Home » 4:39 am
Entries posted on “April, 2014”
Hargeysa:April,29,2014(SDN/QJ)-Shirweynaha Saddexad ee Xisbiga Talada Somaliland Haya ee Kulmiye, ayaa la filayaa inuu Maanta soo Gebogeboobo, iyadoo la filayo in qodob cadcad laga soo saari doono Gebagebadiisa. Shirweynahan oo Maalintii shalay bilaabay ku talo-galkiisuna ahaa inuu laba Maalmood Socdo, ayaa la filayaa inuu Gelinka Dambe ee Maanta soo Xidhmi doono. Waxa lagu wadaa in Hawlo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Share32 Share via Email The City of St. Paul can move forward with the demolition of the Moonlight Magic bar, a vacant building in Frogtown that a Minneapolis couple was trying to restore into a Somali wedding venue. Alex Jerome and Ameena Samatar claimed the city was blocking their effort to open a wedding venue […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacyo:April,29,2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha maamul-Goboleedka Galmudug, Mudane Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa maalintii shalay si rasmi ah uga dhawaaqay 12 ka mid ah golihiisa wasiirrada cusub. Qeybdiid, oo ka hadlay xafladda ku dhawaaqista wasiirrada cusub ayaa sheegay inay wali hadhsan yihiin wasaarado kale, kuwaas oo dhawaan la soo dhammeytiri doono. Xubno ka mid ah golihii hore ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe:April,29,2014(SDN/QJ)-Madaxwaynaha Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane C/wali maxamed Cali Gaas ayaa Muujiyey inay ka go’antahay ilaalinta xuduudda puntland iyo soo celinta dhul uu sheegay inuu ka maqan yahay. Madaxwayne gaas ayaa Sheegay inay Balanqaadeen inay soo celinayaan dhulka maqan, ayna Dadaal keeda wadaan, waxaana Madaxwaynaha Puntland oo Arinkaan Ku Faafiyay Bartiisa Facebook, kadib markii ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,29,2014(SDN/QJ)-Ergooyinka ka soo jeeda Gobolada Awdal iyo Selel eek a qayb gelayey shirweynaha Saddexaad ee Kulmiye oo Maalintii shalay ay dhibaato ku qabsatay Madasha shirka ayaa Habeenkii xalay uu Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland casho ugu sameeyey Huteel Safari ee Magaalada Hargeysa. Ergooyinkan oo tiradoodu ku dhaweyd ilaa laba Boqol oo ergey ayaa iska waayey Liiskii Kaadhadhka lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Calgary April 29,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Police-ka ee magaalada Calgary ee dalka Canada ayaa sheegay in Soomaali ah oo 25 jir ah oo mudo la baadi goobayay in ay suurtogal tahay in la dilay. Suryan Jamac ayaa markii u danbeysay ee indho la saaro ay ahey bishii February 17 keedii,xilgaana waxa uu ku sugnaa aqalkiisa oo ku yaal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Johannesburg April 29,2014(SDN/QJ)-Ciidamada police-ka ee dalka Konfur Africa ayaa sheegay in ay Soomaali dalkaa Qaad ganacsi ahaan u geysay ay xabsiga dhigeen maalinimadii Shalay. Police-ka ayaa sheegay in labadan ruux lagu qatay mid ka mida wadooyinka Brixton iyaga oo qaadkuna ugu jiro gaariga xagiisa danbe,sida uu sheegay madaxa Police-ka magaaladaasi Wayne Minnaar. Qaadkan Soomaalida lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq April 28, 2014 (SDN)- Madaxweynaha Siiriya Mr. Bashar al-Assad ayaa Isniinta maanta caddeeyay inuu u taagan yahay murashaxnimadiisa todoba sannadood oo cusub oo uu ugu tartamayo doorashooyinka madaxtinimada dalkaas ee bisha June ee soo socota. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Associated Press, Madaxweyne Assad wuxuu musharaxnimadiisa cusub caddeeyay, iyadoo inka badan 3 sannadood […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, April 28, 2014–(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya Mudane Maxamed Cali Nuur, oo Muqdisho soo gaaray Axaddii 27-kii April kadib markii lagu casumay inuu Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiirrada warbixin ka siiyo xaaladda ay ku sugan yihiin muwaadiniinta Soomaaliyeed ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Elders from the Somali and Orma communities have met to resolve a conflict over pasture that injured five people in Tana River county last week. They held a meeting at the Tana River county government headquarters on Friday afternoon and agreed to send a team of elders to resolve the matter amicably. The meeting was […]
Posted in Uncategorized | Read More »