heysta Shacbiga soomaaliyeed meel kaste ha jooggan, Qaas ahaan Reer Nairobi. Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu beryahaan danbe ku fashil may siyaasadda sababtoo ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SHIR-BEELEEDKA KULMIYE iyo Kursiga Madaxweynaha oo bannaan 8 Saacadood…!!!

Sidii caadada ahayd aniga oo socod ku maraya waddooyinka camiran ee magaalada Hargeysa, waxaa indhahaygu si lama filaana u qabanayaan goob ay ku sugan yihiin ciidanka sida gaarka loogu tababaray Argagixisada iyo dembiyada culus ee RRU, waxay ku mashquulsan yihiin ciidankaasi inay dad kala horaan, qaar ka mida way kala eryayaan, qaarna wayba xidheen, waxaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xasan Gaafaadhi oo ka Tanaasulay tartankii uu hore u shaaciyay

27,Apr.2014(SDN/QJ)-War hadda soo dhacay oo ay heshay Shaabakadda caalamiga ah ee Qurbejoog.com,ayaa sheegay in Xasan Gaafaadhi uu ka tanaasulay Hankiisii Murashaxnimada Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga Taladda Dalka haye ee Kulmye oo mudoo haatan laga joogo Todobaad iyo Badh ka hor uu ku dhawaaqay. Ilaa hadda lama oga waxa uu dhaafsaday Xasan Gaafadhi inuu ka Tanaasulo u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia oo Gaadhay Tunisia

Tunisia 27.April 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibadda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tunisia. Wasiirka arrimaga dibadda dalka Tunisiya, Mongi Hamdi ayaa soo dhoweeyay wafdiga ka socda dowladda Soomaaliya oo uu ka mid yahay wasiirka maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane. Wafdiga ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamada Gobolka Hargaysa oo Mudaysay Xiliga Dhagaysiga Dacwada Haatuf +Xeerka Saxaafada oo aan lagu qaadayn + Dhibanayaasha oo Noqday Qaranka JSL

Hargaysa 27.April 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa mudaysay  dacwada loo haysto  mas’uuliyiinta Wargeyskii la xayiray ee Haatuf. Maxkamadu waxay u cayintay dhegaysiga dacwada loo haysto mas’uuliyiinta Wargeyska Haatuf  04/05/2014 oo ah maalin Axad ah, sidaasna waxa lagu sheegay  qoraal baafin ah oo uu maanta    soo saaray Garsooraha Maxkamada Gobolka Hargeysa Jamaal Axmed Maxamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »