Home » 12:35 am Entries posted on “April, 2014”

Mo Farah finishes eighth in London Marathon as Wilson Kipsang wins

Mo Farah’s first attempt at 26.2 miles ended in pain and disappointment as he finished the London marathon in eighth place and missed out on Steve Jones’s British record by more than a minute.   It was not much of a silver lining that Farah’s finishing time of 2hr 08min 21sec was inside Charlie Spedding’s […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somalia oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka UAE ayaa ka mahadceliyey dadaalka UAE ee arrimaha Amniga iyo dib u dhiska Dalka

Muqdisho, 13 April 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee UAE, H.E. Mohamed Al-Othman. Safiirka cusub ayaa uga mahad-celiyey Madaxwyanaha Soomaaliya sida uu uga aqbalay warqadahiisa aqoonsiga ee Safiirnimo. ” Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta aad iyo aad bey ugu faraxsantahay in maanta xiriirkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‎Somali‬ President thanks United Arab Emirates for cooperation on security and development

‪Mogadishu‬, 13 April 2014 – His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the new United Arab Emirates (UAE) Ambassador to Somalia. His Excellency Mohamed Al-Othman presented his credentials to the President in Villa Somalia, Mogadishu. Accompanied by Somalia’s Foreign Minister, His Excellency Abdirahman Duale Baileh, the Ambassador pledged his country’s continued support to the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xukuumadu marka ay XidhXidhayso Saxaafada waxaan u arkaa inay axsaan u samaynayso,balse anigu Iyagoo Feedho qaawan inay Meesha ka baxaan…..” Gudoomiyaha Golaha Dhexe Kulmiye {DHAGAYSO}

Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha golaha-dhexe ee Xisbiga taladda haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel) ayaa Waraysi Dhinacyo badan taabanaya oo uu Siiyay Shabakada Somalidiasporanews.com ayaa Waxa uu kaga hadlay arrimo door ah oo ay ka mid Yihiin Albaabo u Xidhista Wargayska Haatuf, Qabanqaabada Shir Weynaha 3aad ee  Mudo Dhaafay ee Xisbiga Kulmiye,Qaabka lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhismaha wadooyinku waa laf-dhabarta dhaqaalaha

Nooluhu sidiisaba kama maarmo isu socod uu isu socdaalo iyo kobac dhaqan dhaqaale ( Social Economics), hadaba akhriste waxa kobacaas door muhiima oo aan la dabooli karin kaga jira dhismaha wadooyinka, waana qayb ka mid ah kaabayaasha dhaqaalaha ( Infrastructure). Akhriste sida aynu la wada socono wadooyinku door muhiima ayay ku leeyihiin dhaqaalaha, waxaanan ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaarada Duulista oo Si adag uga Jawaabtay War Sheegaya in Wasiirka Duulistu ku eedeeyay beesha degta Konfurta hargaysa inay Baloodhaysanayaan Madaarka

Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Wassaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland   waxay ay si adag u beeninaysaa war Been abuur ah oo uu maanta qoray wargeysa Ogaal “  Wasiirka Duulista oo ku Eedeeyey beesha degta Koonfurta Hargeysa inay Doonayso Sidii ay Baloodho uga dhigan Lahaayeen Madaarka Hargeysa .” Warsaxaafadeedkan oo uu ku saxeexnaa Afhayeenka Wasaarada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKA SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Waraxad13.mp3″] Hargaysa SDN. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Maanta waxaa uu waagu inoo baryey maalin ka mid ah maalmaha Siilaanyo Lagu Xasuusan doono” Mujaahid Xasan Guure

Hargaysa 13.April 2014 (SDN)-Guddoomiyaha Gudida Madasha Wada Tashiga Mujaahid:Xasan Guure Jaamac ,ayaa  si kulul u dhaliilay rasaastii maanta galinkii hore booliska Somaliland gaar ahaan ka caasimadda Hargeysa uu kala hor tegay ardayda Jaamacadda Hargeysa oo muddaraad salmi ah kaga cabanayay lagac lagu kordhiyay. Mujaahid Xasan Guure Jaamac Oo Maanta Warbaahinta ugu warmaayey magaalada Hargeysa, ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Liverpool oo Faraciddile Ku Baxsatey Markii 3-2 Ku Ambibixisey Man City. By Jaahuur.

London-13,April-2014-(SDN)-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska iyo Liverpool oo hal ciyaari uga dhimantahay hanashada horyaalka Ingiriiska (Premier League). Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay galabta dhexmartey Liverpool iyo Man city,runtiina waxay ahayd ciyaar aan waxba la isu reeban qolo waliba waxay ku dadaaleysey 3-da dhibcood jeebka ku ridato. Tageerayaasha labda dhinac […]

Posted in Sports | Read More »

“Waxaa Gacanta lagu Dhigay 45 Ruux oo Rabshada Waday” Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex {DHAGAYSO}

Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamuud Jeeniyare, Ayaa maanta ka Cadeeyay inay Ciidamada amaanku maanta qabqabteen ku dhawaad 45 dhallinyaro ah oo Maanta Magaalada Hargaysa ka sameeeyay Mudaharaad.. Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex Waxa uu Sheegay in dhallinyaradan la Xidhay ay ahaayeen kuwii Rabshada dhaliyay Isla markaana ka dhego adaygay Ciidamada amaanka ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »