Home » 5:54 am
Entries posted on “April, 2014”
Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota waa magaalada ay degan yihiin Qurbojoogta racii ugu horeeyey ee ka soo qaxay dagaalkii sokeeyey ee wadankeena ka dhacay sanadkii 1990kii. Waana magaalada ay degan yihiin Qurbojoogta Soomaaliyeed ee ugu badan marka laga reebo Nairobi, Kenya. Waa halka laga doortay qofkii Soomaaliyeed ee ugu horeeyey ee xil ka qabta Wadanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:07-April-2014(SDN)-Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 7-da Bisha April, waxana Dunida laga Xusaa maalinta Caafimaadka Adduunka, balse Dad badan oo Somaliland ku dhaqan macno uma samaynayso taasi. Xuskaas Adduunku u samaynayo Maalinta Caafimaadku Gudaha Somaliland lagama Dareensana, waxana Dadka Danyarta ah ee Dalka ku nooli la Tiicayaan Murugo iyo dhibaato ay Xanuuno ruuq dheeraaday ku reebeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:07-April-2014(SDN)-Baarlamaanka Somalia, ayaa Haatan bilaabay Qorshe ay ugu Gurmanayaan Dad Soomaali ah oo ku dhibaataysan Meelo ka Baxsan Somalia. Xildhibaan Maxamed Nuuraani Abakar oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah gudiga arimaha dibada ee baarlamaanka ayaa sheegay inay Go’aamiyeen in ay wafdi xildhibaano ay ugu dirayaan saddex dal oo qaxootiga Soomaaliyeed ay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London:07-April-2014(SDN)-Hoggaanka Sare ee Kooxda Dalkaasi Ingiriiska ka dhisan ee Arsenal ayaa Beeniyey Warar Warbaahintu Baahisay oo Sheegayey in Abu Isa Al-andalus (Abu Ciise Al-andalus) uu ka mid ahaa ciyaartoyda kooxda Arsenal. Masuuliyiinta ka tirsan Arsenal ayaa sheegay in Abu Isa aanu u soo ciyaarin Arsenal waxayna intaa ku dareen inaanu u diiwaan gashanayn magacaas. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:07-April-2014(SDN)-Todobaadyo kahor ayey ahayd, markii askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee Soomaaliya joogaa uu Wargeyska The Star ee dalka Kenya kasoo baxa u sheegay, in ciidamada AMISOM aanay dani ugu jirin xasillooni ka dhalata dalka Soomaaliya, maadaama ay faa’iidooyin badan ku qabaan, kusii negaanshahooda Soomaaliyana ay uga dhigan tahay inay lacag badan heli doonaan. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacyo:07-April-2014 (SDN)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale ”Qeybdiid” ayaa Maalintii shalay kala diray Golihii Wasiirada Maamulka Galmudug ee uu Madaxda u Yahay. Warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in la kala diray Wasiiradii iyo Wasiirro ku Xigeenadii Maamulka Galmudug oo in muddo ah Shaqadaas soo Hayey. Sababta Loo Kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi April 07.2014(SDN)-Ciidamada dalka Kenya oo hawlgalo amniga lagu sugayo ka waday magaalada Nairobi khaasatan xaafada Soomaalidu ku badan tahay ee Eastleigh ayaa helay goob walxaha qarxa lagu farsameeyo. Taliyha ciidamada Police-ka ee Nairobi Benson Kibue ayaa sheegay in aqalka laga helay agab lagu sameeyo walxaha qarxa iyo qoraalo kale. Taliyuhu waxa kale uu sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
As African leaders gather in Brussels for the EU-Africa summit, the foreign minister of Somaliland writes that despite substantial help from the EU, the country still faces important economic hurdles on its path to development, which could be remedied partly by international recognition. Mohamed Yonis is the minister of foreign affairs of Somaliland. The […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 07April14 Xaflad aad loo soo qaban qabiyey oo soo qaban qabiyeen tageerayasha xisbiga ucid ee wadanka Finland oo lagu soo dhawaynayey gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal cali waraabe xafladan oo ahay mid aad ay ka soo qayb galeen jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan wadankan Finlad waxa lagu furay aayadaha quraanka kariimka waxa kale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 06.April 2014 (SDN)-Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wadatashiga, ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) saaka u gudbiyey waraaq ay sheegeen in ay talooyin ugu gudbiyeen madaxweynaha. Masuuliyiinta ku bahoobay Madashawadatisha oo qasriga Madaxtooyada waraaqda geeyey, ayaa kadib markii ay madaxtooyada ka soo baxeen warbaahinta la hadlay, balse ka gaabsaday in faahfaahin dheeraad ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »