Home » 12:56 am
Entries posted on “April, 2014”
Waxan halkan marka hore ka salaamaya dadka dhamaan maqaalkan akhrisanaya. Inta ka dib, waxa bishii hore 31 March 2014 , maalinta isniinta ahayd ka dhacay shir magaalada London shir taariikhi ah. Kaaso uu barlamanka UK kaga arrinsanayeen sidii go’an looga qaadan lahamaan dooriyaha Qaad ee UK. Arrintaasi oo ku saabsanayd sidii loo jiijin laha ama […]
Posted in Uncategorized | Read More »
I traveled to Somalia in the summer of 1993 to cover the famine that was ravaging the country following the overthrow of President Siad Barre. One of the first things a reporter friend and I did was hook up with the Canadian air force, which was flying food aid and other emergency relief supplies into […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Guddida Joogta Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland. Kulankan Ayaa Ahaa Mid Ay Guddidu Su,aalo Ku Waydiinaysay Guddoomiyaha Islamarkaana Aan Loo Ogolayn Warbaahinta , Waxaana Kulankaasi Ka Dib Warbaahinta Hadal Kooban Siiyey Guddoomiye Ku Xigeenka Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Md. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Tan iyo Markii Saxaafadda Somaliland iyo Hay’adda Jilayaasha Aan Dawliga Ahayn ee Somaliland (SONSAF) ay si wada jir ah u bilaabeen in ay iska kaashadaan wax ka qabashada baahiyaha badan ee haysta saxaafadda Somaliland. Waxa u suurta-gashay in ay SONSAF qabato kulamo iyo cilmi-baadhis isdaba-joog ah, kuwaasi oo noqday kulamadii ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
SEVEN MPs from northern Kenya yesterday threatened to withdraw their support for Jubilee in defence of Majority Leader Aden Duale. Some MPs from TNA have been agitating for his removal saying that he is undermining the Jubilee government. The MPs, from all three main political parties, accused the TNA MPs of “political terrorism” saying that […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU, 9 April 2014 (IRIN) – Three years after Al-Shabab insurgents withdrew from the city, security in Mogadishu remains a serious problem for residents and aid workers, with threats from Al-Shabab incursions, criminals and militia. Often-deadly attacks attributed to Al Shabab or its sympathizers involving mortar rounds, rocket propelled grenades and improvised explosive devices occur […]
Posted in Uncategorized | Read More »
On Tuesday night in Leek, a 23-year old man was arrested in relation to the fatal abuse of a Somali man in Groningen. The man from Leek was caught with the help of witnesses, the police say. According to RTV Noord, witnesses declared that a total of four men were involved in the incident. A […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood 09.April 2014 (SDN)- Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdilaahi Xaaji Cumar iyo Wefti uu hoggaaminayo,ayaa maanta socdaal ku yimi deegaanno ka tirsan Somaliland gaar ahaan gobolka Sool socdaalka Madaxda Puntland ku soo galeen gudaha Somaliland,ayaanay ka hadal Xukuumadda Somaliland oo hore u ballan qaaday inay dalka Xuduudihiisa sugtay isla markaana aanay taako ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacayo 09.April 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali oo maanta Gaalkacyo uga qayb galay dood cilmiyeed looga hadlayo xaalada Gobalka Mudug ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in hormarka laga wada shaqeeyo. Dooda waxaa soo qaban qaabiyay saraakiisha Hay’adda PDRC ee Gobalka Mudug waxana kasoo qayb galay inta badan dadka waxgalka ah ee Gobalka […]
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Ku soo Dhawaada Warkii Shabakada Qurbejoog.com oo Idiinka Imanaya Xafiiska Somalidiasporanews.com ee Magaalada Hargaysa Warka waxaa idiin soo Tebinaya Weriyahayaga Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKA SHABAKADA QURBEJOOG.COM [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarkaKhamiis09(1).mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog@gmail.com
Posted in Uncategorized | Read More »