Home » 1:43 pm
Entries posted on “April, 2014”
Hargaysa 07.March 2014 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka furay Huteel Maansoor Shir lagaga hadlayo Maamul daadejinta. Shirkan oo Socon doona Mudo Sadex Cisho ah Waxaa Ka qayb galay Maayarada Magaalooyinka laga Wado Mashruuca Maamul Daadejinta ee Somaliland,Saraakiil ka Socotay Hay’adaha Qaramada Midoobay,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 07.April 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) iyo qunsulka safaaradda Soomaalida ee Kenya Siyaad Maxamed Shire ayaa maanta la kulmay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga ee dalka Kenya Joseph Ole Lenku. Mas’uuliyiintan ayaa ka wada hadlay xaaladda Soomaalida ku nool […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:07-April-2014 (SDN)-Saacado uun ka dib markii Magaalada Galkacyo lagu Khaarajiyey Laba Nin oo Ajaanib ah, ayuu Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia si kulul u cambaareeyey Falkaas. Qoraalka Nicholas Kay, waxaa lagu farray madaxda dawladda Puntland in ay baadhitaano buuxa ku sameeyaan arrintan isla markaana cadaaladda horkeenaan cidda ka dambeysay, Isagoo intaas ku daray in Qaramada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
07,Apr.2014(SDN)-Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiyadda Salaama,ayaa maanta ku wareejiyay lacag dhan 2,300$ oo ay kaga qeyb qaadanayaan dhismaha Wadooyinka Somaliland,gaar ahaana Waddada Ceerigaabo Wasiirka Wasiirka Waxbarsha iyo Tacliinta Sare ee Somalilnad Marwo: Samsam Cabdi Aadan.xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay Xarunta Guud ee Dugsigaasi,ayaa waxa ugu horayn halkaasi ka hadlay Maamulaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacayo 07.April 2014 (SDN)- Labo shaqaale ajenbi ah oo ka tirsanaa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan la dagaallanka daroogada iyo dambiyada ee UNODC ayaa maanta lagu dilay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo Cabdi Siciid Dhaga-weyne oo la hadlay Warfidiyeenka ayaa sheegay in askari ka tirsan ilaalada garoonka uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 07.April 2014 (SDN)- Wafti Ka Kooban Laba Xubnood Oo Ka Tirsan Wasaaradda Duulista Hawadda Iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Ayaa Maanta Gaadhay Caasimada Dalka Ingiriiska Ee Lodon Halkaasi Oo Ay Kala Qayb Gali Doonaan Shir Muhiim Ah. Waftigani Oo Uu Hogaaminayey Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Duulista Iyo Hawadda Mr.Cumar Cabdilaahi Aadan (Cumar-Sayid), Isla Markaana Uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
07,Apr.2014(SDN)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland ayaan illaa hada jawaab lagu qanci karo ka soo saarin sababta keentay in Dalka Dib loogu soo celiyo Geellii ka dhoofay Maxjarada Berbera ee lagu baadhay. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr: Cabdi Aw Daahir ayaa Hargeysa ka kaxaystay koox Dhakhaatiir ah oo la sheegay in aanay ahayn kuwii khubarada ku ahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London07April14(SDN)Bandhig balaadhan oo lagu soo bandhigay siday Borama u yeelan lahayd public libaray oo lagu qabtay xalay Magalada London. Iyo abaalmarino la gudoonsiinayey bulshada reer awdal dadkooda waxtarka ku soo kordhiyey Gobolka Awdal,bandhigas ooy soo qabanqaabiyeen Ururka Adal unity and Development oo ay Hormood ka ahaayeen Maxamed Ibraahim Huseen iyo Idil Ahmed Daahir & Hawa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Perth April O7,2014(SDN)-Madaxa baaritaanada duyuurad mudo bil haatan la baaadi goobayay oo laga leeyahay dalka Malaysia ayaa haatan markii u horeysay shaaciyay xog muhiima oo muujineysa in duyuuradaasi ku dhacday badweynta India. Angus Houston oo ah madaxa dedaalada lagu baadi goobayo Duyuurada Air Malaysia duulimaadkeedii MH370 ayaa sheegay in shalay markab China laga leeyahay uu markii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
April 06, 2014(SDN)- Hargeisa has instructed a British lawyer to negotiate with the French group Bolloré to hammer out the details of the agreement to manage Berbera port. Meetings began about two weeks ago between representatives of Bolloré Africa Logistics and the British law practiceMcCue & Partners to work on an agreement for the French group to run Berbera port. […]
Posted in Uncategorized | Read More »