Home » 7:09 am
Entries posted on “April, 2014”
waxaa jiri jiray nin boqor ah oo doonnay inuu ogaado (baadhana) in wasiirka boqortooyadu DAACAD u yahay , markaasaa maalin maalmaha kamid ah , ayaa waxa uu waydiiyay 🙁 waxan doonayaa inaad ii sheegto DADKA YAA UGU DHAQAN XUN ) , wasiirkii se degdeg ah ayuu ugu jawaabay boqorkii , laakiin boqorkii kumuu qancin jawaabtiisii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi April 13,2014(SDN/QJ)-Waxa maalmihii u danbeeyay magaalada Nairobi khasatan xaafada Soomaalidu ku badan tahay ee Eastleigh ka socday hawlgalo ay ciidamada Kenya ku ugaarsanayeen Soomaalida magaaladaa degan. Hawlgalada ayaa waxa canbaareeyay ururada bulshooyinka iyo kuwa u dagaalama xuquuqda Aadanaha,sidoo kale waxa digniino dhawr ah arinkan ka soo saaray Qaramada Midoobey hayadeeda qaxootiga u qaabilsan ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:14:13-April-2014(SDN)-Ardayda Jaamacadda Hargeysa, ayaa Gadood ka Sameeyey Lacago uu ku Kordhiyey Maamulkoodu, waxana ay Saaka u dareereen Mudaharaad Ballaadhan oo ay ku kala Xidheen isu socodkii Magaalada. Cutubyo ka Tirsan Arday Jaamacadda Oo Wata boodhadh ay ku xardhan yihiin sida ay uga soo Horjeedaan lacago lagu kordhiyey, ayaa u soo dhaqaaqay dhinacaas iyo wasaaradda waxbarashada, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
13,Apr.2014(SDN/QJ)-Xaaladda cakiran ee haatan ka taagan dalka Ukraine ayaa waxay kala irdhaysay Xidhiidhkii Diblumaasiyadeed ee ka dhexeeyay wadamadda Ruushaka iyo Reer Galbeedka.waxaanqa soo baxaya hanjabaadyo kala gadisan oo iska soo daba-dhacaya oo mid kastaa uu dhinaciisa sheegaynayo inuu sharciyadda ku taaganyahay. Taalabdii ugu danbaysay ayaa ahayd ka dib markii Wasiirka Arimaha Dibadda ee Markaynku uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho April 13,2014(SDN/QJ)- Dawlada Soomaaliya ayaa shaacisay in ay taageersan tahay in hawlgalada ciidamada amaanka ee dalka Kenya ka wadaan xaafada Soomaalidu ku badan tahay ee Eastleigh. Safiirka Dawlada Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi Maxamed Cali Ameeriko ayaa sheegay in dawlada Soomalaiya ay taageereyso hawlgalada Ciidamada Kenya ay wadaan. Safiirku waxa uu intaa raaciyay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Geneva:13-April-2014(SDN)-Hayada qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa shalay soo saartay warbixin ay kaga hadleyso Tirada Qaxootiga sii badanaysa ee Soo Gelaysa Dalka Talyaaniga, kuwaas oo ka imanaya Dalka Libya. Hay’ada ayaa sheegtay in ku dhawaad 6.000 oo qaxooti ah oo badankood ka tagay dalalka Soomaaliya, Syria iyo Eritrea ay soo badbaadiyeen afartii maalmood ee lasoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco:13-April-2014(SDN)-Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo Maalintii shalay ahayd lagu Dhaawacay Toorray Magaalada Burco, ayaa Xaaladiisa Caafimaad lagu sheegay mid ka soo raynaynaysa, waxana lagu wadaa in Magaalada Hageysa ee Caasimadda Somaliland loo soo gudbin doono. Xaaladda Xildhibaanka, ayaa lagu sheegay mid meel fiican maraysa, waxana qaar ka mid ah Ehelladiisa oo saxaafadda la Hadlay, ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:13-April-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa lagu wadaa inuu Maanta Hor yimaaddo Guddida Joogtada ah ee Golaha Baarlamaanka, si wax looga Weydiiyo arrimaha shaqadiisa. Kulanka ay Kooxda Joogtada ahi la lahaayeen Wasiir Samaale ayaa lagu waday inuu Maalintii shalay Qabsoomo, balse waxa uu u baaqday Cudurdaar ka yimi Dhinaca Wasiirka, kaas oo codsaday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhuusa-Mareeb:13-April-2014 (SDN)-Madaxa Kooxda Al-shabaab u Qaabilsan gobolka Galgaduud Sheekh Xassan Yacquub Cali, ayaa sheegay in Hubka Ciidamada AMISOM ee Somalia ku sugani uu si Tartiib-tariib ah ugu wareegayo Gamcaha uruka Al-shabaab. Waxa uu shaaca ka qaaday in hubka Golaha Amaanka ay ku soo qalabeeyeen Ciidamada Ethiopia uu ku dhamaanayo gacanta dagaalyahanada Al-shabaab, isagoo balan qaaday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:13-April-2014(SDN)-Bixitaankii Kediska ahaa ee uu xalay madaxweyne Siilaanyo ku soo maray Goobo kooban oo Caasimadda ka mid ah, ayey shacabku siyaabo kala duwan uga faalloodeen isla xalay-ba. Goobaha lagu shaaheeyo ee Bulshadu iskugu timaaddo, ayaa habeenkii xalay si weyn looga hadal hayey Booqashada gaaban ee Madaxweyne Siilaanyo qasrigiisa dibadda ugu baxay, waxana lagu sheegay socod […]
Posted in Uncategorized | Read More »