Home » 4:40 am
Entries posted on “April, 2014”
Hargeysa:09-April-2014(SDN)-Sida ay sheegayaan Wararka ay helayso Shabakadda Wararka ee Qurbejoog.co, Waxa Habeenkii Xalay ilaa iyo shalay Galabnimadii Xarunta CID-da magaalada Hargeysa Soo Gaadhay Madaxda Sare ee Gobolka Gabiley, kadib markii Laga Gudbiyey Dacwad ka timi Dhinaca Ethiopia. Ragga Halkaas Looga Yeedhay si Su’aalo Loo Weydiiyo ayaa wax aka mid ah Badhasaabka, Maayarka, Taliyaha iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:09-April-2014(SDN)-Dawladda Kenya ayaa ku Dhawaaqday inay Si Toos ah Somalia ugu celin doonto Dad Soomaali ah oo Tiradoodu Dhan tahay 82-qof, kuwaas oo in muddo ah ku Xidhnaa Xabsiyadda Dalkaas. Sida ay dawladdu Sheegayso, waxa Saaka Garoonka Diyaaradaha ee Jomo Kenyata laga Soo Dhoofin Doonaa Dadkaas oo laga Dejin doono Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New york:09-April-2014(SDN)-Waxa Soo Kordhaya Dhaleecaynta iyo Cambaaraynta ay Ha’aydaha Caalamiga ah ee Arrimaha Saxaafadda Ka Hadlaa u jeedinayaan Hagardaamada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Hayso Saxaafadda Madaxa Bannaan ee Dalka. Inta Badan Hay’adasha U Doodda Saxaafadda ayaa Soo Saaray Qoraallo ay kaga Soo Horjeedaan Xadhigga Dhawaan Loo Geystay Xaruntii Wargeyska Haatuf oo Hargeysa ka soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York April 8, 2014 (SDN)- Qaramada Midoobay ayaa caddaysay magacyada laba hawlwadeenadeeda ka tirsanaa oo Isniintii shalay lagu dilay dalka Soomaaliya. Jimciyada Quruumaha ka dhexaysaa waxay sheegtay in labadaas qof oo shalay nin hubaysan oo ka tirsan Booliska maamul-gobolleedka Puntland ku toogtay madaarka Gaalkacyo, ay kala ahaayeen; Simon Davis oo u ahaa muwaadin u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York April 8, 2014 (SDN)- The UN has identified two of its workers killed in Somalia on Monday as UK citizen Simon Davis and French citizen Clement Gorrissen. Mr Davis, 57, and his colleague Mr Gorrissen, 28, were shot after getting off a plane at Galkayo airport. The attacker was dressed in a police […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 08, April, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiiraka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha, kaasi looga hadlay tayeynta iyo dib-u-habaynta shaqaalaha rayidka ah ee Dawladda, waxaana kulankaasi oo uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 08.April 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Macdanta Md. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay soo dhaweeyaan, isla markaana aanay dhibaato u gaysan khubaro ka socota shirkad dhuxul-dhagaxda dalka ka baadhi doonta oo ay heshiis ku-meelgaadh ah la galeen, kuwaasoo labada toddobaad ee soo socda bilaabi doona sahaminta degaannada macdantu ku jirto. Masuuliyiinta Wasaaradda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
08,Apr.2014(SDN)-War-saxaafadeed ay soo saareen dhallinyarada Gobolka Maroodijeex ayaa si weyn loogu dhaliilay Wasiirrada Ka so jeeda Gobolka Maroodijeex, Xildhibaannada, Culimada iyo guud ahaan waxgaradka Somaliland ee ku nool Caasimadda waxaanu u dhignaa “Annaga oo ah dhallinyarada Gobol-weynaha Maroodijeex waxa aanu Wasiirrada Ka so jeeda Gobolka Maroodijeex, Xildhibaannada, Culimada iyo guud ahaan waxgaradka Somaliland ee ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Ku soo Dhawaada Warkii Shabakada Qurbejoog.com oo Idiinka Imanaya Xafiiska Somalidiasporanews.com ee Magaalada Hargaysa Warka waxaa idiin soo Tebinaya Weriyahayaga Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE QURBEJOOG.COM [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ArbacaWar(1).mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog@gmail.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in uu waddo Qorshe uu Dib u eegis ku sameynayo Safiirada kala Duwan ee Somaliland u qaabilsan Qaar ka mid ah Dalalka Caalamka, waxaanu sheegay in uu muddo dheer darsayey Safiirada Shaqeeya iyo kuwa aan shaqeyn, isla markaan Go’aan Degdeg ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »