Home » 6:09 am
Entries posted on “April, 2014”
Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Jawiga Guud ee Goobta uu ka Furmayo Shirweynaha Saddexaad ee Xisbiga Kulmiye ayaa Saacaddan ah mid aad u deggen, waxana ay Ergooyinku wali ku qulqulayaan Xarunta Shirka oo ah Hutel Mansor. Sida uu sheegayo Wariyaha Qurbejoog.com eek u sugan Goobta Shirku, waxa La Xidhay Waddada Tagta Hutelka, iyadoo aanay Baabuurta Shacabku dhaafaynin Hutel Safari oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Canadians at risk of joining foreign terrorist groups in Syria and elsewhere are now being tracked under a program led by the RCMP, a senior counter-terrorism officer has revealed in an interview. The program has brought together police and federal agencies to identify “high-risk travellers” and disrupt their plans using methods such as denying them […]
Posted in Uncategorized | Read More »
They call them Ciyaalka Badda or children from the sea. This phrase is used when referring to the young Somali refugees who come by boat from North Africa. The expressions of the eight young Somali men leaning against the wall outside Termini station tell a complex story. They are caught in the midst of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
SAN JOSE, Calif. – He was young, displaced and frustrated, and he wanted nothing more than to reunite with his mother in their native Africa. The 15-year-old Somali boy had been arguing at home, and in the kind of impulsive move that teenagers make, he hopped a fence at San Jose International Airport last Sunday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington April 28,2014(SDN/QJ)-Jaaliyadaha reer Jabuuti ee Woqooyiga America iyo Yurub iyo Dallada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa wada jir u abaabulaya isu soo baxyo looga soo horjeedo Booqasho uu madaxweynaha Jabuuti ku imanayo wadanka Mareykanka. Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle ayaa lagu wadaa in uu kulan la qaato madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Labada Masuul ayaa lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somaliland wali caalamka kama helin aqoonsi buuxa. Somaaliland waxay xad la wadaagtaa Jabuuti,Itoobiya iyo Soomaaliya. Somaliland waxey kamid aheyd dalalkii Ingiriisku gumaysan jirey, waxeyna xornimadda qaadatey Juun 26 1960 afar maalmood ka dibna waxay la midowday Soomaliya oo Talyaanigu guumeysan jiray. Sanadkii 1991 ayey Somaliland ku dhawaaqday inay midawgii Soomaaliya ka noqotay, waxayna la baxday magaca Somaliland magaalo-madaxna […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyihii Ururkii Dhacay ee Rays Xasan Gaafaadhi ayaa ugu dambayntii lagu qanciyey inuu ka tanaasulo hankiisa ah inuu Hurgureeyo Kursiga Ku-xigeenka Koowaad oo uu haatan ku fadhiyo Maxamed Kaahin Axmed. Haddaba Mudane Xasan Gaafaadhi oo hore munaasibado ugu sheegay inuu u taagan yahay Kursiga Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga, ayaa la saaray Culays badan sidii uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Kadiba markii ay Guddida Farsamo ee Madaxweynuhu u magacaabay Dhamaystirka Hawsha Diiwaangelinta Dadweynuhu ku dhawaaqeen in la qaadan doono Tiro shaqaale ah oo ku dhaw 600, oo qof, ayey Masuuliyiinta Dawladdu Bilaabeen inay tartan u galaan sidii ay shaqaalahaas cid gaar ah uga dhigan lahaayeen. Inkastoo ay Guddida Hawshan Gacanta ku haysaa shaaciyeen in Ardayda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Tan iyo markii uu soo baxay warka ah inuu Guddoomiyihii hore ee Urur-siyaasadeedkii Rays ka tanaasulay dhaqaaqiisii ahaa inuu u taagan yahay Kursiga Guddoomiye-ku-xigeenka Kowaad ee Xisbiga, ayaa waxa Hoos u dhacay Xiisihii iyo Xamaasaddii laga filayey Shirweynaha Maanta Furmayya. Is-sharraxaadda Xasan Gaafaadhi ayaa xiiso gaar ah u yeelaysay Shirweynaha, maadaama oo uu ahaa shakhsiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismayo:April,28,2014(SDN/QJ)-Sarkaal Boolis ah oo ka tirsan Maamulka Jubba Land ayaa Habbeenkii xalay lagu dilay Magaalada Kismayo. Sarkaalkan oo aan wali magaciisa la sheegin ayaa koox Hubaysani ku toogteen Aagga Impeatoria oo ka mid ah Xaafadda Calanley ee Magaalada Kismayo. Lama garankaro wali cidda ka dambaysay Sarkaalkaas, balse waxa la sheegayaa in Kooxdii dilka Geysatay […]
Posted in Uncategorized | Read More »