Home » 4:18 am Entries posted on “April, 2014”

Aamina Waris Oo $800,000 U Celisay dadkii lahaa dhaxalka Fooqii Marxuum Cali Jirde

Berbera, April 11, 2014 (SDN/QJ) – Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina Waris) oo ah afada Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa dad ay xaga aabo ka walaalo yihiin oo iskugu jira rag iyo dumar u celisay lacag dhan $800,000, taas oo ah lacagtii lagu qiimeeyey guri fooq ah oo adeerkood Cali Jirde ku lahaa magaaladda Hargeysa, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkii Qaramada midoobay ee 47aad ee Gudiga Dadka iyo horumarintoodad oo ay soo abaabushay Qaramada midoobay UN, oo lagu qabtay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York oo la soo gunaanaday

NY April 12,2014(SDN?QJ)-Shirka Qaramada midoobay ee 47aad ee Gudiga Dadka iyo horumarintoodad oo ay soo abaabushay Qaramada midoobay UN, oo lagu qabtay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York.  Ayaa waxaa ka soo qeyb Wafdiyo ka socda dalalka oo dhan, oo iskuugu jiro wasiiro, Agaasimo iyo Diblomasiyeen iyo Madaxda ururada waaweyn ee la shaqeeyo Xafiisyada qaramada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Goobaha Halbawlaha u ah Hargeysa Oo Habeenkii 14-naad Mugdi ah iyo Halis Ammaan-darro oo Soo Wajahday Shacabka Caasimadda

Hargeysa:12-April-2014 (SDN)-Waxa Habeenkii 14-aad Oo Xidhiidh ah Madaw ku Sugan inta Badan Guryaha Caasimada Hargeysa ku Yaalla iyo Waliba Goobaha Halbawlaha, kadib markii ay Warshadii korontoda Ee Dawladdu shaqadii Joojisay. Shacabka Caasimadda ayaa intooda badan Marka laga Yimaaddo  Guryaha ku Madow waxa soo Foorsaartay Cabsi iyo Halis Ammaandarro, kadib markii ay Madaw isku Beddeleen Dhammaanba […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-Shabab Strategy Perplexes Some Experts

WASHINGTON — About a month ago, African Union troops and Somali government soldiers retook the town of Huddur from the militant group al-Shabab. The capture came relatively easy. When the troops approached, al-Shabab just retreated into the hinterland. The following day, the town of Wajid also fell to pro-government forces. Several towns were then recaptured: […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shacabka Iyo Maamulka Kismayo Oo Ku Jira Diyaar-garowgii Ugu Dambeeyey ee Lagu Soo Dhaweynayey Ra’isal Wasaare Cabdiweli oo Halkaas Ku Wajahan

Kismaayo:12-April-2014 (SDN)-Guud ahaanba Shacabka  iyo Masuuliyiinta Kismayo, ayaa si weyn ugu diyaar-garoobaya soo Dhaweynta Ra’isal wasaaraha Somalia oo Lagu Wado inuu Halkaas Booqasho ku Tago. Maamulka ku-meel-gaadhka ah ee Jubba ayaa warbaahinta u sheegay inay wadaan diyaargarow xooggan oo lagu soo dhoweynayo R/wasaaraha Soomaaliya oo iyagu qudhooda ku wargeliyey inuu ku soo Wajahan yahay. Macallin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AID workers kidnapped by the Somali militant group al-Shabab rescued

Two aid workers have been rescued by the Kenyan army after being kidnapped by the Somali militant group al-Shabab in 2011. Daniel Njuguna and James Kiarie, both Kenyans, are now in hospital in the Somali town of Dhobley. They were rescued by Kenyan troops working with the African Union Force in Somalia, Amisom. Kenya sent […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maraykanka Oo Maraakiibtiisa Ku Sugan Badweynta Hindiya Ugu Digay Inay U Dhawaadaan Dekedda Muqdisho Oo Ay Halis Ammaan Ku Sheegeen

Washington:12-March-2014(SDN)-Dawladda Maraykanka, Gaar ahaan Waaxdeeda  arrimaha dibbadda, Maraakiibteeda ku sugan Badweynta Hindia, waxa ay uga Digtay inay u dhawaadaan Dekedda Muqdisho. Digniintan ayaa lagu Sababeeyey in Helay Xog Sheegaysa in Urrurada Al-qaacida iyo Al-shabaab ay Qorshaynayaan sidii ay weerraro ugu qaadi lahaayeen Waddamo ku Yaalla Geeska Afrika iyo waliba Bariga Dhexe.   Waaxdu waxay sheegtay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

City Council creates “Somali American day”

The Minneapolis City Council voted Friday to mark July 1 as “Somali American day” in the city, which is home to many immigrants from the east African country. The date holds significance among Somalis, who celebrate independence day on July 1 both in Somalia and the United States diaspora. Abdi Warsame, the first Somali-American on […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Berbera: weerar dhaawac iyo dhimasho ah oo ka dhacay Magaaladaasi

11,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalo Xeebeedka Barbara,ayaa sheegay in goor dhawd halkaasi lagu dilay Marxuumad Magaceeda lagu soo gaabiyay Xamda,halka Will uu dhlay Xil.Qabile oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland uu goobtaasi ku dhaawacmay. Ilaa hadda si rasmi ah uma cadda sababta dhalisay dhimashadan iyo dhaawacan.waxaana ay Xogaha Hor-dhaca ahi sheegayaan inay dad ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Wefdi K socda Dawlada Soomaaliya oo Buuhoodle ka degay iyo Duyuurada ay la socdeen oo Jabuuti ka soo kacday

Buuhoodle April 11,2014(SDN)-Waxaamaanta markii labaad magaalada Buuhoodle ka degay duyuurad ka soo duushay dalka Jabuuti oo ay la socdeen xubno ka tirsan dawlada Soomaaliya isla markaana dib ugu kicintintay magaalada Taleex iyada oo duyuuradu ay sii qaaday mid ka mida madaxweyneyaasha Khaatumo. Dawlada Somaliland ayaan ilaa iyo haatan ka hadal duulimaadkan labaad ee ay Buuhoodle ku tagtay […]

Posted in Uncategorized | Read More »