Home » 6:55 am Entries posted on “April, 2014”

Raxan maraakiib Dagaal oo laga leeyahay Iran oo dekedda Jabuuti ku soo xirtay

Jabuti April 10,2014(SDN)-Raxan maraakiib kuwa dagaalka ah oo laga leeyahay dalka Iran ayaa ku soo xiratay dekedda Jabuuti sida ay daabacday wasaarada difaaca ee dalkaasi. Ujeeda raxantan maraakiibta dalgaalka ee dalka Iraan ay ku soo gaareen gobolka ayaa lagu sheegay in ay tahay in kor loo qaado awooda ciidan ee dalkaasi gobolka ku leeyahay. Maraakiibtan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dab Khasaare Maaliyadeed Geystay Oo Suuqa Baydhabo Xalay Ka Kacay

Baydhabo:10-April-2014(SDN)-Sadaqadaha Ganacsiga eek u Hareeraysan Kawaanka  Suuqa Baydhabo, ayaa waxa Habeenkii xalay ka Kacay Dab aad u Xoog badan oo Muddo Saacado ah socday.  Dabka ayaa Qasaaraha ugu Badan waxaa uu ka gaadhay ganacsatada danyarta ah iyada oo Bakhaar weyn oo ku yaalaya agagaarka  Kawaanka uu dabku qabsday, kaasi oo ganacsatada wadhatada ah ay Ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

LUGHAYA: DIBUDEJINTA MA LAGA GAADHSIINAYAA DOORASHADA?

Dhagaxdhiggii LUGHAYA, Siilaanyo sabaalayn ololo doorasho ayey ka ahayd. Ninkii taas u rixinayaa, isaga iyo yeelkiis e, Ciisahana tolow ma dibudejintaa lagu seexinayaa? Maqlay barakacayaashii ayaa loo diiday inay suuliyaal qotaan. Maqlay Wasiirkeenaa ka ergeeyey.Maqlay xafiis baa Saylac dibudejinta looga dhagaxdhigay. Mase maqal LUGHAYAA xeryo looga diraaciyey qaxootiga la soo celin doono. Ma maqal, taambuugyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Arinta Xariga Jariirada Haatuf oo noqotay laba daran mid dooro

Hargeysa April 10,2014(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay Jariirada Haatuf sifo sharci ah ku xirtay ka dib kolkii maalmo ay daabeceysay xogo ku saabsan musuq maasuq uu ku kacay nin uu madaxweyne Axmed Siilaanyo Sodog u yahay. Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Cukuse in “meherada” Haatuf xireen ka dib kolkii ay wax ka qoreen muwaadin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cillad Loo Maara La’yahay Oo Hawada Ka Saartay Qaybtii FM-ta Radio Hargeysa, Xilli Xukuumaddu Ku Mashquulsan Tahay Tirtiridda Saxaafadda Madaxa Bannaan

Hargeysa:10-April-2014(SDN)-Idaacadda Radio Hargeysa, Gaar ahaan Qaybteeda FM-ta ayaa muddo Saddex Habeen ahba ka bixi La Cillad ay Maara   La yihiin Farsamo yaqaannada ka Shaqeeyaa. Iddaacadda  ayaa Cilladan Ku Timi la Dareemay Habeenkii Salaasadu Soo Gelaysay, waxana Guud ahaanba Shaqadii Joojiyey Qaybo Ka Mid ah Warlalisyada Yar yare Ee Qaybta FM-ta, walina  wax xal ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ethiopia OO Ka Hadashay Hawlgallada Ciidankoodu Ka Wadaan Somalia

Addis Ababa:10-April-2014(SDN)-Xukuumadda Ethiopia, ayaa si Toos ah uga Hadashay Hawlgallada ay Ciidankiisu ka Qaybta yihiin ee Laga Wado Gudaha Somalia. Wasiirka warfaafinta dowlada Ethiopia oo saxaafada kula hadlay magaalada Addis Ababa  ayaa sheegay inay wiiqeen awoodii ALshabaab ay ku lahaayeen dalka Soomaaliya,isla-markaana ay ka Saareen Goobo muhiim u ahaa jiritaankooda oo Noloshoodu ku xidhnayd.   […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Raila Odinga Oo Somalida Kenya Lagu Dhibaataynayo Siiyey Hiil ay Ka Waayeen Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’isal Wasaarihiisa

Boston:10-April-2014 (SDN)-Dadka Somalida ah ee Dhibaatadu Ku Haysato Dalka Kenya, ayaa Jawaab  Hiil ah oo ay Ka Waayeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isal Wasaarihiisa Ka Helay Ra’iisal wasaarihii hore ee Kenya Rail Odinga. Mr Odinga  ayaa eedeeyay qaabkii ay dowlada Kenya ula dhaqantay dadka Soomaaliyeed, howlgalada ay kula dagaalamayso argagaxisada ee magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soomaalida oo Kenya ka dooneysa ku-dhaqanka shuruuc ay diideen in ay dalkooda ka hirgeliyaan

Nairobi April 10,2014(SDN)-Soomaalida ku nool dalka Kenya ayaa maalmihii u danbeeyay waxa soo wejahay xaalado la mida kuwii ay dalkooda uga yaaceen ee ay gacantoodo ku abuureen. Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Kenya ayaa magaalooyinkii ay ku noolaayeen waxa ay uga yaaceen ka dib kolkii kooxo ka hoos abuurmay ay u ogolaadeen in ay dhulkoodii,hantidoodii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland Oo Degmada Dhahar Shahaado Sharaf ku Siiyey Ilaalinta Deegaanka Iyo Duurjoogta

Garowe:10-April-2014  (SDN)-Shirweynihii Maamulka Puntland Garowe ku Qabtay ee Lagaga Hadlayey Ammaanka Duurjoogta iyo Deegaanka, ayaa waxa Abaal marin ku heshay Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag amaba Haylaan. Shirweynaha oo ay ka soo Qaybgaleen Madax Sare oo uu Hoggaaminayo Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ayaa Degmada dhahar lagu Guddoonsiiyey Abaalmarintan sida Qiimaha leh ee ay u ilaaliso Deegaanka ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qirashada Saxaafada Somaliland ee la safashadii Kulmiye iyo xabsiyada xukuumadu ku gurtay xigmada ka danbeysa

Hargeysa April 10,2014(SDN)-Saxaafada Somaliland ayaa intii ka danbeysay Doorshadii madaxweyne Axmed Siilaanyo ku cabaneysay in xukuumada Kulmiye ay cadaadis aaney ka muteysan ku heysay. Saxaafada Ayaan maraba ku andacoon in shuruuc dalka u taala lagu tuntay ee waxa marwalba ay ku garnaqsaneysay in ay gacan Kulmiye ku siiyeen in talada dalka ay la wareegaan. Guddoomiyaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »