Home » 2:55 am
Entries posted on “April, 2014”
Kismayo:13-April-2014(SDN)-Dhegaha iyo Indhaha Shacabka Reer Kismayo, ayaa ku Foorara, waxyaabaha ay Ka Wada Hadli Doonaan Ra’isal Wasaare Cabdiweli oo Haatan Halkaas Ku Sugan iyo madaxda maamulka Jubba land. Sida ay sheegayaan wararka aanu ka Helayno magaalada Kismayo waxa Bilaabmay wada hadalkii u dhexeeyey labada dhinac, iyadoo dawaldda Ethiopia-na ay dhexdhexaadiyo ka tahay Gorfaynta labada dhinaca […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa ceeb iyo fadeexad qaawan ku ah xukuumada Siilaanyo in ay ku fashilantey dhacdadii labaad ee lagu wanjalaayey Xildhibaan Mohamed Faarax Qabile. Waxaa ummada Maanta u-cadaatey in duufaanada, shirqoolada,wanjalaada,khilaafyada iyo dabin isu maleega ka dhacay magaalada Berbera iyo guud ahaan JSL uu ka soo burqanaayo xubno idman oo ka mid ah hawlwadeenada xukuumada Siilaanyo ay u-xanbaarisey xilalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Champion League-April-12-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa horyaalkii Yurub (Champion League) oo la iskugu soo uruurey (Semi Finals) \ Haddaba haddii aan idiin bidhaamiyo afarta kooxood ee Semi Final-ka isku duban doona waa Real Madrid,Bayren Munich,Atletico Madrid iyo Chalsea. Saaxiibayaal ciyaarta xiisaha badan ee isha lagu hayaa waata dhexmari doonta Bayern Munich iyo Real […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa April 12, 2014 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay Itoobiya ka raaligelisay baadhitaan dhowaan lagu sameeyay saraakiil Itoobiyaan ah, kuwaasoo dhowaan lagu qabtay degmada Gabiley, isla markaana sida la sheegay saraakiil Bilayska ka tirsan iyo hawlwadeeno ka tirsan maamulka magaalada Gabilay ay baadhitaan ku sameeyeen xubnahaa Itoobiyaanka ah, xilli ay u sii jeedeen dhinaca […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 9aad Qiimaynta Dastuurka Kulmiye: Qaab-qoraalka qumman iyo qaab-dhaqmeedka qalloocan. Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale- cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com 12/4/2014ka, Hargeysa, Qormada: 3aad Waxaynu wadnay oo inoo socday ilaha Dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye. Halkii aan ka sii wadno. – Wax-soo-saar kasta oo xisbiga ka yimaadda, 2. Qaddarka qaadhaan ee laga qaadayo xubnaha ku xusan faqradda 1 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dear President Silanyo, It is with great concern that I write to you as the Vice-Chair of Somaliland Focus (UK) only four months after our last letter concerning the closure of the Hubaal newspaper. Since 2005, Somaliland Focus (UK) has been making the case for wider international awareness of Somaliland and its democratic process. We […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOMBASA (Xinhua) The Kenya government is probing some 20 foreign and local bank accounts suspected to support terrorism activities in the country as police intensify war against criminal elements in the country. Criminal Investigations Department (CID) Director Ndegwa Muhoro said Friday the accounts are being probed for having ties with the ‘al-Shabaab’ terror group activities. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 12.April 2014 (SDN)- Koob lagu Xusayay Hawlgalkii Birjeex ee Mujaahid Ibraahin Ismaaciil Maxamed “Ibraahin Koodbuur” iyo Xubno uu Hogaaminayay Kula Baxeen alle ha u naxariistee Mujaahid C.laahi Askar ayaa maanta lagu qabtay Garoonka Kubada cagta ee Maxamud Axmed Cali. Dhacdada Taariikheed ee lagu Furtay Ilaahay ha U naxariistee Mujaahid C.laahi Askar oo Xiligaas ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 12.April 2014 (SDN)- Shirkada Waddaniga ah Pontus Marines ayaa maanta sheegtay inuu bilaabmay Wejigii Sadexaad isla markaana ay Joojiyeen Iibinta Saamiyada Shirkada marka laga reebo Dalal Kooban. Maareeyaha Shirkada Pontus Marines Axmed Abokor ayaa Sidaasi ku sheegay mar uu maanta warbaahinta la hadlay waxaanu xusay in dalal kooban oo Sucuudigu ka mid yahay ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 12 April 2014 – H.E. Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia today attended a ceremony marking the 54th anniversary of the creation of Somali National Army (SNA). “I congratulate the SNA on its successes in its ongoing operations against Al-Shabaab on the 54th anniversary of its inauguration.” Speaking on […]
Posted in Uncategorized | Read More »