Home » 4:50 pm
Entries posted on “April, 2014”
09,Apr.2014(SDN)-Dadweynaha dalka Indunia,ayaa maanta u dareeraya Doorashadda Baarlamaaniga aah ee dalkaasi,oo si weyn loo saadaalinayo inay saamayn Xoogan ku yeelato ta Madaxtinamadda laga Wado inay dalkaasi ka qabsoomto dhamaadka Sannadkan. In ka badan 186 malyunn oo qof oo isu diwaan galiyay inay codkooda dhibtaan,ayaa maanta oo Arbaca ah u dareeray Goobaha Codbixinta ee dalkaasi. Sida […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bulsho meel eebe wada dhigay, oo isku yool iyo higsiba wadaagtaa, kama maaranto, mid iyaga ka mida oo caynaanka u qabta kuna hogaamiya halka ay u xadhko xidhatay, iyada oo taasi tahay rukunka guusha ee bulshadaasi asaageed ku dhaafi karto, hadii se kii ay duubka ugu xidhay in uu wanaaga iyo samaha u hor-kaco, uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed attended a meeting with the European Union and UNMAS to discuss on-going accomplishments in regards to safety and security within Mogadishu. The Prime Minister and members of EU and UNMAS unfolded the news of the elimination of all explosive objects within Mogadishu. The government led by the Prime […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 09, April, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qaybgalay kulan lagu shaacinayey guul laga gaaray waxyaalaha qarxa oo laga sifeeyey magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa Ra’iisul Wasaaraha ku weheliyey saraakiil ka socotay Midowga Yurub, hay’adda Qaramada Midoobey ugu qaabilsan la dagaalanka miinada ee UNMAS […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 09,April, 2014(SDN)-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Burci Xamza ayaa maanta ku soo dhaweyey Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cade 81 qof oo laga soo tarxiilay dalka Kenya, Wasiirka oo war fidiyeenanada kula hadlayey Garoonka Diyaaradaha ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aysan ka gaabin doonin kaalinteeda ku aadan daryeelka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta warar been abuur ah oo xaqiiqada ka fog ku tilmaamay eedaymo iyo qoraalo lixdii bilood ee u danbaysay lagu faafinaayay Wargayska Haatuf ee kasoo baxa Magaaladda Hargaysa. Wasiirka Macdanta iyo Tamartu Waxa uu sheegay in Gudoomiyaha Wargayska Haatuf Media […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Wargeysyada Haatuf iyo Somaliland Times Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa sheegay in xayiraada ay Saartay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Wargeysyadaasi ay ka dambaysay kadib markii ay xukuumada ka qoreen maqaalo la xidhiidha musuqmaasuq hadheeyey heshiisyada shidaal baadhista ee ay la gasho shirkadaha shidaal baadhista. Mr Gaboobe waxa kale oo uu tilmaamay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Dalada Sonsaf Mustafe Sacad Dhinbiil ayaa Warbaahinta Somaliland u soo Jeediyay inay Ilaaliso Karaamada iyo Sharafta Muwaadinka . Waxa uu sidoo kale Gudoomiyaha Sonsaf Tilmaamay in Dimuquraadiyada Somaliland ay Bar madow ku tahay albaabo u Xidhista ay Xukuumadu ku hayso Warbaahinta Madaxa bannaan. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Ururka Solja ee Saxaafada Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf ayaa Maanta Kula Garnaqsaday Wasiirka Warfaafinta Hagar daamooyin ay Saxaafada Madaxa banaaani ka Tirsanayso Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Gudoomiyaha Solja waxa uu Sheegay in loo baahan yahay Sidii ay Maxkamaduhu ugu dhaqmi lahaayeen Xeerka Dhaqan galka ah ee aan badalkiisa la hayn ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta markii u horaysay ka hadlay Albaabo u Xidhida Wargayska Haatuf oo uu sheegay inaanu ku faraxsanayn isagoo intaas ku daray in aanu sidoo kalena ku faraxsanayn in Wargayska Haatuf uu mudo Shan iyo Toban Cisho ah aflagaadeeyo Shakhsi […]
Posted in Uncategorized | Read More »