Home » 10:17 am
Entries posted on “April, 2014”
Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa ka hadlay sababta xayiraada loogu soo rogay wargeysk madaxa-banaan ee Haatuf iyo mataantiisa Somaliland times ayaa xayiraadaasi ku tilmaamay mid sharciga dalka u yaalla waafaqsan, isla markaana uu wargeyska Haatuf ku xad-gudbay qawaaniinta dalka u yaalla. Cali Warancadde, oo Xalay u waramay laanta af-soomaaliga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 09.April 2014 (SDN)- Siddeetan iyo labo qof oo Soomaali ah oo ka tirsan dadkii lagu qabqabtay howlgallada ay ciidamada Kenya ka wadaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayay maanta diyaaraddii wadday ka duushay Nairobi iyadoo ku sii jeedda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Nairobi, Ambassador Maxamed Cali Nuur (America), oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London:09April14(SDN) waxaan akhristayasha sharafta leh ee ku xidhan shabakada qurbejoog.com idiin soo bandhigi donaa laba baraamij oo qurbejoog iyo tvga somsat si wada jira u habeyeen ictriaafkii somaliland taas oo dhamays tiran daawasho wacan.
Posted in Uncategorized | Read More »
Edmonton April 09,2014(SDN)-Farshaxan yahanka Soomaaliyeed ee Amiin Camir ayaa soo saaray Documentary uu uga hadlayo Farshaxankiisa iyo dedaal uu doonayo in uu dhalinyaro Soomaalyeed ku baro xirfada Farshaxanimada. Documentary-ga oo dhawaan Lagu soo bandhigay magaalada Toronto ayaa ah mid si wanaagsan looga shaqeeyay,hoosta ka daawo Horu dhac kooban oo laga diyaariayay.
Posted in Uncategorized | Read More »
A Somali suspected of terrorism was yesterday charged in a Mombasa court with residing outside a designated refugee camp. Abdirahman Ahmed Abdullahi appeared before senior principal magistrate Richard Odenyo. He admitted that he was found outside the refugee camp at Ganjoni in Mombasa town on April 3. The court was informed that police officers from […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hundreds of Norwegian-Somali children are being sent to study in Somalia, Kenya, Egypt and Britain, because their parents are concerned that they are struggling to prosper inside the Norwegian system, according to a new report from Norway’s Institute for Social Research. “Parents often find that their children are seen as weak learners, often because they […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Oslo April 09,2014(SDN)-Warbixin ay daabacday Macahdka Cilmi barista Bulshada ee dalka Norway ayaa lagu sheegay in in badan oo ka mida caruurta Soomaalida ee dalkaa ku dhashay in dalal kale waxbarasho loo geeyo. Warbixintu waxa ay arintaa ku micneysay waalidiinta ubadkaa dhalay oo qaba in waxbarashada dalkaasi aaney kor u qaadin waxbarashada caruurtooda. Waalidiinta ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI (Thomson Reuters Foundation) – The United Nations has forsaken humanitarian principles and undermined aid efforts by throwing its weight behind the Somali government, the head of the Somali Red Crescent said. The agency with the greatest reach in Somalia, the Somali Red Crescent was one of the few charities able to deliver food to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qorilugud:09-April-2014(SDN)-Saddex Carruur ah ayaa Dhimatay Laba kalena Dhaawac culus ayaa Soo Gaadhay Ka dib markii uu Qarax ku Habsaday Caruur isku Qoys ah oo Ku Noolaa Deegaanka Qorulugud ee Gobolka Buuhoodle. Sida uu Qurbejoog.com u xaqiijiyey Taliyaha Booliska Degmada Qolugud Cismaan Taarwale, waxa uu Qaraxaasi ka dhacay Meel 2-KM dhinaca K oonfureed kaga Beegan Degmadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI: Kenyan security forces have rounded up thousands of Somalis or Kenyans of Somali origin, leaving many languishing in a football stadium, amid a major crackdown on suspected Islamists blamed for a string of attacks. The operation, which local media say has involved more than 6,000 men from the police and from the elite General […]
Posted in Uncategorized | Read More »