Home » 6:48 pm Entries posted on “April, 2014”

Muqdisho:Ra’iisal Wasaaraha Somalia oo bari ka deggi Doono Kismaayo

11,Apr.2014(SDN/Q J)-Ra’iisal Wasaaraha Somalia Md.Cabdiwali Sheekh Axmed,ayaa la filayaa inuu maalinta  bari ah safar shaqo ku tago Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Maamulka ku meel gaadha ah ee Jubba. Wararka aanu ka helayno ilo ku dhaw dhaw Maamulka Magaaladda gacanta ku haya ayaa shaagaya inuu ra’iisal wasaaruhu inta uu ku sugan yahay magaaladda uu la kulmi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Lahaystayaal Kenya u dhashay oo Hadda laga Helay Gudaha Somalia

11,Apr.2014(SDN/Q J)-Laba qof oo u dhashay dalka Kenya oo ay sanadkii 2011-kii ay Afduubeen Xoogaga AL-shabaab ee ka dagaalama dalka Somalia,ayaa la sheegay in laga helay Gudaha dalka Somalia,gaar ahaana goobaha ay gacanta ku hayaan Ciidamadda Kenya ee qeybta ka ah Hawl galadda Amisom ee Somalia. labadan Sarkaal ayaa u kala shaqaynayay Dhakhaatiirta aan Xuduudka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalis in Mogadishu connect to high-speed internet

Residents in the Somali capital of Mogadishu are adjusting to fast internet connection speeds after service providers introduced fibre optic technology to the city last week. Having previously used dial-up and satellite-link to access the internet, Somalis are now able to browse the internet with connections on par with the rest of the developed world. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Rights group accuses Kenya of ‘scapegoating, abusing’ Somalis

Nairobi (AFP) – Human Rights Watch on Friday accused Kenya of treating Somalis like scapegoats amid swoops by security forces that have seen thousands arrested and scores expelled back to their war-torn country. Kenyan authorities launched the mass round-ups last week, saying they needed to weed out sympathisers of Somalia’s Al-Qaeda-linked Shebab rebels following a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Duulista Somaliland: Masuuliyiinta Soomaaliya ama Punland way soo mari karaan Madaarada Somaliland, marka laga reebo masuuliyiinta Somaliland u dhashay ee maamuladaas ku jira

Hargeysa April 11,2014(SDN)-Wasiirka wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabd ayaa manta shaaciyay isbedel siyaasadeed oo ku wejahan masuuliyiinta Soomaaliya u dhashay ee dalka Madaaradiisa safar ku mari kara. Somaliland ayaa hore hawadeeda uga mamnuucday in masuuliyiinta xilalka ka haya dalka Soomaaliya aaney safar ku mari kareyn madaarada iyo hawada Somaliland. Hadalka wasiirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Duulista Somaliland oo Mashaariic laga hirgeliyay Madaarka Hargeysa xariga ka Jaray

Hargeysa April 11,2014(SDN)-Wasiirka wasaarada duulista iyo Hawada Somalilamd Md Maxamuud Xaashi ayaa manta xariga ka jaray mashaariic laga hirgelinayo madaarka magaalada Hargeysa. Wasiirka oo ka warbixiyay Mashaariicda ayaa hadaladiisii waxa ka mid ahaa“ Mashaariicdan aynu saaka soo bandhignay ee aanu furnay, waxay ahaayeen laabatan mashruuc oo bilihii ugu dambeeyey aanu hirgalinay, ILAHAYna nagu garab galay, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka arrimaha Gudaha Md.Warancade waa boog ku taal qaranka.

Waxa la yaab leh wasiirka arrimaha gudaha Md.Warancade dalka uu wasiirka ka yahay ma Somaliyaa mise waa Somaliland.Waa yaabe talaabooyinka sida cadceeda u cad ee uu ka wado dalkan JSL waxay muujinayaan xidhiidh dahsoon inuu la leeyahay xukuumada federaalka Somaliya. Sida ku cad dastuurka dalkan JSL waa dal madaxbanaan oo gaar u taagan,sida ku cad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Yusuf Garaad iyo Ali Americo oo Qeylo dhaan ka keenay Soomaalida Nairobi ku xiran

Nairobi,11,Apr.2014(SDN/QJ)-Maanta waxaan fursad u helay in aan booqdo Garoonka Kasaraani ee magaaladan Nairobi. Waa goobta lagu hayo dad fara badan oo intooda badan laga soo qabqabtay xaafadda Eastleigh inta kalena magaalooyinka Kenya. Waxaan goobta ku arkay dad dhowr boqol aan ku qiyaasay, in badan oo ka mid ahna waan isla hadalnay. Qiyaasteyda dadka aan arkay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha dawladda Puntland Oo Xariga Ka Jaray Dhismayaal Loogu Tala Galay Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Nool Gaalkacayo(SAWIRO)

Gaalkacyo April 11,2014(SDN)-Madaxweynaha dawladda Puntland Oo Xariga Ka Jaray  Dhismayaal Loogu Tala Galay Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Nool  Gaalkacayo. Madaxweynaha Dawladda Puntlandi Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa  xariga ka jaray guryo ka kooban 483-guri kuwaasi oo loog tala galay inay hoy ka dhigtaan dadka barakacayaasha ah ee ku sugan Magaalada  Gaalkacayo ee xarunta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Sheekh Saciid Cali Axmed iyo Qybtii sadexaad ee Mushkilada​ha guurka iyo Doorashada Lamanaha

Ottawa April 11,2014(SDN)-Daawadeyaa waa qayb kale oo ka mida barmaamijkii taxanaha ahaa ee mushkiladaha guurka. Waxa aan ku eegaynaa doorashada lamaanaha iyo doorka ay ku yeelan karto mushkiladaha guurka. Waa Fadiilatu Sheekh Saciid Cali Axmed oo ku sugan magaalada Ottawa ee dalka Canada,DAAWASHO HABOON  

Posted in Uncategorized | Read More »