Home » 3:41 pm
Entries posted on “April, 2014”
The policy of blaming the victim is very harmful and presumption of innocence without evidence or the background of the dilemma is destructive to the society. The politicians who are standby criticizing the government for dispute between two parties (the government and someone committed unlawful act) is very harmful as it encourages the public to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho April 10,2014(SDN)-Weerar ay kooxda Al Shabaab ku qaadeen goobta uu ka socdo dhismaha Safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ku dhaawacmay muwaadiniin Turki ah. Shabaabka ayaa madaafiic ku garaacay goobta dhismuhu ka socdao isla markaana mid madaafiicdooda ka mida la helay dhisme ay ku jireen shaqaale u dhashay dalka Turkiga. Warbaahinta Turkiga oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 11,2014(SDN)-Xukuumada Soomaaliland ayaa kadika u laabtay Jaririada Haatuf ka dib kolkii sida xukuumadu sheegtay ay Haatuf aflagaadeysay muwaadin aan xil ka heyn dawlada Somaliland. Baashe Cawil ayaa qaba gabar uu dhalay madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo isla markaana sidaa ku kasbaday awoodo faro badan oo aaney cidi u igman. Xukuumadu waxa ay sheegtay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:11-April-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducale, ayaa Jawaabta ii Siinayey Wargeyska Xukuumaddu Xidhay Ee Haatuf ku Bixiyey Lacago Xad Dhaaf ah. Sida ay Sheegayaan Ilo Xog-ogaal ah oo ay Heshay Shabakadda Qurbejoog.com, waxaa uu Wasiir Xuseen isticmaalay Hanti Umadeed, si uu Jawaabo La Buun Buuniyey uga Daba Geeyo Wararkii Jariirrada Haatuf ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:11-April-2014(SDN)-Kadib markii ay horraantii Sanadkan idaacad ku Taalla Muqdisho ayaa Baahisay Warka Gabadh yar oo Soomaaliyad ah oo Kaba caseeye Ama Baalashle ka Ah magaaladaas, ayaa Qaar ka mid ah qurbejoogta soomaaliyeed, waxa ay qaateen Tallaabooyin ay ku caawinayaan Gabadhaas yar. Gabadhan oo Magaceeda la Yidhaahdo Faadumo Abuukar Maxamed oo 14 sano jir ah, ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Galgaduud:11-April-2014 (SDN)-Sida ay sheegayaan Wararka Lag Helayo Deegaanka CeelBuur ee Gobolka Galgaduud, Kooxaha Alshabaab ayaa Halkaas Fal Naxdin leh oo ku Gubeen Oday Waayeel ah Oo Halkaas Ku Noolaan. Marxuumka La Gubay, ayaa Magaciisa lagu Sheegay Nuur Xayle Dhicisow, waxana uu ka mid ahaa Qofka kaliya ee Halkaas ku Hadhay, kadib markii ay Dadkii kale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boston:11-April-2014 (SDN)-Jaamacadda Brandeis University Oo Ka mid ah Jaamacadaha ugu caansan Dalka Maraykanka, ayaa ku Dhawaaqday inay ka Noqoyay Qorshe ay Doonaysay inay Ayaan Xirsi Cali oo ah Haweenay Aflegaaddaysa Diiinta Islaamka Ku Siiso Shahaado Sharaf. Ayaan ayaa ka mid ahayd 4-qof oo ay Jaamacadu hore u qorshaysay inay Siiso Shahaado Sharaf,balse Qorshahaas Gebi ahaanba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
On Tuesday evening, scores of people assembled at Brian Coyle Center in Minneapolis as part of National Crime Victims’ Rights Week, which runs from April 10-16. Many who attended are mothers and relatives of the Somali men gunned down in Minneapolis. (MinnPost photos by Ibrahim Hirsi) Losing loved ones to gun violence isn’t unusual for […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed along with Council Ministers, the Ambassador of Djibouti and officials from the Somali National Army, visited Jowhar and Bulo Burde to honor both districts recent liberation.The Prime Minister began his visit with Bulo Burde district which is one of the recently freed towns by the Somali National Army in a […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hadaan nahay Soomaali, dagaalkii sokeeye iyo dhibtii aan ka dhaxalnay, waxaa uu ALLAH nagu samatabixiyey diinteena macaan, dhaqankeena iyo dhiiga na mideeya. Soomaalinimada waa mid soo jirayn ah, oo aan si fudud ku go’ayn, madaama hore loo yiri “Soomaali waa is dishaa, laakiin isma qadiso” Aqristow meel aan ka maqlay maahmaahdaas ma xasuusto, laakiin waa […]
Posted in Uncategorized | Read More »