Home » 3:21 pm
Entries posted on “April, 2014”
Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir Faarax oo hore uga Mid ahaa Madaxda Sare ee Xisbiga Kulmiye ayaa Dhaleeceeyay Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye ee Maanta ka Qabsoomay Huteel Maansoor kaas oo uu ku Macneeyay Shir beeleed . C.raxmaan C.qaadir Waxa uu u Cuskaday Dhaliishiisa Qaabka loo soo Xulay Ergada oo Beelo ka Yimid,Waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaahira 28.April 2014 (SDN/QJ)- Dad Gaadhaya 700 Oo Ruux Oo Ah Taageerayaasha Ururka Ikhwaanul Muslimiin Ee Masar Ayay Maxkamad Dil Ku Xukuntay, Waxaana Dadkaas Ka Mid Ah Hoggaamiyaha Ururkaas Maxamad Badiic. Dadka dilka lagu xukumay waxaa ka mid hoggaamiyaha Ikhwaanul Muslimiinka, Maxamad Badiic ,Eedaysanayaasha Ayaa Bishii La Soo Dhaafay Ay Maxkamadi Ku Xukuntay Dil, Waxaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Khudbad dheer ka Soo Jeediyay Maanta Furitaanka Shirweynaha 3aad ee Xisbul Xaakimka Kulmiye ayaa ka Waramay Duruufihii Gilgilay Xisbiga Kulmiye Mudadii uu Socday Qaban qaabada Shirweynaha 3aad ee Sida Rasmiga ah Maanta u furmay. Gudoomiyuhu Waxa uu amaan la dul istaagay Madaxweyne Axmed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Ergooyin Shirweyna Kulmiye Uga Yimi Gobolada Awdal Iyo Salal Ayaa Shirweynaha Xisbiga Kulmiye Ku Tilmaamay Mid Beel Kaliya Loo Qabtay Isla Markaana Sheegay In Ciidamada Lagu Balamiyey Si Aanay U Soo Galin Madashii Shirweynuhu Ka Dhacayey. Xubnahan oo Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay in Gefka loo gaystay ay Go’aan rasmi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isna ka hadlay Shirweynaha Kulmiye, waxaanu jeediyey Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu kaga sheekeeyay waxyaabaha Xukumaddiisu qabatay, isagoo tilmaamay in Balanqaadkii Kulmiye yahay wax la qabtay iyo wax gacanta lagu hayo. Waxa uu sidoo kale Hogaanka kulmiye u rajeeyay in Guusha Kulmiye hogaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)-Shirweynaha 3-aad ee Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa maanta ka furmay Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa. Shirweynaha Kulmiye oo mudo kolba dib u dhacayay ayaa si habsami ah u furmay, waxaanu soconayaa laba maalmood oo ah 28-29ka Bisha. Shirka waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Hogaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Musharaxii hore u sheegay inuu u taagan yahay jagada Maxamed Kaahin Xasan Cali Maxamuud Gaafaadhi, ayaa Haatan Ergooyinka hortooda kaga Dhawaaqay Go’aankii ay xalay Madaxweyne Siilaanyo ku kala Yimaaddeen oo ahaa inuu ka Tanaasulay rabitaankiisii. Xasan Gaafaadhi ayaa haatan ergooyinka ka hor akhriyey hadal kooban oo uu ku shaacinayo inuu gebi ahaanba ka noqday Go’aankaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)- Shirweynihii Saddexaad Ee Xisbiga Kulmiye ayaa haatan ka furmay Hutel Mansor ee Magaalada Hargeysa, waxana Goobta ka Maqan Maddaxweyne-ku-xigeenkii somaliland iyo waliba Ergooyinkii Beesha Samaroon oo dhan. Mudane Saylici ayaa in badan shirka lala sugay, haatanse markii uu iman waayey isaga iyo ergooyika beeshiisa ayaa si rasmi ah loo furay shirka. Wararka aanu ilaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)- Shirweynihii Saddexaad Ee Xisbiga Kulmiye ayaa diyaar u ah in la furo, waxana Goobta Haatan soo galay Madaxweyne Siilaanyo oo ay hareero socdaan Golihiisa wasiirrada iyo Madaxda Sare ee Xisbiga Kulmiye. Sidoo kale waxa haatan Goobta ay wasiirradu fadhiyaan isaguna dhex fadhiya Wiilka uu madaxweyne Siilaanyo Soddogga u yahay ee Baashe Cumar (Morgan). Baashe […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalia has recalled her ambassador to Kenya after the controversial arrest of its consul in Nairobi.Deputy Minister of Foreign Affairs and Planning, Mahad Mohamed Salad confirmed in a news conference in Mogadishu on Sunday that the Somali government was recalling its envoy Ali Nor Mohamed to review diplomatic relations with Kenya in the wake of […]
Posted in Uncategorized | Read More »