Home » 1:34 am
Entries posted on “April, 2014”
Pupils who speak English as a second language have defied the odds to come first in an inter-school debating competition. Kitchener Primary School youngsters Ibado Hussein, Banna Ari-Ali and Farah Abdo were announced as the winners of an English-Speaking Union tournament, in which 10 local schools took part. “I was so proud I could have […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kigali Apirl 7, 2014 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa galabta ka degay caasimadda dalka Rwanda ee Kigali. Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka dhoofay Nairobi oo uu xalay u hoyday, waxa socdaalkiisa ku weheliya masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Khaarajiga Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Weftiga Madaxweynaha Somalia, waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Xisbiga Ucid ayaa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqday inay Si deg Deg ah Xooga Ciidan ka Dul qaado Wargayska Haatuf Waxaa kale oo Ay Sheegeen in Dawladu Caadaysatay inay Baal marto Shuruucdii dalka u yaal. Sida Waxaa lagu sheegay War qoraal ah oo uu ku saxeexan yahay Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa lagu Majeeran Jiray Hogaamiye u Ololeeya Ilaalinta Saxaafada Madaxa Banaan Gaar ahaan Xiligii uu hogaamin Jiray Xisbul Xaakimka Kulmiye ee uu Mucaaridka ahaa . Eraydani Waxay ku Jireen Khudbado uu ka Jeediyay Goobo kala Duwan,Waxayna Shabakada Qurbejoog.com Ugu Tallo Gashay in Bah’da ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Maanta, 7da April 2014 abaaro afartii galabnimo waxay Booliiska Somaliland oo wata amar maxkamadeed ay xidheen xarunta wargeyska madaxabanaan ee Haatuf. Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si adag u canbaaraynaysaa xidhidaas oo xadgudub ku ah xorriyadda saxaafadda ee uu damaanad qaaday dastuurka Somaliland. Ma jirto wax dacwad ah oo hore loo ogaysiiyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Wefti Qasdiga Shaqadoodu kala Duwanayd oo Isugu Jira Wasiiro,iyo Maayaro ayaa dalka ku soo laabtay kana Warbixiyay Socdaal ay ku tageen dalal kala duwan oo adduunka ah . Weftigan Waxaa ka Mid ahaa Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Macdanta iyo Tamarta iyo Maayarka Magaalada Boorama waxay la hadleen warbaahinta ugana Warameen Ujeedooyinka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
1. Waxay hoos u dhigtaa Colistrolka dhiiga, waxayna ka badbaadisaa qofka in xididadiisu adkaadaan, iyadoo ay ku jirto maadada Albaktiin la yiraahdo 2. Ilkaha waxay ka ilaalisa suuska iyadoo uu ku jiro maadada faloorka la yiraahdo 3. Waxay ka ilaalisaa korka sunta iyadoo ay ku jirto madooyinka kala ah : Calcium, Foosfor iyo Vitamin A […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Police in Hargeisa have seized the offices of Hatuuf Media Group through orders from the regional court in the Somaliland capital city. The court order indicated that that the newspaper has been proscribed for publishing false and malicious reports about senior government personnel thence police are currently in total control of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyay tallaabada ay xukuumadda Somaliland maanta albaabada ugu xidhay wargeyska Madaxa banaan ee HAATUF,waxaanu tilmaamay in dhacdadani ay noqonayso cawaaqib fool xun. Sidaasna waxa Guddoomiye Xasan Maxamed Yuusuf ku sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray oo u dhignaa sidan:- “Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee (SOLJA) wuxuu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed sends his condolences to the two victims and their families of a fatal shooting in Galka’yo. “I am greatly saddened to hear the news regarding the deaths of two UN officials. I wish to convey my heartfelt sympathies to the victims and their families.” Prime Minister Abdiweli Sheikh […]
Posted in Uncategorized | Read More »